Nasro Xeefow and AMISOM senior officer 'Mugafelli Wantalla'

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Nasro Xeefow and AMISOM senior officer 'Mugafelli Wantalla'

Post by KingWaslawi »

Nasro Xeefow, waxay ahayd naag balaayo ka dhacday, waxay ka mid ahayd dadkii kacay dhamaadkii sagaashamaadkii, nolosheeda oo idil waxay ku laasatay Xamar, gaar ahaan Xamartii hore, waana ciyaal Cali Kamiin.

Waa naag ballaayo ka dhacday, oo dhexda xidhata, waa naag dheer, oo maariina, waliba nooca midabka dhalaala leh, quruxdeedu waa iska ORAYDH, laakiin jinnayadda ayaanay cidi ku gaadhayn!. Waxay dukaan weyn oo muufada, macsarada iyo mooska lagu iibiyo ku haysan jirtay meel dhinaca ku haysa wadada tagta Xalane. Maalin maalmaha ka mid ah waxa dukaankii gaadhiga qufulan ee aanay xabadi karin kusoo dul qabanaaya, ''Mugafelli Wantalla' iyo ilaaladiisa si ay, xoogaa muus iyo muufo uga iib sadaan meesham...



To be continued.
bumps
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1287
Joined: Mon Oct 05, 2015 9:46 am

Re: Nasro Xeefow and AMISOM senior officer 'Mugafelli Wantalla'

Post by bumps »

:dead:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”