Qandala Scam

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Qandala Scam

Post by Geeljire252 »

Maamulka Bintidaacishland Ayaa Warar Been abuur ah ku Baahisay Mediyaha Maantay Taas oo ah In Kooxda Argagaxisada Daacish La wareegeen Deegaanka Qandala

Maamulka Bintidaacishland ee Fadhigiisu Yahay Garoowe ayaa Markuu Ku guuldareystay Dagaalkii Gaalkacyo kana soo gaareen Jab xoogan wuxuu Go'aansaday in uu fidiyo dacaayado Raqiis ah Kaas uu ku raadinayo Kaalmo Hub si Uu iskugu dayo in Uu kasoo kabsado Jabkii xooganaa eey Gaarsiiyeen Ciidanka Kumaandooska Dowlada Galmudug

Wararka Xaqiiqda ah ayaa sheegaya In eysan Jirin Koox qabsaday Deegaankaas Eeyna tahay War La Rabo in lagu Owr kacsado Arimo gooni ah

Hadaba Maxey ka Faa'idayaan Maamulka Bintidaacish in Uu sameeyo Been Abuurkaas

Jawaabta ayaa noqoneysa in eey ku raadsadaan Kaalmo Iyo Rasaas kadib markii eey ku hungoobeen Baryahaan dagaalkii eey ka wadeen Gaalkacyo eeyna la kulmeen Awood ka xoog badan oo eysan U babac dhigi karin

Waxaan Ogsoonahay ninka Hogaamiya Kooxdaan lagu sheekay Daacish ee ka dagaalanta Buuraha Galgala in eey yihiin Dad aad u tira yar Sidoo kalena eey yihiin Dad ku abtirsada Majeerteen waxaana Hogaamiye u ah Abdulqadir shikh Muumin oo kasoo Jeeda Majeerteen Kuwaas oo dagaal ka wada magaalada Gaalkacyo

Hadaba maxaa la gudboon dowlada federalka Soomaliya iyo shacabka Galmudug??


Waxaa la Rabaa in laga hortago dacaayadaan Lagu Raadinayo Hub iyo Rasaas.
Last edited by Geeljire252 on Wed Oct 26, 2016 1:27 pm, edited 1 time in total.
BarreLoyalist0
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Sun Sep 04, 2016 11:52 am

Re: Qandala iyo fashilkii Bintidaacishland

Post by BarreLoyalist0 »

kkkkk 50 men of isis wannabes cant do shit and by the way they dont want to settle in qandala but rather want to cross over to yemen by boarding boats from qandala at night... but Puntland coast guard marines have been dispatched with speeed boats.
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Qandala iyo fashilkii Bintidaacishland

Post by Geeljire252 »

BarreLoyalist0 wrote:kkkkk 50 men of isis wannabes cant do shit and by the way they dont want to settle in qandala but rather want to cross over to yemen by boarding boats from qandala at night... but Puntland coast guard marines have been dispatched with speeed boats.
There is no daacish in qandala. Bintland and and daacish are the same.

This is a propaganda scheme by Bintidaacishland to scam Xasan Sheekh for weapons like they did in March when they claimed to be fighting al shaydaan.
https://horseedmedia.net/2016/03/18/som ... l-shabaab/

culusow has to be an idiot to fall for this again
:snoop:
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Qandala iyo fashilkii Bintidaacishland

Post by balwarama »

Geeljire walaalow Habargidir iyo Majeerteenba waa dad islaam ah oo sharaf ilaahay siiyey
inaga daa waxyaabaha badan oo nacaybka ah eed isu qoraysaan adiga iyo kuwan faraha badan ee Majeerteenka sheeganaya
User avatar
barca252
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 255
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:57 pm

Re: Qandala iyo fashilkii Bintidaacishland

Post by barca252 »

Geeljire252 wrote:
BarreLoyalist0 wrote:kkkkk 50 men of isis wannabes cant do shit and by the way they dont want to settle in qandala but rather want to cross over to yemen by boarding boats from qandala at night... but Puntland coast guard marines have been dispatched with speeed boats.
There is no daacish in qandala. Bintland and and daacish are the same.

This is a propaganda scheme by Bintidaacishland to scam Xasan Sheekh for weapons like they did in March when they claimed to be fighting al shaydaan.
https://horseedmedia.net/2016/03/18/som ... l-shabaab/

culusow has to be an idiot to fall for this again
:snoop:
UAE delivered weapons to PL not useless gov :smugruss: :pacspit:
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Qandala Scam

Post by Geeljire252 »

balwarama wrote:Geeljire walaalow Habargidir iyo Majeerteenba waa dad islaam ah oo sharaf ilaahay siiyey
inaga daa waxyaabaha badan oo nacaybka ah eed isu qoraysaan adiga iyo kuwan faraha badan ee Majeerteenka sheeganaya
sxb waxaan ka hadlaaya xaqiiqda dhabtaa ee xumaan igama ahan
Last edited by Geeljire252 on Wed Oct 26, 2016 1:34 pm, edited 1 time in total.
BarreLoyalist0
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Sun Sep 04, 2016 11:52 am

Re: Qandala iyo fashilkii Bintidaacishland

Post by BarreLoyalist0 »

balwarama wrote:Geeljire walaalow Habargidir iyo Majeerteenba waa dad islaam ah oo sharaf ilaahay siiyey
inaga daa waxyaabaha badan oo nacaybka ah eed isu qoraysaan adiga iyo kuwan faraha badan ee Majeerteenka sheeganaya
nacalaad ba hawiye iyo habar hutu ba ku yaal wax isku keen galay malaha :whoo:
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Qandala Scam

Post by Geeljire252 »

barca252 wrote: UAE delivered weapons to PL not useless gov :smugruss: :pacspit:
read the link
Somalia Govt delivers ammunition to Puntland to battle al-Shabaab

https://horseedmedia.net/2016/03/18/som ... l-shabaab/
UAE only donated part of the arms, the bulk came from xasan sheekh
soomaali1987
Posts: 53
Joined: Wed Mar 30, 2016 3:48 am

Re: Qandala Scam

Post by soomaali1987 »

Scam??...is al shabaab scam?....how do you know this geeljire252?

Are this daesh scums from your clan?
You are diasporan somali and jaahil.
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Qandala Scam

Post by Geeljire252 »

soomaali1987 wrote:Scam??...is al shabaab scam?....how do you know this geeljire252?

Are this daesh scums from your clan?
You are diasporan somali and jaahil.
how is it possible 50 men go from galgala to qandala undetected and capture a whole city?
:mindblown:
Image

clearly a scam by bintiland
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Qandala Scam

Post by Geeljire252 »

Afhayeenka Gobolka Bari Sakariye Cali Xaaji Saciid oo kashifay fashilka iyo ceebta ay dhex fadhiyaan maamulka naflacaariga ah ee Bintidaacishland oo mushaarkii ciidankooda bixin waayay
Afhayeenka Gobolka Bari wuxuu kaloo beeniyey in Degmadda Qandala ay qabsadeen kooxda argagaxisada ee Daacish

Sakariye Cali wuxuu kaloo shaaca ka qaaday in xiriir uu ka dhaxeeyo Bintiland iyo Daacish
https://www.facebook.com/10000997843150 ... 767529668/
BarreLoyalist0
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Sun Sep 04, 2016 11:52 am

Re: Qandala Scam

Post by BarreLoyalist0 »

^ this guy is a hutu kkkkk who listens to hutu hooyadis nacalaad ba ku taal iyo asagaba
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3422
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: Qandala Scam

Post by PanSomaliNationalist »

war naga amuus habar gaacho ma ficnaad bruh how is it being raped by AMISON :russ:
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Qandala Scam

Post by BigBreak »

if they are as you say 'hutu', then its only because they made you lowly jebertis the 'tutsis' :lol: :lol: :clap:
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Qandala Scam

Post by Geeljire252 »

BarreLoyalist0 wrote:^ this guy is a hutu kkkkk who listens to hutu hooyadis nacalaad ba ku taal iyo asagaba
:-@ :-@ he's cali saleebaan
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”