Good luck new government

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Good luck new government

Post by gobdoon »

War hoy nin xil qaaday eed qaad ee iska giiji shaqalada qof kasta oo idinka mid ah ha ogado waxa jagada/xilka lagugu dhiibay in aad umada ugu adeegto si guud oo amanada xafido wa inad ka fogata eex , qabyalad , dano gaar ah waxa cad in jagada la gugu dhiibay qabiil/kartidada iyo aqoontada , lakiin wa ina ka fogato inad qabiil ku shaqayso oo ah waxa dib ino dhigay oo loo baahna in aynu xili hore ka qan gaarno
Ogow xilkan wa ka degi tariikhduna wa ku xusi waxad ahayd sa u dhaqantay iyo sida u gudato xilka lagugu aaminay
Aduunkana sharaf aakhirana camal wanagsan
Wana inad u shaqaysan sidii koox kubada cagta oo kale oo u shaqeeya hab koox ahaan ah oo isku kalsoon is tageersan wixii khaldana saxa waxi fiicana isku tageera
Ilahay haydinku garab galo xilka iyo adeega ad Dalka iyo Dadka u qadeen.
User avatar
Dhulbahantking
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 749
Joined: Mon Jan 09, 2017 11:24 pm

Re: Good luck new government

Post by Dhulbahantking »

gobdoon wrote: Tue Mar 21, 2017 4:57 am War hoy nin xil qaaday eed qaad ee iska giiji shaqalada qof kasta oo idinka mid ah ha ogado waxa jagada/xilka lagugu dhiibay in aad umada ugu adeegto si guud oo amanada xafido wa inad ka fogata eex , qabyalad , dano gaar ah waxa cad in jagada la gugu dhiibay qabiil/kartidada iyo aqoontada , lakiin wa ina ka fogato inad qabiil ku shaqayso oo ah waxa dib ino dhigay oo loo baahna in aynu xili hore ka qan gaarno
Ogow xilkan wa ka degi tariikhduna wa ku xusi waxad ahayd sa u dhaqantay iyo sida u gudato xilka lagugu aaminay
Aduunkana sharaf aakhirana camal wanagsan
Wana inad u shaqaysan sidii koox kubada cagta oo kale oo u shaqeeya hab koox ahaan ah oo isku kalsoon is tageersan wixii khaldana saxa waxi fiicana isku tageera
Ilahay haydinku garab galo xilka iyo adeega ad Dalka iyo Dadka u qadeen.
amen :som: :heart:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Good luck new government

Post by Mondey »

Good luck 👍
bumps
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1287
Joined: Mon Oct 05, 2015 9:46 am

Re: Good luck new government

Post by bumps »

good luck hope it works out good
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”