Xulka Qaranka 2 Djibouti 1
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- biiqaaye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1374
- Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
- Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea
Xulka Qaranka 2 Djibouti 1
Xulka Qaranka Soomaaliya oo 2-1 uga adkaaday xulka dalka Jabuuti.
Kigali.
Ciyaartooyda Qaranka Soomaaliya oo kulankii ugu horeeyey oo ay la ciyaareen xulka dalka Jabuuti tartanka bariga iyo bartamaha Africa ayaa maanta guushii ugu horeysay ka soo hooyey
Ciyaarta labada dal ayaa ka dhacday maanta dalka Ruwanda magaalo madaxdiisa Kigali.
Soomaaliya oo ku jirtay Group-ka B ayey waxa ay isku Group yihiin wadamada Jabuuri ,Suudaan,Uganda iyo Itoobiya.
Ciyaartii galabta ee Soomaalida la ciyaartay Jabuuti ayaa dhamaadka qeybti hore ee ciyaarta waxaa goolkii ugu horeeyey la hormaray xulka Soomaaliya waxaana u dhaliyey ciyaaryahan C/kariim C/laahi oo ka mid ah Ciyaartoydii dalka dibadiisa laga keenay si ay uga saftaan xulka Soomaaliya.
Qeybta hore ee ciyaarta ayaa ku dhaamatay l iyo 0 Markii leysku soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa wadanka Jabuuti waxaa u suura galay in ay helaan goolkii Bareejada
Gabagabadii Ciyaarta ayaa waxaa Goolkii guusha u dhaliyey dhalinta ku ciyareysay magaca Soomaaliya Maxamed Nuur Shaarkey oo asagu ah weeraryahanka xiliyadii danbe ee Qaranka Soomaaliya .
Xulka Soomaaliya oo lagu yaqaano badinta ciyaarta hore ayaa looga fadhiyaa bal in ay sanadkaan yimadaan wareega labaad ee Ciyaaraha
Ku noqo beejka
dayniilecom @hotmail.com
http://www.dayniile.com/Nohenber/Ciyaar.htm

Last edited by biiqaaye on Sun Nov 27, 2005 5:57 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 637
- Joined: Mon Jul 18, 2005 5:50 pm
- Location: West midlands
- Contact:
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland

Wallahi when I was young , we used to go for our summer holidays in Somalia , motsly Hargeysa. A couple of times we went to Xamar to stay with my aunt . I still can vividly remember a day where we went to watch a footbal match between the teams of Somalia and Djibouti armed forces. I must say we suffered a severe defeat { hadaanu reer Jabuti nahay} but on top of that we were submitted to the verbal abuse of the very savage people of Xamar. It's a frightening experience when you are a 7 to 8 yrs old kid , oo rag aabaha leeg kula tirsanayan . Aar dadkani maxay ahaayeen baa inaga soo hadhay , balaaya xamar ku noqota

When the xamarawis would come to DJ, we would receive them like brothers even after they beat us in our own country

- Garaad_LQ
- SomaliNet Super
- Posts: 5648
- Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
- Location: Sanaagachusetts , USA
Jabuuti oo aynuu 10ban jeer dhali jarnu mayaynu oo bootaynayna .. 
jabuuti o dhan caruurta aan xafada ka soo uruuriyo ayaa tumayaa

Last edited by Garaad_LQ on Sun Nov 27, 2005 2:57 pm, edited 1 time in total.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
- biiqaaye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1374
- Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
- Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea
qudhac
Shaarkeey gii Horseed u dheeli jiray horta magaciisa oo saddexan mataqaanaa adiga? Aniga ma aqaano waxaana u aqaanaa Shaarkeey kaliya laakiin hadii aad taqaano Sharrkeey gaan waxaa la dhahaa MAXAMED NUUR SHAARKEEY.
Marka adigaa lagaa rabaa inaa soo kala cadeeyso. Aniga mau maleynaayo inuu Shaarkeey gii aa naqaanay yahay sababtoo ah ninkaas lafihii hore waaye sxb.
p.s. Cawke wuu qaldamay haduu sidaas yiri sxb.

Biiqaaye
Maya ma aqaano ee maalintaan arkay Finalkii Genaral daauudka ayay Batrolka wada cayaayrayeen mukhtaar iyo cabdi laquuq baa ku dheelay horseedshaash ma ciyaarayn 1 baa lagu dhaliyay horseed markay saacadu ahayd 90 min ayuu birta sare ku dhuftay markaa kubada ayaa soo waydaaratay markaa inta uu laba lugooti la kacay buu shabaqa kalula
damn what a goal that was.
Cawkaa sidaa ayuu dhahay laakiin website yadu iyo wararka kale sidaad sheegaysaa sax ah ma taqaanaa Kenya kuma jirto maxaa dhacay?
Suldaan qudhac maygaag
Maya ma aqaano ee maalintaan arkay Finalkii Genaral daauudka ayay Batrolka wada cayaayrayeen mukhtaar iyo cabdi laquuq baa ku dheelay horseedshaash ma ciyaarayn 1 baa lagu dhaliyay horseed markay saacadu ahayd 90 min ayuu birta sare ku dhuftay markaa kubada ayaa soo waydaaratay markaa inta uu laba lugooti la kacay buu shabaqa kalula
damn what a goal that was.
Cawkaa sidaa ayuu dhahay laakiin website yadu iyo wararka kale sidaad sheegaysaa sax ah ma taqaanaa Kenya kuma jirto maxaa dhacay?
Suldaan qudhac maygaag
- biiqaaye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1374
- Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
- Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea
Kenya waa la ganaaxay. FIFA aa ganaaxday oo ka fariisisay ciyaaraha ineey ka qeyb galaan qarankooda iyo team mamkoodaba ilaa go'aan dambe.
qudhac
Xulka Qaranka sanadkaan 6 ciyaartooy oo europe laga keenay aa lagu soo daray.
http://www1.arsenal.com/player.asp?PLID ... ayer+Files
ninkaan aa ku jiro oo arsenal youth kooda u ciyaaro iyo asxaab kale.

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 455 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 4 Replies
- 356 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 2 Replies
- 231 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 1 Replies
- 470 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 17 Replies
- 1078 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 6 Replies
- 646 Views
-
Last post by Qatar_isaaq_chick
-
- 20 Replies
- 1085 Views
-
Last post by karkaar
-
- 16 Replies
- 5536 Views
-
Last post by Djibouti1977
-
- 6 Replies
- 1410 Views
-
Last post by sahal80