By the finance minister's brother.
As the saying goes 'Fool me once, shame on you; fool me twice, shame on me' :francis:
Wasiir Samsam Heeryo-xun Oo Lacagtii Dad Weynaha Laga Ururiyey 18 May U Gacan Galisay Wallaalkeed Maxamuud&Awooda Khabiir Ka Dahsoon Bulshada Reer Somaliland
May 22, 2017
[IMG]
Hargeysa, (Baraarugnews.com)-Tan iyo markii la magacaabay Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland samsam cabdi aadan(Samsam Heeryo-xun)- ayaa waxaa dul hooganaya musuq maasuq xadhkaha goostay oo ay ku xaalufisay lacagihii ku jiray qasnada dawlada waxaana ay si xirfadaysan shilimada ay qaranka ka weecsato ku qarsata walaal-keed Maxamuud Cabdi Aaden oo ku magac dheer Xaaji, oo ah khabiir bulshada ka dahsoon oo wasiir Samsam u qaabilsan wax-kala farsamaynta.Wasiirka Wasaaradda maaliyada Samsam Cabdi Aadan, ayaa lacagtii dadka laga ururiyey 18 May ku tagri fashay, isla markaana Samsam Heero xun ayaa u gacan galisay walaalkeed Maxamuud Cabdi Aadan Xaaji oo awood xad-dhaaf ku leh xukuumadda Axmed Siilaanyo, isagoo shirkado bareefad ah ku qaata qadhaanka iyo mashaariixda xukuumadda Axmed Siilaanyo oo ay ku qoran yihiin magacyo dad.
Wasiir Samsam ayaa la sheegay inay ku ammartay guddidii Madaxweyne Axmed Siilaanyo u saaray inay ururiyaan lacagtii 18 May ee loogu talo galay inay ku caawiyaan dadka abaarihii ba’anaa ku dhaceen, oo lagu raad gadanayey waxna loo gay nee musuq-maasuqa Wasiir Samsam ayaa ah mid dhiigeeda ku talaalmay.
Hase ahaatee Wasiirka Maaliyada Samsam cabdi aadan oo ka duushaa in aanay haba yaraatee dib uga joogsan hantida umada ee ay musuqmaasuqayso, iyadoo siday doonto ka yeesha lacagaha kusoo dhaca qasnada wasaraada maaliyada taasi oo keentay lungiga xoolaha khasnada Qaranka JLS ku jirilahaa, laguna qaban lahaa wax anfac u leh dalka iyo dadkaba.
http://www.baraarugnews.com/2017/05...- ... omaliland/
The $3 million Somaliland diaspora collected on May 18 has already been stolen
Moderator: Moderators
- OmarMahamoud
- SomaliNetizen
- Posts: 294
- Joined: Fri Feb 10, 2017 5:21 am
Re: The $3 million Somaliland diaspora collected on May 18 has already been stolen
I don't see the money fake news
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 410 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 11 Replies
- 1206 Views
-
Last post by Advo
-
- 10 Replies
- 1171 Views
-
Last post by Strategic
-
- 5 Replies
- 546 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 12 Replies
- 1025 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 1503 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 20 Replies
- 1202 Views
-
Last post by PosH
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 6 Replies
- 472 Views
-
Last post by gobdoon