Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by FarhanYare »

kadib markii dowlada Somaliya ay dhawaan bilowday in si cad u soo faragaliso Maamulka Galmudug si meesha looga saaro Madaxda taagan waxaa arintaasi kasoo horjeestay shacabka iyo xukuumada oo dhan,
Fashilkaasi kadib Maamulka Galmudug ayaa bilaabay in uu meesha ka saaro madaxda iyo siyaasiyiinta la shaqeeya xukuumada somaliya,
Arimaha Galmudug sida aadka ah uga dhex muuqda isla markana laga dareemayo waxaa kamid ah in aan Galmudug lagu dhex arki karin kuwa ku shaqeenaya dano galmudug ka duwan,

Qorshahaasi ayaa u muuqada mid qeyb ahaan guuleestay kadib markii xubno kamid ah kuwa kasoo horjeeda Dowlada Galmudug meesha laga saaray oo qaarkood la xiray,
Siyaasiyiin kale oo ku sugan Magaalada Cadaado ayaa la siiyay digniin ku aadan in ay joojiyaan khilaaf iyo mucaadradnimo hadii ay doonayaan in ay ku sugnaadaan Deegaanada Galmudug,
Siyaasada Cusub ee Galmudug ayaa laga dareemay Magaalada Cadaado ee Caruunta Galmudug waana Markii ugu horeesay ee arintaasi laga dareemo magaalada Halka markii hore ay aheyd nin walbo iyo awoodiisa,
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by Geeljire252 »

Xaaf sidii Madaxweyne Erdogan ayuu hal hal u soo qab qabanayaa shaqsiyadki isku dayay inay burburiyan galmudug :lol: :lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by AbkoowDhiblaawe »

Geeljire252 wrote: Sat Oct 14, 2017 4:59 pm Xaaf sidii Madaxweyne Erdogan ayuu hal hal u soo qab qabanayaa shaqsiyadki isku dayay inay burburiyan galmudug :lol: :lol:
:dead:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by FarhanYare »

Geeljire252 wrote: Sat Oct 14, 2017 4:59 pm Xaaf sidii Madaxweyne Erdogan ayuu hal hal u soo qab qabanayaa shaqsiyadki isku dayay inay burburiyan galmudug :lol: :lol:
:dead:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by Adali »

:lol: :lol:

its funny because its true, the attempted coup failed at birth, but why is Xaaf rebelling against the government when he has no feet to stand on in the first place, if anything he put Galmudug existence in peril.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by AbdiWahab252 »

Adali wrote: Sun Oct 15, 2017 8:17 am
Geeljire252 wrote: Sat Oct 14, 2017 4:59 pm Xaaf sidii Madaxweyne Erdogan ayuu hal hal u soo qab qabanayaa shaqsiyadki isku dayay inay burburiyan galmudug :lol: :lol:
:lol: :lol:

its funny because its true, the attempted coup failed at birth, but why is Xaaf rebelling against the government when he has no feet to stand on in the first place, if anything he put Galmudug existence in peril.
Failmajo and Kheyrlawe struck at the King but failed to kill him. Xaaf has united many HG civilians in a cause to oppose Failmaajo and Kheyrlawe.
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by Geeljire252 »

Adali wrote: Sun Oct 15, 2017 8:17 am
Geeljire252 wrote: Sat Oct 14, 2017 4:59 pm Xaaf sidii Madaxweyne Erdogan ayuu hal hal u soo qab qabanayaa shaqsiyadki isku dayay inay burburiyan galmudug :lol:
:lol: :lol:

its funny because its true, the attempted coup failed at birth, but why is Xaaf rebelling against the government when he has no feet to stand on in the first place, if anything he put Galmudug existence in peril.
Farmaajo/kheyre fell for the bait and got out played. :lol:
Xaaf will now use this failed coup to cement his power and take out any opposition.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Maamulka Galmudug oo bilaabay Talaabooyin lamid ah kuwa Maamulada kale

Post by Adali »

AbdiWahab252 wrote: Sun Oct 15, 2017 5:28 pm
Adali wrote: Sun Oct 15, 2017 8:17 am
Geeljire252 wrote: Sat Oct 14, 2017 4:59 pm Xaaf sidii Madaxweyne Erdogan ayuu hal hal u soo qab qabanayaa shaqsiyadki isku dayay inay burburiyan galmudug :lol: :lol:
:lol: :lol:

its funny because its true, the attempted coup failed at birth, but why is Xaaf rebelling against the government when he has no feet to stand on in the first place, if anything he put Galmudug existence in peril.
Failmajo and Kheyrlawe struck at the King but failed to kill him. Xaaf has united many HG civilians in a cause to oppose Failmaajo and Kheyrlawe.
this is completely untrue, Xaaf did not unite anyone, things were bleak before but now he literally alienated himself in Galmudug. He did survive the coup though, but I know many Sacad opposing him. :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”