Wasiir kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug State Abshir Cali Shiiqow oo ka qayb galay Munaasabad uu ku wareejinayay Furayaasha Dhismaha Cusub ee Jaamacada Galgaduud University.
Waxaana Munaasabaan ka qayb galay Masuuliyiin ka socotay Maamulka Degmada Caabudwaaq ,Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Galgaduud Cabdulaahi Colaad ,Madaxa Waxbarashada Degamda Caabudwaaq Xasan Axmed Diiriye agaasimayaal iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Wasiir kuxigeenka ayaa soo kormeeray Dhimaha Jaamacada isagoona Fasalada iyo Xafiisyada Jaamacada mid mid ugalay




