power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Moderator: Moderators
power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Waxaan rabaa inaan taxliil siyaasadeed ka bixiyo labada magaalo ee ugu Dadka badan Somaliya ama ugu waawayn
Siyaasiyiinta xamar waxay aaminsanyihiin in waqooyiga lagu kala adkaadey 1994kii halka xamar lagu kala adkaan waayey(HG vs Abgaal)
Laakiin in badan oo reer waqooyiga waxay aaminsanyihiin in arintu ku dhamaatey musaalaxo iyo Gogol ay fidiyiin reer Awldal
Sikastaba ha ahaatee cigaal wuxuu ahaa statesman oo la oron karo wuxuu udubada u aasey Nidaam dawladeed oo cadaalad iyo wadanoolaasho ku dhisan haseyaashee waxaa ka dhashtey nidaamkaa taxaaluf(Jeegaan) siyaasaseed oo ku salaysan laba beelood oo ku midaysan hal xisbi
Aduunka waxaan waa caadi shaley wadanka yemen waxaa ku midaysnaa qabiilka xaashid oo u badan zaydiya iyo ururka al islaax oo sunni ah sidoo kale ciidamada Sudan iyo ururka ikhwaanka( al bashiir iyo numayri iyo al bashiir iyo turaabi)
Taxaalufka sudan wuxuu salka ku hayaa qabiilka jacliya iyo qabiilka shaaqiya ooy ka soo jeedaan hogaamiyaasha ciidanka iyo xisbiga
Wadanka imaaraadka waxaa ka jiri jiray imaarado yar oo ingiriiska hoostaga oo midoobey markuu ka baxay qolo walba imaaradeedii ayay ka talisaa laakin waxaa ugu muhiimsan aala nahyaan oo abu dubai dalka ka xukumo iyo aala maktoum oo ka taliya dubai
Sacuudiga wuxuu ku saleysan yahay taxaalufka aala sacuud iyo aala sheekh oo ah hogaamiyaasha diinta oo iska leh religious policeka. Ala sheekh waxay ka soo jeedaan maxamed cabdulwahaab ama wahaabiyada
Awoodu waa inay aruursantahay si loo helo degenaasho siyaasadeed(political stability) laakiiin hadii aysan awoodu xakamaysneen waxaa ka dhalan kara khalkhal siyaasadeed iyo amni
Hadaba waa in la sameeyo powesharing qolana xukunka loo daayo
Reer qaqooyi waxay leeyihiin casabiya qabaliya oo aad u midaysay taas oo u eg inay sii jiri doonto si ay uga badbaadaan masiirkii ay qaadeen kuwa Xamar
Xamar maxaa ka jira hada?
Sidaan horey u sheegnay Xamar laguma kala adkaanin military ahaan tan iyo 91kii laakin waxaa ka jiray system siyaasadeed oo la dhoho "unukaleh" laga bilaabo 2009kii, systemkaan wali waa jiraa ciidamo ahaan, banaadir ahaan iyo qandaraasyo ahaan laakiin waxay ka baxeen daartii xukunka ayagoo tolerance u muujiyay Dawladaan cusub maadama systemkoodii lagu shaqeeyo waxay ku jiraan is abaabul iyo dib isu habeen inta ay dawladaan ka fashilmayso ama dhamaanayso
Dawladaan waxaa ka danbeeyay kooxdii kale ee meesha ku heysatey oo rabtey inay dhanka pmka wax ka xukunto laakiin waxaa ka dafey group yar oo ururkooda siyaasaded hogaamiya waa ururka ala sheekh oo uu madaxda ka yahay sheekh yuusuf caynte(murursade) iyo xisbigooda siyaasadeed oo uu hogaamiyo xassan macalin(murursade) xoghayana ka yahay axmed fiqi(sacad)
Qolada xooghaya ayaa loogu talagalay inay qaataan raysulwasaaraha xiligii doorashada ka hor
Hadaba Farmaajo madaama uu xamar marti ka yahay wuxuu isku dhiibay qolodii seediyaashiis ee awalba raysulwasaaraha ka dhigtey, qolada unukalehna uma arkaan groupkaan inay qatar ku hihiin systemkooda inta ay iska abaabulayaan
Qoladii xooghayaha ama no more unukaleh waxay rabaan inay meesha ka saaraan khayre, hadii ay ku guuleystaan, Farmaajo waa raacayaaa ugu yaraan siyaasad ahaan waa u dhamaatey. Waxaa adkaanaya in marlabaad nin murursade ah baarlamaanku ogolaado hadii la diido laba mar waxaa kalsoonida ku waynaya Farmaajo
Hadii uu magacaabo HG waxay ku xirmi imaaraadka sida cabdi shakuur warsame, waxaa is badali siyaasada gudaha iyo systemkii unukaleh arintaan oo keenaysa kacdoon reer systemka oo meesha ka saari doona Farmaajo waliba waxaa laga taageeri maamulgoboleedyada khaasatan....
Scenarioga Farmaajo saas ayuu ku dhamaanayaa sanad iyo nus gudahood
Halka arin ee meesha ku hayn karta waa asagoo siyasiyan is dhiiba sida raysulwasaare goofkaland, hada wuxu khayre u dhaafey siyaasada iyo amniga wuxuuna ku ekeystey madaxtooyo uu isku soo xiro iyo safar dibada ah laakiin maalintaas gudo iyo dibadba waa uga dhamaatey!
Muqaaranada(comparison) labada dhinac ee Xamar iyo Hargeysa ee aan sameeyay waxaan ka wadaa reer systemka oon rabin is badal inuu dhaco laakiin military iyo siyaasad ahaan hargeysa wayka duwantahay Xamar sidoo kale garabka mucaaradka ma ogalaan in shisheeye soo dhexgalo oo waxay sameeyeen tanaazul intii gacantooda wax ku dumi lahaayeen.
Talada dalka waxaan u dhaafey khayre(siyaasada iyo amniga) at 3:00

-
- SomaliNetizen
- Posts: 259
- Joined: Mon Jul 03, 2017 11:24 pm
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Good read.
Laakin Waxaan qabaa in Gobolada waqooyi lagu kala adkaan ee uu ahaa tanaasul ay sameeyeen beelaha Garxajis. Sida maanta Cirro oo u muujiyey tanaasul isagoo OG in doorashadii dhawaan dhacday ey ahayd mid uu ku jiro mad madow badan, hadana nabada iyo wada noolaashaha ayaa ka muhiim san burbur iyo dawlad la’aan.

thanks sxb. Waa sheegay arintaas laakin tan waa ruwaayda kuwa xamar sheegaan oo ah inay ayaga labo beel oo is la eg bas ka kooban yihiin halka waqooyi ay ka jirto sadex beelood oo isku dheeli tiran.Alphamale1 wrote: Mon Nov 27, 2017 1:11 am Good read.
Laakin Waxaan qabaa in Gobolada waqooyi lagu kala adkaan ee uu ahaa tanaasul ay sameeyeen beelaha Garxajis. Sida maanta Cirro oo u muujiyey tanaasul isagoo OG in doorashadii dhawaan dhacday ey ahayd mid uu ku jiro mad madow badan, hadana nabada iyo wada noolaashaha ayaa ka muhiim san burbur iyo dawlad la’aan.
Dadka qaarkood waxay u arkaan inaan qabyaalad ka sheekaynayo iyo xamar waa magaalo soomaliyeed. Im talking about politically or realpolitik. Qabyaalad waxaa ah ninka dhul qabiil ay ku caan yihiin ku haysta. Even me dont claim xamar politically. Have you seen me claiming your state lands? i never did. Wadaniyada bugta ah nala dhaafa!.
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Thanks for the info Ustaad Sahal. Waxaan aad ula dhacay waxgaradnimada ninka Cirro ah ee danta guud ka doortay tiisa gaadhka ah oo tanasulay. I salute you Mr. Cirro. Dadku waa iney maslaxada guud wax walba ka hor mariyaan. I salute reer S?land all. Noolaada. 

Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
zidane88 wrote: Mon Nov 27, 2017 5:46 am Thanks for the info Ustaad Sahal. Waxaan aad ula dhacay waxgaradnimada ninka Cirro ah ee danta guud ka doortay tiisa gaadhka ah oo tanasulay. I salute you Mr. Cirro. Dadku waa iney maslaxada guud wax walba ka hor mariyaan. I salute reer S?land all. Noolaada.![]()

Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
The conflict and the problem in SL can't be summarized in 1 paragraph.
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Good piece! Aan ku daro laakiin waxaadan xusin awooda meesha uu ku leeyahay Thaabit iyo saameeynti uu ku lahaa in Khayre loo magacaabo Pm taasoo ka dhigan in Unukaa leh ay wali awoodoodii in badan ay sii jirto. Thaabit waxaa uu dowladda ku dhaxleeyahay awood aan yareen waxaana uu ka mid yahay koox loo bixiyay milkiilayaasha waxaa kale oo ka mid ah Fahad Yaasiin. Thaabit iyo Khayre waxaa ay saaxiibeen dowladdii Xassan Sheekh inti ay talada haysay oo uu Thaabit mar ahaa agaasime ku xigeenka madaxtooyada, Khayre na uu ka mid ahaa gacanyarayaaasha Xassan Sheekh. Thaabit waa ay isku dhaceen Xassan Sheekh waxuuna ka eryay shaqadi laakiin marki dambe waxaa soo faragalisay Xassan Sheekh walaashiis oo uu gabar ka qabo waxaana Thaabit loo wareejiyay Mareeynkanka oo uu halkaa qunsul ka noqday Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Mareeykanka. Thaabit waxaa uu si hoose ula shaqaynayay Farmaajo waxuuna marki dambe ku soo xiray Xassan Khayre oo ay sxb ahaayeen walisa la sii joogay Damjadiid. Xassan Khayre kolki dambe wuu qiyaamey Damjadiid marki uu olalaha doorashada soo dhawyahay ayuun si farsameeysan kaga baxay isaga oo ku marmarsiyoonaya in Shirkadda SOM Oil Gaas oo uu madaxeeda bariga Afrika ahaa in ay u sheegtay in uu siyaasadda Soomaaliya faraha kala baxo oo uusan gali karin olole doorasho, waxuu kale oo uu ku marmarsiyooday in uu la aqal gali doono naag Isaaq ah oo uu markaas guursaday oo uu Mombasa kula aqalgalayo halkaas na uu ku nasanayo. Waa run tan guurka laakin tan Somoil gaas in ay tiri faraha kala bax waxbo kama jirin waxayna ahayd wax isaga iyo Taabit isla ogyihiin. Khayre waa Murusade Habarceeno, Thaabit hooyadiis na waa Murusade Habarcayno halkaasna qaraabo ayeey ka yihiin. Thaabit waxuu Khayre ka qaaday lacag farabadan oo qayb ka ahayd lacagti lagu maagaliyay doorashadi Farmaajo, waxaa isna lacag kale keenay Fahadyaasiin. Farmaajo waxaa aad ugu qalqaaliyay in Khare magacaabo ninka la yiraahdo Thaabit.
-
- Posts: 155
- Joined: Sat Feb 11, 2017 7:09 am
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
sahal80 wrote: Mon Nov 27, 2017 12:40 am Waxaan rabaa inaan taxliil siyaasadeed ka bixiyo labada magaalo ee ugu Dadka badan Somaliya ama ugu waawayn
Siyaasiyiinta xamar waxay aaminsanyihiin in waqooyiga lagu kala adkaadey 1994kii halka xamar lagu kala adkaan waayey(HG vs Abgaal)
Laakiin in badan oo reer waqooyiga waxay aaminsanyihiin in arintu ku dhamaatey musaalaxo iyo Gogol ay fidiyiin reer Awldal
Sikastaba ha ahaatee cigaal wuxuu ahaa statesman oo la oron karo wuxuu udubada u aasey Nidaam dawladeed oo cadaalad iyo wadanoolaasho ku dhisan haseyaashee waxaa ka dhashtey nidaamkaa taxaaluf(Jeegaan) siyaasaseed oo ku salaysan laba beelood oo ku midaysan hal xisbi
Aduunka waxaan waa caadi shaley wadanka yemen waxaa ku midaysnaa qabiilka xaashid oo u badan zaydiya iyo ururka al islaax oo sunni ah sidoo kale ciidamada Sudan iyo ururka ikhwaanka( al bashiir iyo numayri iyo al bashiir iyo turaabi)
Taxaalufka sudan wuxuu salka ku hayaa qabiilka jacliya iyo qabiilka shaaqiya ooy ka soo jeedaan hogaamiyaasha ciidanka iyo xisbiga
Wadanka imaaraadka waxaa ka jiri jiray imaarado yar oo ingiriiska hoostaga oo midoobey markuu ka baxay qolo walba imaaradeedii ayay ka talisaa laakin waxaa ugu muhiimsan aala nahyaan oo abu dubai dalka ka xukumo iyo aala maktoum oo ka taliya dubai
Sacuudiga wuxuu ku saleysan yahay taxaalufka aala sacuud iyo aala sheekh oo ah hogaamiyaasha diinta oo iska leh religious policeka. Ala sheekh waxay ka soo jeedaan maxamed cabdulwahaab ama wahaabiyada
Awoodu waa inay aruursantahay si loo helo degenaasho siyaasadeed(political stability) laakiiin hadii aysan awoodu xakamaysneen waxaa ka dhalan kara khalkhal siyaasadeed iyo amni
Hadaba waa in la sameeyo powesharing qolana xukunka loo daayo
Reer qaqooyi waxay leeyihiin casabiya qabaliya oo aad u midaysay taas oo u eg inay sii jiri doonto si ay uga badbaadaan masiirkii ay qaadeen kuwa Xamar
Xamar maxaa ka jira hada?
Sidaan horey u sheegnay Xamar laguma kala adkaanin military ahaan tan iyo 91kii laakin waxaa ka jiray system siyaasadeed oo la dhoho "unukaleh" laga bilaabo 2009kii, systemkaan wali waa jiraa ciidamo ahaan, banaadir ahaan iyo qandaraasyo ahaan laakiin waxay ka baxeen daartii xukunka ayagoo tolerance u muujiyay Dawladaan cusub maadama systemkoodii lagu shaqeeyo waxay ku jiraan is abaabul iyo dib isu habeen inta ay dawladaan ka fashilmayso ama dhamaanayso
Dawladaan waxaa ka danbeeyay kooxdii kale ee meesha ku heysatey oo rabtey inay dhanka pmka wax ka xukunto laakiin waxaa ka dafey group yar oo ururkooda siyaasaded hogaamiya waa ururka ala sheekh oo uu madaxda ka yahay sheekh yuusuf caynte(murursade) iyo xisbigooda siyaasadeed oo uu hogaamiyo xassan macalin(murursade) xoghayana ka yahay axmed fiqi(sacad)
Qolada xooghaya ayaa loogu talagalay inay qaataan raysulwasaaraha xiligii doorashada ka hor
Hadaba Farmaajo madaama uu xamar marti ka yahay wuxuu isku dhiibay qolodii seediyaashiis ee awalba raysulwasaaraha ka dhigtey, qolada unukalehna uma arkaan groupkaan inay qatar ku hihiin systemkooda inta ay iska abaabulayaan
Qoladii xooghayaha ama no more unukaleh waxay rabaan inay meesha ka saaraan khayre, hadii ay ku guuleystaan, Farmaajo waa raacayaaa ugu yaraan siyaasad ahaan waa u dhamaatey. Waxaa adkaanaya in marlabaad nin murursade ah baarlamaanku ogolaado hadii la diido laba mar waxaa kalsoonida ku waynaya Farmaajo
Hadii uu magacaabo HG waxay ku xirmi imaaraadka sida cabdi shakuur warsame, waxaa is badali siyaasada gudaha iyo systemkii unukaleh arintaan oo keenaysa kacdoon reer systemka oo meesha ka saari doona Farmaajo waliba waxaa laga taageeri maamulgoboleedyada khaasatan....
Scenarioga Farmaajo saas ayuu ku dhamaanayaa sanad iyo nus gudahood
Halka arin ee meesha ku hayn karta waa asagoo siyasiyan is dhiiba sida raysulwasaare goofkaland, hada wuxu khayre u dhaafey siyaasada iyo amniga wuxuuna ku ekeystey madaxtooyo uu isku soo xiro iyo safar dibada ah laakiin maalintaas gudo iyo dibadba waa uga dhamaatey!
Muqaaranada(comparison) labada dhinac ee Xamar iyo Hargeysa ee aan sameeyay waxaan ka wadaa reer systemka oon rabin is badal inuu dhaco laakiin military iyo siyaasad ahaan hargeysa wayka duwantahay Xamar sidoo kale garabka mucaaradka ma ogalaan in shisheeye soo dhexgalo oo waxay sameeyeen tanaazul intii gacantooda wax ku dumi lahaayeen.
Talada dalka waxaan u dhaafey khayre(siyaasada iyo amniga) at 3:00
Aar sahalow, imbadan waan aqriye 'analysis' kaada, marwalba mise waxaan dhihi lahaa, intabadan qoraalkaada waxyaabo badan ayaa ka qhaldan. Khaladaaka kujiro xataa umabaahno qof aqoon uleh waxyaalahaad kahadleyso iney ogaato. Waxaan kutilmaamikaraa qoraalkaada adigoo raali ah delusional and out of touch with reality. Waxaan filayaa dadka waxey uaqriyaan qoraalkada is because you have a lot to say and for the untrained eye, it can be easily fooled.
One of the main evidences that your analysis is flawed and worthless is that you never, and I mean never criticise xawaadle. Whenever you discuss hawiye, your scrutiny is always on HG, mursade, abgaal. If your analysis is going to be worth anything or reflect reality to any degree you have to be willing to detach yourself, observations and analysis from qabill emotions, it seem that your incapable of doing this. Abgaalna horta waaba ku waalatey, unukaaleh ayaa nafta nooga qaadey, walaalo abgaal faraha kalabax. Xukunka xamar gacanta abgaal ayuu kujiraa, jeclow mise necbow.
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
X.Playa wrote: Mon Nov 27, 2017 9:58 am The conflict and the problem in SL can't be summarized in 1 paragraph.

i agree with you. Aniga markii hore waxaan u haystey in Murursade iyo HG isaga dhawyihiin Abgaalka laakiin warshiikh ayaa iga diiday. Aniga waxaan ka soo qaatey in Dagaalkii barmuuda ay abgaalka la galeen kadib ay HG u wareegeen, Dawladii cabdiqaasim oo qanyare wasiirka amniga ka ahaa laakiin hada waxaan Ogaadey in Abgaalka qatar u arkin murursadaha iyo koolkoolinta thaabit ee khayre sida shirkii masmulada ee xamar ee uu ka yiri ninkasn sadex million ayuu matalaa waa idnika wayn yahay!dayax123 wrote: Good piece! Aan ku daro laakiin waxaadan xusin awooda meesha uu ku leeyahay Thaabit iyo saameeynti uu ku lahaa in Khayre loo magacaabo Pm taasoo ka dhigan in Unukaa leh ay wali awoodoodii in badan ay sii jirto. Thaabit waxaa uu dowladda ku dhaxleeyahay awood aan yareen waxaana uu ka mid yahay koox loo bixiyay milkiilayaasha waxaa kale oo ka mid ah Fahad Yaasiin. Thaabit iyo Khayre waxaa ay saaxiibeen dowladdii Xassan Sheekh inti ay talada haysay oo uu Thaabit mar ahaa agaasime ku xigeenka madaxtooyada, Khayre na uu ka mid ahaa gacanyarayaaasha Xassan Sheekh. Thaabit waa ay isku dhaceen Xassan Sheekh waxuuna ka eryay shaqadi laakiin marki dambe waxaa soo faragalisay Xassan Sheekh walaashiis oo uu gabar ka qabo waxaana Thaabit loo wareejiyay Mareeynkanka oo uu halkaa qunsul ka noqday Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Mareeykanka. Thaabit waxaa uu si hoose ula shaqaynayay Farmaajo waxuuna marki dambe ku soo xiray Xassan Khayre oo ay sxb ahaayeen walisa la sii joogay Damjadiid. Xassan Khayre kolki dambe wuu qiyaamey Damjadiid marki uu olalaha doorashada soo dhawyahay ayuun si farsameeysan kaga baxay isaga oo ku marmarsiyoonaya in Shirkadda SOM Oil Gaas oo uu madaxeeda bariga Afrika ahaa in ay u sheegtay in uu siyaasadda Soomaaliya faraha kala baxo oo uusan gali karin olole doorasho, waxuu kale oo uu ku marmarsiyooday in uu la aqal gali doono naag Isaaq ah oo uu markaas guursaday oo uu Mombasa kula aqalgalayo halkaas na uu ku nasanayo. Waa run tan guurka laakin tan Somoil gaas in ay tiri faraha kala bax waxbo kama jirin waxayna ahayd wax isaga iyo Taabit isla ogyihiin. Khayre waa Murusade Habarceeno, Thaabit hooyadiis na waa Murusade Habarcayno halkaasna qaraabo ayeey ka yihiin. Thaabit waxuu Khayre ka qaaday lacag farabadan oo qayb ka ahayd lacagti lagu maagaliyay doorashadi Farmaajo, waxaa isna lacag kale keenay Fahadyaasiin. Farmaajo waxaa aad ugu qalqaaliyay in Khare magacaabo ninka la yiraahdo Thaabit.
Shiikh shariif wuu u yeeray wuxuu ku yiri nimankaan yayku wasaqeeyn
Waxaa kaloo jira in former pm geedi loo wado safiirka sacuudiga fadhiya.
giftshoprad wrote:kkk sxb i mention abgaal, HG and murursade bc hawadle have no isbaaro in Xamar, their power is limited to hiiraan and hirshabelle. If you wanna discuss them i will talk about them in anyway. Tankale this is just analysis no hard feelings.sahal80 wrote: Mon Nov 27, 2017 12:40 am Waxaan rabaa inaan taxliil siyaasadeed ka bixiyo labada magaalo ee ugu Dadka badan Somaliya ama ugu waawayn
Siyaasiyiinta xamar waxay aaminsanyihiin in waqooyiga lagu kala adkaadey 1994kii halka xamar lagu kala adkaan waayey(HG vs Abgaal)
Laakiin in badan oo reer waqooyiga waxay aaminsanyihiin in arintu ku dhamaatey musaalaxo iyo Gogol ay fidiyiin reer Awldal
Sikastaba ha ahaatee cigaal wuxuu ahaa statesman oo la oron karo wuxuu udubada u aasey Nidaam dawladeed oo cadaalad iyo wadanoolaasho ku dhisan haseyaashee waxaa ka dhashtey nidaamkaa taxaaluf(Jeegaan) siyaasaseed oo ku salaysan laba beelood oo ku midaysan hal xisbi
Aduunka waxaan waa caadi shaley wadanka yemen waxaa ku midaysnaa qabiilka xaashid oo u badan zaydiya iyo ururka al islaax oo sunni ah sidoo kale ciidamada Sudan iyo ururka ikhwaanka( al bashiir iyo numayri iyo al bashiir iyo turaabi)
Taxaalufka sudan wuxuu salka ku hayaa qabiilka jacliya iyo qabiilka shaaqiya ooy ka soo jeedaan hogaamiyaasha ciidanka iyo xisbiga
Wadanka imaaraadka waxaa ka jiri jiray imaarado yar oo ingiriiska hoostaga oo midoobey markuu ka baxay qolo walba imaaradeedii ayay ka talisaa laakin waxaa ugu muhiimsan aala nahyaan oo abu dubai dalka ka xukumo iyo aala maktoum oo ka taliya dubai
Sacuudiga wuxuu ku saleysan yahay taxaalufka aala sacuud iyo aala sheekh oo ah hogaamiyaasha diinta oo iska leh religious policeka. Ala sheekh waxay ka soo jeedaan maxamed cabdulwahaab ama wahaabiyada
Awoodu waa inay aruursantahay si loo helo degenaasho siyaasadeed(political stability) laakiiin hadii aysan awoodu xakamaysneen waxaa ka dhalan kara khalkhal siyaasadeed iyo amni
Hadaba waa in la sameeyo powesharing qolana xukunka loo daayo
Reer qaqooyi waxay leeyihiin casabiya qabaliya oo aad u midaysay taas oo u eg inay sii jiri doonto si ay uga badbaadaan masiirkii ay qaadeen kuwa Xamar
Xamar maxaa ka jira hada?
Sidaan horey u sheegnay Xamar laguma kala adkaanin military ahaan tan iyo 91kii laakin waxaa ka jiray system siyaasadeed oo la dhoho "unukaleh" laga bilaabo 2009kii, systemkaan wali waa jiraa ciidamo ahaan, banaadir ahaan iyo qandaraasyo ahaan laakiin waxay ka baxeen daartii xukunka ayagoo tolerance u muujiyay Dawladaan cusub maadama systemkoodii lagu shaqeeyo waxay ku jiraan is abaabul iyo dib isu habeen inta ay dawladaan ka fashilmayso ama dhamaanayso
Dawladaan waxaa ka danbeeyay kooxdii kale ee meesha ku heysatey oo rabtey inay dhanka pmka wax ka xukunto laakiin waxaa ka dafey group yar oo ururkooda siyaasaded hogaamiya waa ururka ala sheekh oo uu madaxda ka yahay sheekh yuusuf caynte(murursade) iyo xisbigooda siyaasadeed oo uu hogaamiyo xassan macalin(murursade) xoghayana ka yahay axmed fiqi(sacad)
Qolada xooghaya ayaa loogu talagalay inay qaataan raysulwasaaraha xiligii doorashada ka hor
Hadaba Farmaajo madaama uu xamar marti ka yahay wuxuu isku dhiibay qolodii seediyaashiis ee awalba raysulwasaaraha ka dhigtey, qolada unukalehna uma arkaan groupkaan inay qatar ku hihiin systemkooda inta ay iska abaabulayaan
Qoladii xooghayaha ama no more unukaleh waxay rabaan inay meesha ka saaraan khayre, hadii ay ku guuleystaan, Farmaajo waa raacayaaa ugu yaraan siyaasad ahaan waa u dhamaatey. Waxaa adkaanaya in marlabaad nin murursade ah baarlamaanku ogolaado hadii la diido laba mar waxaa kalsoonida ku waynaya Farmaajo
Hadii uu magacaabo HG waxay ku xirmi imaaraadka sida cabdi shakuur warsame, waxaa is badali siyaasada gudaha iyo systemkii unukaleh arintaan oo keenaysa kacdoon reer systemka oo meesha ka saari doona Farmaajo waliba waxaa laga taageeri maamulgoboleedyada khaasatan....
Scenarioga Farmaajo saas ayuu ku dhamaanayaa sanad iyo nus gudahood
Halka arin ee meesha ku hayn karta waa asagoo siyasiyan is dhiiba sida raysulwasaare goofkaland, hada wuxu khayre u dhaafey siyaasada iyo amniga wuxuuna ku ekeystey madaxtooyo uu isku soo xiro iyo safar dibada ah laakiin maalintaas gudo iyo dibadba waa uga dhamaatey!
Muqaaranada(comparison) labada dhinac ee Xamar iyo Hargeysa ee aan sameeyay waxaan ka wadaa reer systemka oon rabin is badal inuu dhaco laakiin military iyo siyaasad ahaan hargeysa wayka duwantahay Xamar sidoo kale garabka mucaaradka ma ogalaan in shisheeye soo dhexgalo oo waxay sameeyeen tanaazul intii gacantooda wax ku dumi lahaayeen.
Aar sahalow, imbadan waan aqriye 'analysis' kaada, marwalba mise waxaan dhihi lahaa, intabadan qoraalkaada waxyaabo badan ayaa ka qhaldan. Khaladaaka kujiro xataa umabaahno qof aqoon uleh waxyaalahaad kahadleyso iney ogaato. Waxaan kutilmaamikaraa qoraalkaada adigoo raali ah delusional and out of touch with reality. Waxaan filayaa dadka waxey uaqriyaan qoraalkada is because you have a lot to say and for the untrained eye, it can be easily fooled.
One of the main evidences that your analysis is flawed and worthless is that you never, and I mean never criticise xawaadle. Whenever you discuss hawiye, your scrutiny is always on HG, mursade, abgaal. If your analysis is going to be worth anything or reflect reality to any degree you have to be willing to detach yourself, observations and analysis from qabill emotions, it seem that your incapable of doing this. Abgaalna horta waaba ku waalatey, unukaaleh ayaa nafta nooga qaadey, walaalo abgaal faraha kalabax. Xukunka xamar gacanta abgaal ayuu kujiraa, jeclow mise necbow.
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Sahal spins and propoganda.. KKK
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Xiimaaya, adiga waxaa fiirisaa qabiilka ninka in la soo kireeystey kuma fikirtid. Tusaale mashaaariucda turkey iyo qatar waligood Xamar ma dhaafin laakiin UAE waligeed PL bay taageri jirtey sida puntland maritime police force. Sidoo kale SL saldhiga berbera waliba muusa biixi wuxuu joojinayaa wadahadalada turkiga.
Aniga marka musharax deegaameed(qabiileed) waxaan u arkaa CCC iyo gaas laakiin Farmaajo wakiil ayaan u arkaa
HG waxba ku qaadanmayso inay Farmaajo tuuraan wallahi billahi tallahi waa nimankii mareykanka buriyay laakiin mawduuca aan ka hadlaayo oo ah power struggle in xamar ayaa Farmaajo meesha ku haya
Cabdishakur warsame oo cayr ah CCC uu daba socdaa si uu pmka u qaato
Turkeyga waxaa ku kulmay wiigii hore Damjadiid iyo Daljirr, nimankasn waxay dawladaan ka xanibeen lacagtii budget supportga ee turkiga bilkaste oo 4 million aheed inkastoo tan labo labo million lo balan qaadey. Turkey waxay rabtaa in khayre meesha laga saaro oo Daljir iyo Damjadiid xukuumad ka sameysan Farmaajo hogaansho. Waxaa jira Garguurte oo khayre biil u qoray oo leh khayre haloo daayo laakiin aan fahad yasiin faarax ku badalno anagana aan wasiirada qaadano kadibna doorashada soo socota aan farmaajo meesha kala wareegno
Soo daynta lacagtaan heshiiska farmaajo, Daljir iyo damjadiid bay ku xirantahay
https://www.google.co.uk/amp/s/bc.marfe ... oomaaliya/
Qatar $200 ee million waa mashaariic ay hergilin doonaan hayadaha turkiga maaha kaliggeed, waxay dhaheen aan UAE hal dhinac uga soo jeedsano
Abgaal xamareey wali ku shirayaan si ay siyaasiyiintooda u mideeyaan ayagoo sugaya fashalka farmaajo
Where is the propaganda here?
Just wait and see.
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Sahal how do you know muse biixi will stop the talks in Turkey . It makes sense though because turkey is not impartial they will support xamars position
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
was revealed after his election but i can give you a link that is not stating it clearly just mentioned that he doesnt wanna turkey. He is less flexible than Silanyo so i dont think their will be serious negotiations in his era but he may take a position as "UAE proxy" according to Mogadishu sourcesgambit wrote: Tue Nov 28, 2017 11:14 pm Sahal how do you know muse biixi will stop the talks in Turkey . It makes sense though because turkey is not impartial they will support xamars position
Not the west or even IGAD but we may see a scenario like the libyan governments; pro qatar govt vs pro UAE vs and then UAE inviting both of them to get some thing out of it like it does with libya(see the links below)
https://www.google.co.uk/amp/s/www.bbc. ... r-42094217
https://m.huffpost.com/us/entry/8801602
https://www.thenational.ae/world/uae-ha ... ugh-1.6287
No more comments pls on the Negotiation stuff in here.
-
- Posts: 155
- Joined: Sat Feb 11, 2017 7:09 am
Re: power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
People who take him seriously ayaa ka daran
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2298 Views
-
Last post by gemini07
-
- 9 Replies
- 1064 Views
-
Last post by Transformer
-
- 3 Replies
- 706 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 1005 Views
-
Last post by OAF
-
- 1 Replies
- 459 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 0 Replies
- 533 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 2 Replies
- 429 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 8 Replies
- 1098 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 323 Views
-
Last post by Adan*5