Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Moderator: Moderators

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by Sharmarke91 »

Xuddun iyo Taleex oo midkiiba 5,000 ku ciiray, halka Laascaanood iyo Caynaba qaateen, midkiiba, Soddon Kun.

Xogaha iyo wararka soo gaadhaya laascaanood.com ayaa muujinaya in degmooyinka baaxadda leh ee Taleex iyo Xuddun aan la isaga diiwaangelin sidii laga filayey. Xogtan ayaa muujinaysa inay labadaas degmo si dirqi ah ku urursadeen midkiiba 5,000 qof.

Dhanka kale tiradan Rasmiga ah ayaa tilmaamaysa in degmooyinka Laascaanood iyo Caynaba oo ugu faan iyo borobogaande yaraa Gobolka Sool ay noqdeen kuwa ugu codadka badan.

Waana sidan hoos ku qoran tirada is diiwaangelisey ee ansaxday [marka laga gooyo tiro wadar ahaan kor u dhaafta 7,000 qof oo ku celcelis ahaan diiwaangelintoodii loo tiriray]:

GOBOLKA SOOL:

Degmada……………………………………..Tirada Ansaxday

Laascaanood………………………………….29,558
Caynaba…………………………………………31,052
Xuddun……………………………………………5,341
Taleex……………………………………………..5,145
Wadar Guud: 71,096

Fiiro Gaar ah: Qaabka degaameysan ee Tirada Degmada Laascaanood [29,558] loo kala helay:

Goobaha degaanada Hawdka iyo Ma Dareemin [Waqdari, Muuse Yuusuf, Abyan, Gebidheere, Agoonta Gabdhaha, Cali Barre, iwm]………………………………21,321 = [72%]
Goobaha degaanada degaanada Nugaasha [Tuulo Samakaab, Adhicadeeyey, Yagoori, iwm] iyo goobaha Laascaanood ee xidhiidhka la leh [Gobolka, D/Hoose, Bisha Cas, Xero Qaad, Istobta Bari, iwm]………………………..8,237 = [28%]


GOBOLKA SANAAG:

Ceerigaabo……………………………………..50,432
Ceel Afweyn……………………………………17,962
Garadag………………………………………….12,203
Badhan……………………………………………..4,625
Wadar Guud: 85,222
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by xiimaaya »

Stick to your sool region you don't speak for sanaag ..

Waxa beesha soo.qoortaay Idoor Kala dhaac
User avatar
Bandit
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2653
Joined: Fri Dec 19, 2014 12:00 am

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by Bandit »

Garadag is a fake district never existed it no point in calling it one.
Second there won't be much voting in east sanaag mainly
Because SL has zero control over it.
Also I doubt 5000 vote from either taleex or xudun
Mainly because those numbers are the Total population of those villages the likely odds of everybody in the village voting is close to zero :Shrug:
From reading this nalaye Ahmed nuur Ahmed and jamac siyaad are picking there isaaq overlord good for them :MJ:
The way Prince nugaal ceeb rides isaaq I was expecting his clansmen from godaalo to participate but it seems that's not the case :lupe:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by PrinceNugaalHawd »

the Idoor we fight is the one we have a common interest with. if both our interest are served under Somaliland, maxan kuu didi? Waa umaad Muslim ah oo Somali ah if Anfar and Ciise can get along so can we, if Amxaaro, tigre Oromo, somali, anfar, jareer etc can share a nation so can we, if Kikuyu and other jareers and Somali can share a country so can we.

My point of view comes from a Dhulbahante interest, not Somaliweyn bullshit or Harti & Darood.. its a dream that can't be reached because of greed and the times. Dantadaa Gaaro.

Not everyone registered but once people realize the importance of registering and accept it's in our interest they will.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by AwRastaale »

Dhulos are confused people. Not sure which way to follow em. I'm not going to applaud their SL interest because I know it's fake but they are cheating no one but themselves.

Equally the registered are all bogus.

Most people in these areas are dying as I type.

Just yesterday an 8 year old girl died AUN from thirdt.

We should talk about how many registered for food and water aid. I am certain they surpass 500,000 and yet you lot would rather talk about 30k bogus "voters".

https://m.youtube.com/watch?v=IWAGkT4ZYow
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by PrinceNugaalHawd »

Awamxaar i think drought knows non of your Qabilist, Idoor/Amxaaric bias..its in Idooristan as it is in Khaatumo regions.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by AwRastaale »

Nugaal

Your mad coz I see you as Harti and I don't believe some British drawn map ties us together.

waxad nala so hor fadhisaned eeg.

Idoor registers u for their games, dismisses u when they want and chase you when they don't need you.

Today three Idoor men met to decide whether to count you or not or dismiss their habro games for some time.

No one asked ur folks for their opinions.

https://m.youtube.com/watch?v=4noJpv7isvc

Where are you cheerleader?
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Diwaangelinti - Sool & Sanaag

Post by PrinceNugaalHawd »

Dhulbahante is over 500,000 ppl, they didnt really register i dont know what is bothering you? Wadani not winning in your habro games or your amxaaro overlords drama..
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”