WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by KingWaslawi »

Qodobo ku saabsan magacaabista xukuumadda cusub ee Madaxwayne Md Muuse Biixi Cabdi. Madaxwaynuhu wuxuu yidhi:
"Odayaal dhaqameed xil-doon ah oo aan la kulmayaa ma jiraan, hawlo kale haa."
Madax-dhaqameedku shaqadooda haku ekaadaan...

"Qofka qurbejoog ah ee xildoonaya waa in reerkiisa iyo carruurtiisu dalka joogaan, oo carruurta SL iyo Carruurtiisu School wax ka wada dhigtaan dhib iyo dheef u siman yihiin"

"Dowladdihii hore masuuliyiin xilal ka soo qabtay, isla markaana musuqmaasaq lagu eedeeyo xukuumadda cusub xil kama qaban doonnaan"

Muuse Biixi isagoo la hadlaya, xubnihii faraha badnaa ee u ololaynayay Xisbiga kulmiye wuxu yidhi:

''Iigu maydaan ololayn, inaan xilal idinku abaal mariyo, waxaadse iigu olalaynayseen sidii xisbigeena Kulmiye u guulaysan lahaa, iyo sidee aynu hadafkeena midnimo iyo horumar ee waddankeena u gaadhi lahayn''

Alla maxaa rag badan candhuuftooda dib u liqay.

Mahadsanid Mudane Madaxwayne waan taageer sanahay geesinimada iyo go'aan qaadashadu. :up:

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by KingWaslawi »

waxaan kaloo aad u jeclaan, haba yaraatee, inaan qof xil wasiir hore usoo qabtay, dib loosoo magacaabin, dhammaana wasiiro cusub iyo wajiyo cusub aad la timaado, kuwaas oo aad kusoo dooratay aqoon, karti, iyo hawl-karnimo. Waayo waa wax suuragal ah.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by Ben Dover »

"Qofka qurbejoog ah ee xildoonaya waa in reerkiisa iyo carruurtiisu dalka joogaan, oo carruurta SL iyo Carruurtiisu School wax ka wada dhigtaan dhib iyo dheef u siman yihiin"
This is a must :up: :up: :up: :up:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by KingWaslawi »

He also said this today:

"Waxaad i gaadhsiiseen meel aan la gaadhsiin Madaxwayne hortay oo waxaad ku ololayseen dooro madaxwayne go'aanle iyo Muuse agtiisa sharcigaa sareeya ku bishaaraysta inaan saraynta sharciga iyo go'aankaba halkan Kulmiye ka bilaabaayo".

"Kolay way imaneysaa oo dad badan baa odhan doona fartaydii eedayeey, taa diyaar baan u ahay, waar fartaada eed!!!! iimad dooran inaan sidaad jeceshay kuu yeelo, wax badan baa u baahan in aynu isla fahamno, in aynu wax isku qarinana maaha waayo waxaynu isku qarinaa way inagu qarxaysaa''

Image
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by cheifaqilbari »

here we go.

:stylin:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

I approve these massages :up:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by X.Playa »

I guess booty clapper Baruur Meadow bit the dust.

I believe it when I see it. Senile Siilaanyo promised the same and what he did was the same musical chairs he hired 50% of udub.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by KingWaslawi »

X.Playa wrote: Sat Nov 25, 2017 7:14 pm I guess booty clapper Baruur Meadow bit the dust.

Siilaanyo iyo Biixi inay kala fikrad iyo go'aan duwan yihiin, way muuqataa, Biixi go'aan buu leeyahay ismana beddeli doono. Waynu se eego doonaa.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by X.Playa »

KingWaslawi wrote: Sat Nov 25, 2017 9:00 pm

Maalintu siilaanyo badiyay , 3 hablood oon MSN ku sheekaysan jirnay oo wada Aadan Madoobe ah baan waayey. waayo danbe bay mid mid ila soo hadleen , mid agaasime ku xigeen , ngo ku xigen , wasiraasad caafimaad secretary.

kan Biixi na kaba daran, kani sacad muuse nimadu futada ayay kaga jirtaa , kanna facebookayga islaamaa huuno ee reer hargaysa ee dayanada isla wada dhacay intu iga idleeyo ayuu wada qori korneel iyo janan.

luuqyadii raga ayaa wasiiro laga qoranayaa adna khayr baad sugaysaa.

X.Playa wrote: Sat Nov 25, 2017 10:27 pm

Sawtan la isla dhex wareegayo, dawladdii ugu tirada yarayd abid ayaa lasoo wadaa, waynu eegaynaa wax walba illaa aynu indhaheena ku aragno ma rumaysanaynee.

KingWaslawi wrote: Sun Nov 26, 2017 1:40 am

Dawladee waar caruur baad tahee daacdnimada waa ka gaboobi. iga walaha qaar halkan somalinet kugula jira baa hada qoran. ilaa aaisha ilaa keenadiid , ilaa almmis , ilaa inaayahay waxa la baxa ilaa dhowrka huuno badh baa qoran. adiga iyo ben dover baa ugu niiko weynaa h.j iyo islaanta yummy la baxday ee carmalka calaf doonka ah bal aan arko jagada niikada ku heshaan.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: WOW! What a Great start, Mr President - Muse Bihi in his own words

Post by KingWaslawi »

^^^
Anigu jagi uka baahni, business wanaagsan ayaa waddanka ka sameeyay alxamdulillah, sharaf iyo cisi ayaanan ku noolahay, waddankayga horumarkiisa iyo nabaddiisa ayaana ii suurta geliyay. Haddaan xil doonayo, walahi billaahi tallaahi, inaan waayeen, Berbera iyo Burco xilal muhiima ayaan ka heli karaa, dawladdana inta ygu dhaw ayaan ku xidhanahay, laakiin wax ka sharaf badan ma jirto, markaad fursad ka moda fursadaha waddankeena ka bannaan daboosho, our country is full of great opportunities.

Lacag ka badan taan xil yaroo maalaa yacni ka heli lahaa, ayaanan ka sameeyay, oo xalaal ah. Alxamdulillah.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”