Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
April 19 (Jowhar)— Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho maanta ka dhacday degmada Buulo Burde, kaasoo lagu dilay askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee ka tirsan howl galka AMISOM.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in askariga lagu dilay bartamaha magaalada, goob lagu shaaho.
Wararka ayaa intaa ku daraya in dhacdo ka horeysay dilka ay ka dhacday Suuqa Qaadka Buulo Burde, kaddib markii Haweeney Qaad ka ganacsata oo deyn ku laheyd askari Jabuutiyan ah ay kuleetiga qabatay, iyadoo askariga uu dharbaaxay haweeneyda.
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ka carooday falkan, waxaana gacan ula tagay askariga kale ee Jabuutiyaanka, waxaana intaas wixii ka dambeeyay ay sababtay xiisad soo kala dhex gashay ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti.
Wararka qaar ayaa sheegaya in askariga la jirdilay ee Jabuutiyaanka uu u yeertay ciidamo kale, waxaana ay iyana jirdileen askarigii Soomaaliga ahaa ee horay u gacan qaaday askariga Jabuutiyaan.
Askariga Jabuutiyaanka ayaa markii dambe lagu dilay meel u dhow goob lagu shaaho, waxaana la ogeyn cida ka dambeysay dilka iyo hadii dhacdadan ay qeyb ka aheyd murankii iyo gacan ka hadalka dhex maray Askariga Jabuutiyaanka iyo midka Soomaaliga ahaa.
Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirta magaalada Buulo Burde, iyadoo uu socdo howl gal lagu baadigoobayo askariga looga shakisan yahay inuu dilka ka dambeeyay, kaasoo la sheegayo inuu baxsaday.

Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Osoble and hiiraan governor are in buulo burde as we speak to try resolve the matter as the Djiboutians are pissed. I guess the honeymoon is about to end. 

Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Jaabutian are nothing but dulsaar. These bastards do nothing but chew and bang the local girls.AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Apr 20, 2017 4:39 am Osoble and hiiraan governor are in buulo burde as we speak to try resolve the matter as the Djiboutians are pissed. I guess the honeymoon is about to end.![]()
They never fight anywhere.
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Tensions will decrease very fast.
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Jaalle Siyad settled my people Ogaden in beledweyne who fled Brutal Ethiopian army in 1978 only to be driven away by Xawadle USC Savages in 1991. Absame will never forget. To hell with Umar jess! Viva Morgan and General Gabiyow
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
your savage daaauud cali cumar or whatever have bern killing eachother no dhaqan no ugaas i will post daaud coastal villages and how they set fire on their wall as soon i back to mu house
on the other side dozens of villages destroyed by abgaal and jareer in middle shabelle
mudaharaad against some afarjeeble in jowhar who blackmailed the NGO that manages Jowhar hospital after he arrested the director of the hospital
the whole middle shabelle is on fire
the kurds have no dhaqan at all
on the other side dozens of villages destroyed by abgaal and jareer in middle shabelle
mudaharaad against some afarjeeble in jowhar who blackmailed the NGO that manages Jowhar hospital after he arrested the director of the hospital
the whole middle shabelle is on fire
the kurds have no dhaqan at all
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Beerlula why are you angry? I'm just posting news. Every site is reporting this ee sheydanka iska naar. Take a cold shower man!
Lol@da'uud Cali Cumar. Did you just make that up? No such clan exists..

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Abkoow
Why did you kill the Djiboutian? Or was it your bro, Daud Cali Cumar?

sahal
we may have small skirmishes here and there,but easily solved,your osoble feels safer in jowhar then in baladshitwyne,where there is a green zone b.w xawaadle and gaaljcel and the 15 clans that are on the alert to fk you over.
this is happening just few months ago
wasteland is a state within hiiran only.kkk
And we know how bacicadde karbash your weak azz from time and time.
here,they claim they own half of hiiraan.kkk

"we may have small skirmishes here and there" kkkkkkkk
this is intra-dauud "colaad soo jireen ah"
it has been three months now where is your 'imaam' ? oh i remember these guys humilating him by saying they have malaaq abd his meeting with the PM doesnt concer them hehehehe
http://www.jowhar.com/2017/02/25/6-ruux ... da-cadale/
no wonder why murursade rules you in xamar because they r smarter than you. where you were used by the sheekhals, murursade have masterminded this change!
dabaal 'strategic', your posting a war behind is hawadle itself! gugundhabe killing eachother is a hawadle policy! yes hawadle arm the jijeele against gaaljecel and when jijeele tries to import their bakool shit to their shared waax with jareer, they arm the jareer against them. can you play such political games? instead your part of the war and r fighting with jareer qqqqqqq
https://goobjooge.com/dagaal-beeleed-ka ... -la-gubay/
walaahi wxaad tihiin maleh lacagta somaliwayn la,aan askartiinii al shabaab bay raxan raxan ugu biiraan jowhar dhan waa qabsan doonaa waliba waa idiin turaynaa waayo murursade ayaa sabaloolshe hubka ka dhig ku dhahay, lataliyaha farmaajo amniga ayaa keenay laakin waxaan rabnaa inaan idin qabsano adinkoo hub heesta

gudoomiyaha haweenka banaadir oo murursade loo magacaabi rabo kkkk
fk your westland, i have posted the links quracjoome being annexed by southwest, their leader was part of wafdiga cali cosoble who arrived baledweyne.

hahahhahah westland ayaa na soo qalday this video is too funnyStrategic wrote: Thu Apr 20, 2017 10:27 am sahal
we may have small skirmishes here and there,but easily solved,your osoble feels safer in jowhar then in baladshitwyne,where there is a green zone b.w xawaadle and gaaljcel and the 15 clans that are on the alert to fk you over.
this is happening just few months ago
wasteland is a state within hiiran only.kkk
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
l
allah u naxariisto walaalkeen jabuuti waxaana filayaa in maxkamad la keeno cidii ka danbaysay
ciidamada jabuuti waa somali dadkeey ku dhex jiraan, marmarka qarkood shaati caadi ah ayago qaba ayey suuqa uga soo adeegtaan, waxeey leeyihiin dabeecad somali ah marka mararka qaar waxaa dhacaya buuq keenaya shilal.
laakin waa dad professional ah. waxaan daawadey filin ayaga ku saabsan oo intaan la soo dirin askariga wasankiisa la miisaaminayo. wixii skinny ah waa laga reebayay.

GIJaamac wrote: Thu Apr 20, 2017 11:59 amhahahhahah westland ayaa na soo qalday this video is too funnyStrategic wrote: Thu Apr 20, 2017 10:27 am sahal
we may have small skirmishes here and there,but easily solved,your osoble feels safer in jowhar then in baladshitwyne,where there is a green zone b.w xawaadle and gaaljcel and the 15 clans that are on the alert to fk you over.
this is happening just few months ago
wasteland is a state within hiiran only.kkk![]()
![]()
sahal
dont try to flip this issue,murusade and Mudulood are not RIVALS,you dont know the inner-workings and probably will never understand the group dynamics of murusade-mudulood relations.no wonder why murursade rules you in xamar because they r smarter than you. where you were used by the sheekhals, murursade have masterminded this change!
stay with your 15 clans,wasteland is here to stay.
-
Bibaaye6828
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1543
- Joined: Thu Aug 27, 2015 6:39 pm
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
[quote=sahal80 post_id=4801621 time=1492700623 user_id=166583]
your savage daaauud cali cumar or whatever have bern killing eachother no dhaqan no ugaas i will post daaud coastal villages and how they set fire on their wall as soon i back to mu house
on the other side dozens of villages destroyed by abgaal and jareer in middle shabelle
mudaharaad against some afarjeeble in jowhar who blackmailed the NGO that manages Jowhar hospital after he arrested the director of the hospital
the whole middle shabelle is on fire
the kurds have no dhaqan at all
[/quote]
Lol sahal you're a lil bitch. Abkoowga posts actual news and this is how you take it.
Blood/strategic sharmuuto aa ku dhashay abgaal ha sheegan. Qof waqti u hayo malaha dood lakin wa wada ognahay ina ahen abgaal. Bakthiga tahay was.
your savage daaauud cali cumar or whatever have bern killing eachother no dhaqan no ugaas i will post daaud coastal villages and how they set fire on their wall as soon i back to mu house
on the other side dozens of villages destroyed by abgaal and jareer in middle shabelle
mudaharaad against some afarjeeble in jowhar who blackmailed the NGO that manages Jowhar hospital after he arrested the director of the hospital
the whole middle shabelle is on fire
the kurds have no dhaqan at all
[/quote]
Lol sahal you're a lil bitch. Abkoowga posts actual news and this is how you take it.
Blood/strategic sharmuuto aa ku dhashay abgaal ha sheegan. Qof waqti u hayo malaha dood lakin wa wada ognahay ina ahen abgaal. Bakthiga tahay was.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Tensions in Buulo burde as xawadle militia kills Djiboutian
Dr sahal aka Beerlula emotional as hell.

Iimbow take a cold shower nooh. I just posted what happened. No need to cry all over this place.
From Da'uud Cali Cumar to intra da'uud war
thanks for the laugh. This nigga invented a new clan 
Iimbow take a cold shower nooh. I just posted what happened. No need to cry all over this place.
From Da'uud Cali Cumar to intra da'uud war
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1156 Views
-
Last post by Cusmano
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by Kanada
-
- 12 Replies
- 1513 Views
-
Last post by quark
-
- 4 Replies
- 616 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 1501 Views
-
Last post by Xashi
-
- 1 Replies
- 527 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 0 Replies
- 400 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 6 Replies
- 838 Views
-
Last post by Hulkujir
-
- 14 Replies
- 1925 Views
-
Last post by original dervish
-
- 15 Replies
- 1479 Views
-
Last post by sahal80