http://www.laascaanood.com/daawo-kooxdi ... agu-ridey/
Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug waxaa goordhaweyd ka dhacay Xukuno lagu fuliyay Dhalinyaradii dhawaan Kufsiga u geystay Gabar 16-jir ah oo lagu magacaabo ******** oo sidoo kale Muuqaalo laga duubay lagu baahiyay baraha Bulshada.
Goobta uu xukunka ka dhacay waxaa ku sugnaa wasiirro katirsan Puntland oo ay kamid yihiin Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta, Saalax Xabiib Jaamac, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Aniso Xaaji Muumin iyo sidoo kale Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland General Cabdiqaadir Shirre Faaarax (Ereg).
Goobta sidoo kale xukunka lagu fuliyay waxaa si weyn amaankeeda u adkeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland,dhalinyarada la xukumay ayaa gaaraya tiro ahaa 5-dhainyaro waxaa ku jira wiil la dhashay Ex- Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil.
Halkaan Hoose ka Akhriso Sida uu u dhacay Xukunka.
Shirwac Jamaac Juunle: 200 oo jeedal, 10 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.Yaasir Maahir Xaashi, 200 oo jeedal, 8 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.Ayaanle wale, 100 jeedal, 7 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.Yaxye Awkax, 100 jeedal, 6 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.C/risaaq Xoosh Jibriil, 100 jeedal, 5 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
Dhanka kale xukunka kadib waxaa loo gudbiyay Magaalada Garoowe si xabsiga halkaas ku yaalo loogu xiro, waa sida ay ku heshiiyay labada dhinac.
Frankly I would have preferred that they were tied against a tree and shot point blank.
Galdogob rapists sentenced
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Galdogob rapists sentenced
Good at least this shows rape will not be accepted.
- PanSomaliNationalist
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3422
- Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm
Re: Galdogob rapists sentenced
Code of law works in Puntland
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Galdogob rapists sentenced
This is a Leelkase agreement
Re: Galdogob rapists sentenced
Jail time? They should have been killed. This is a miscarriage of justice. Now every potential rapist and murderer can look forward to free housing and food paid for by tax payers. While the girl's life is forver ruined.
Disgusting people.
Disgusting people.
Re: Galdogob rapists sentenced
Tribal elders selling an innocent girl's dignity. When will it end.

Re: Galdogob rapists sentenced
Jeedaal meaning lashes?
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Galdogob rapists sentenced
So compensation, imprisonment and ?flogging....?
Is there a particular legal system that they've enacted or did these verdicts materlize according to the behest of a few random seniors or whatever the hell passes for judicature in that place?
Is there a particular legal system that they've enacted or did these verdicts materlize according to the behest of a few random seniors or whatever the hell passes for judicature in that place?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 755 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 70 Replies
- 5009 Views
-
Last post by Tuba
-
- 5 Replies
- 448 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 8 Replies
- 859 Views
-
Last post by Meru
-
- 11 Replies
- 795 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 31 Replies
- 1852 Views
-
Last post by surrender
-
- 3 Replies
- 681 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 8 Replies
- 743 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 1 Replies
- 262 Views
-
Last post by quark
-
- 5 Replies
- 561 Views
-
Last post by SelfD