PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
CIIDAMO ISUGU JIRA PUNTLAND, GALMUDUG IYO MAREYKAN OO HOWLGALO KA SAMEEYAY KOONFURTA MUDUG
Ciidamo huwan ah oo ka kala yimid Puntland, Galmudug iyo dowlada Federalka Soomaaliya oo ay caawinayaan ciidamo Mareykan ah ayaa howlgalo balaaran ka sameeyey Koonfurta gobolka Mudug.
Ciidamadan oo isugu jira PSF-ta Puntland , Nabad sugida Qaranka Soomaaliya, Daraawiishta Galmudug iyo ciidamo Mareykan ah ayaa waxaay howlgalo ka sameeyeen magaalooyinka Camaara, Bacaadweyn, Wisil iyo Hobyo oo dhamaaan tood ka tirsan Koonfurta gobolka Mudug.
Saadiq Cumar Xasan oo ah Taliyaha Ciidanka Nabad sugida Qaran ee NISA kuwa ka howlgala Galmudug ayaa sheegay in ay howlgalkan ku qaadeen deeganada gobolka Mudug ay ka joogaan Al-shabaab iyo kooxo uu ku sheegay Burcad badeed.
“Hadda waxaan joognaa degmada Hubyo waxaa rabnaa in aan saldhig samamaysano meeshii ku haboon, maadaama ciidamada Galmudug ay ka dheeryihiin deeganada Xeebta oo ay naga haystaan Al-shabaab iyo Burcad badeed, sidaa tarteed waxaan u nimaanay in aan saldhig ciidan ka samaysano oo ay gacan naga siiyaan dowlada Mareyka iyo dowlada Soomaaliya si aan sldhigaas usamaysan lahayn oo ciidamadu uga howlgali lahaaayeen Xeebaha oo dhan, si ay uga sifeeyaan Al-shabaab iyo Burcad badeeda” Ayuu yiri Taliye Saadir Cumar.
Dhanka kale mar uu ka hadlayay ciidamada Puntland ee howlgalka wax ka fulinaya ayuu sheegay in ciidamada Puntland ay iska kaashanayaan gacansiinta ladagaalanka Al-shabaab iyo Burcadbadeeda.
Al-shabaab ayaa muddo Sagaal sano ah gacanta ku haysa degmada Xaradheero iyo deegaano hoostaga oo ku yaala Xeebta Koonfureed ee gobolka Mudug.
PUNTLAND POST

Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Mashallah
Puntland waa mid ka mid ah maamul gobolka ugu fiican federalka somalila
unlike Somaliland , reer puntland is helping koonfurta
guul somalia
Puntland waa mid ka mid ah maamul gobolka ugu fiican federalka somalila
unlike Somaliland , reer puntland is helping koonfurta
guul somalia
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
We protecting the president of somalia also helping our brothers in galmudug , for somalinimo we will help anyone unless no one try to attack us .bumps wrote: Sun Feb 19, 2017 7:02 am Mashallah
Puntland waa mid ka mid ah maamul gobolka ugu fiican federalka somalila
unlike Somaliland , reer puntland is helping koonfurta
guul somalia
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
FBISOMALIA wrote: Sun Feb 19, 2017 7:28 amWe protecting the president of somalia also helping our brothers in galmudug , for somalinimo we will help anyone unless no one try to attack us .bumps wrote: Sun Feb 19, 2017 7:02 am Mashallah
Puntland waa mid ka mid ah maamul gobolka ugu fiican federalka somalila
unlike Somaliland , reer puntland is helping koonfurta
guul somalia

- PanSomaliNationalist
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3422
- Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Good job we should help our brothers in the south
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
PanSomaliNationalist wrote: Sun Feb 19, 2017 7:58 am Good job we should help our brothers in the south

Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Fail NISA project to get funds from USA.
They came to Camaara town front line of Saleebaan HG deegaan who protect galmudug from alshabaab, and when they pass to ceel cabdi, before Caad town they confronted alshabaab and came back to camaara running their lives them NISA clowns and the Americans then went to hobyo which is miles 150 km away from Faax town the HG saleebaan clan front line to shabaab to stay the confort of protection of HG saleebaan clan and stayed hobyo which is far away from AS then went back to Gaalkacyo / cadaado where they originally from.
Call it fail project to get money. The real warriors call it xoolodhaqato and burcad badeed which ever name they give who are HG saleebaan clan who protect this NISA clowns get nothing no salary but the NISA flower clowns get paid monthly and still will do anything and giude the Same Americans who gun down Galmudug Sacad and to get protected by the same people they calling names like burcad badeed is something we will deal the days to come.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
There is a green line, our forces can not cross it nor can yours.FBISOMALIA wrote: We protecting the president of somalia also helping our brothers in galmudug , for somalinimo we will help anyone unless no one try to attack us .
US base in Hobyo will arm galmudug & has nothing to do with PL.

https://www.youtube.com/watch?v=bfU1DThs_7w
Deal with the ISIS factory in Bari before claiming to help others.

Tiisa daryeele ayaa tu kale ku dara.
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Puntland is koonfur kkkkbumps wrote: Sun Feb 19, 2017 7:02 am Mashallah
Puntland waa mid ka mid ah maamul gobolka ugu fiican federalka somalila
unlike Somaliland , reer puntland is helping koonfurta
guul somalia
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
https://www.youtube.com/watch?v=CUl0NaaYtqYGeeljire252 wrote: Sun Feb 19, 2017 9:19 amThere is a green line, our forces can not cross it nor can yours.FBISOMALIA wrote: We protecting the president of somalia also helping our brothers in galmudug , for somalinimo we will help anyone unless no one try to attack us .
US base in Hobyo will arm galmudug & has nothing to do with PL.
https://www.youtube.com/watch?v=bfU1DThs_7w
Deal with the ISIS factory in Bari before claiming to help others.![]()
Tiisa daryeele ayaa tu kale ku dara.
listen from 1.54 he mention PL name , markaas sxb relax we are here to help you guys no more cuqdaad no more HSM propaganda

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
@2:16 "Waxaan rabnaa inaanu cadawga iska kaashano"FBISOMALIA wrote: Sun Feb 19, 2017 3:16 pm
https://www.youtube.com/watch?v=CUl0NaaYtqY
listen from 1.54 he mention PL name , markaas sxb relax we are here to help you guys no more cuqdaad no more HSM propaganda![]()
![]()
The Galmudug forces trained by the US in hobyo will work with PL in terms of general security, sharing info etc.
Nothing more, nothing less.
Our forces can not go to your land nor can your forces come into our land. There is a green line for a reason.
Last edited by Geeljire252 on Sun Feb 19, 2017 7:04 pm, edited 1 time in total.
- PanSomaliNationalist
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3422
- Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Bari is more northern than somaliland and garowe is north
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Doesn't matter, politically, culturally and historically puntland is koonfurPanSomaliNationalist wrote: Sun Feb 19, 2017 7:01 pmBari is more northern than somaliland and garowe is north
- PanSomaliNationalist
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3422
- Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm
Re: PL give a hand to galmudug to clean alshabab out from south mudug
Wtf do you mean culturally? And historically? Nigga tfmahoka wrote: Sun Feb 19, 2017 9:54 pmDoesn't matter, politically, culturally and historically puntland is koonfurPanSomaliNationalist wrote: Sun Feb 19, 2017 7:01 pmBari is more northern than somaliland and garowe is north
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 990 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 46 Replies
- 2698 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 33 Replies
- 1364 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by omar07
-
- 7 Replies
- 493 Views
-
Last post by cabdi123
-
- 8 Replies
- 672 Views
-
Last post by SoMaLiSiZz
-
- 3 Replies
- 1728 Views
-
Last post by SoMaLiSiZz
-
- 3 Replies
- 743 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 1 Replies
- 13 Views
-
Last post by Perfect_Order