1. Bahalka dad cunka ah. Bahalku haddii uuna dad cun ahayn, sadaqadu waa ku baxdaa.

2. Gaalka kula dagaalamaya ee dagaalku idinka dhaxeeyo. Haddii uu deriskaagu gaal yahay laakiin uuna dagaal idinka dhaxayn, ogow sadaqadu way ku baxdaa.

3. Qofka muslimka sheeganaya ee taariku salaadka ah.
