Page 1 of 5

Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 6:20 pm
by KingWaslawi
Wasiirka Madaxtooyada - Khadra Xaaji Gaydh
Maareeyaha garoomada Somaliland - SM Geezer

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 6:28 pm
by kaliil
KingWaslawi wrote: Thu Dec 21, 2017 6:20 pm Wasiirka Madaxtooyada - Khadra Xaaji Gaydh
Maareeyaha garoomada Somaliland - SM Geezer

Muuse barta.weliba imika waa bilow :ehh:

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 6:41 pm
by Ben Dover
Great move!

:blessed: :blessed: :blessed:

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 6:48 pm
by MujahidAishah
Ina xaji gaydh :dj:

First female mayor now first female wasiirka madaxtooyada hambalyo to her and Chelsea

Aabo muse came thru for us

Awoowo has something else to cry about in ceerigabo not only have sacad muse have more ministers but now a sacad muse female out ranks most if not all the men in muse cabinet :russ:

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 6:56 pm
by kaliil
MujahidAishah wrote: Thu Dec 21, 2017 6:48 pm Ina xaji gaydh :dj:

First female mayor now first female wasiirka madaxtooyada hambalyo to her and Chelsea

Aabo muse came thru for us

Awoowo has something else to cry about in ceerigabo not only have sacad muse have more ministers but now a sacad muse female out ranks most if not all the men in muse cabinet :russ:

Aisha mubarak taani ma taqaanaa?ninkaa waa laga qayliyay oo waa xirsi cusub.qof isagu ogolayni muuse ma arko fariintuna ma gaadho.ilaa ragii muuse u ololaynayay ayaa ninkaa ka qayliyay.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 7:17 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 6:56 pm
MujahidAishah wrote: Thu Dec 21, 2017 6:48 pm Ina xaji gaydh :dj:

First female mayor now first female wasiirka madaxtooyada hambalyo to her and Chelsea

Aabo muse came thru for us

Awoowo has something else to cry about in ceerigabo not only have sacad muse have more ministers but now a sacad muse female out ranks most if not all the men in muse cabinet :russ:

Aisha mubarak taani ma taqaanaa?ninkaa waa laga qayliyay oo waa xirsi cusub.qof isagu ogolayni muuse ma arko fariintuna ma gaadho.ilaa ragii muuse u ololaynayay ayaa ninkaa ka qayliyay.
Who is he? Maanta kahor ma maqal niyaw.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 7:23 pm
by kaliil
Kingwaslawi mubarak taani waa xoghayaha muuse biixi

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 7:33 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 7:23 pm Kingwaslawi mubarak taani waa xoghayaha muuse biixi
Inaar qolayahan reer galbeedku waa iska huuno, maba yaqaanaan baan is idhi sida wax loo hanbeeyo, Muuse durba reer miyi nimadii lagu xaman jiray ayaa soo baxday, waxaan ku idhi wuxuu is leeyahy dadku ku fahmi maayaan, waa ninka wasaarado isku raran reerkiisa u durba miisay. Wasaaradaa qaarbaa 3 wasaaradood oo culus isugu jira, Kaaga darane wixii hore reerka loogu sad buriyay ee Agaasima yaal lahaa fara badan, Taliyaha ciidanka qaran, Kastamada Somaliland, Haaya'adaha maxalliga ah, Hay'adda shaqaalaha qaran, iyo qaar kaloo badan midna, ma taaban ilaa iminka, hadduu se sidaa ku daayo, wallaahi halkay la martaynu eegi.

Bal sida uu wax u maamulo ayaynu ku baran doonaa.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 7:41 pm
by kanadiid90
You seem to be butthurt, he didnt include your beloved rer banin in his government?

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 7:51 pm
by KingWaslawi
kanadiid90 wrote: Thu Dec 21, 2017 7:41 pm You seem to be butthurt, he didnt include your beloved rer banin in his government? :lol:
Wtf i don't care about qabiil, weligay qabiilkayga anoo u doodaya maad arag, oo leh xilkaas bay hayaan, ama maxay xilkaa u heli waayeen. Waar odayga la taliya, wax badso wax beel bay leedahay.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 7:55 pm
by kaliil
KingWaslawi wrote: Thu Dec 21, 2017 7:33 pm
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 7:23 pm Kingwaslawi mubarak taani waa xoghayaha muuse biixi
Inaar qolayahan reer galbeedku waa iska huuno, maba yaqaanaan baan is idhi sida wax loo hanbeeyo, Muuse durba reer miyi nimadii lagu xaman jiray ayaa soo baxday, waxaan ku idhi wuxuu is leeyahy dadku ku fahmi maayaan, waa ninka wasaarado isku raran reerkiisa u durba miisay. Wasaaradaa qaarbaa 3 wasaaradood oo culus isugu jira, Kaaga darane wixii hore reerka loogu sad buriyay ee Agaasima yaal lahaa fara badan, Taliyaha ciidanka qaran, Kastamada Somaliland, Haaya'adaha maxalliga ah, Hay'adda shaqaalaha qaran, iyo qaar kaloo badan midna, ma taaban ilaa iminka, hadduu se sidaa ku daayo, wallaahi halkay la martaynu eegi.

Bal sida uu wax u maamulo ayaynu ku baran doonaa.

Kingwaslawi ma nala aragtay siday wax yihiin.anigu hadaan intaa sheego waxay i odhanayaan mucaarid baad ahayde iska aamus :damn: .anigu mar hore baan u sheegay huunooyinka inay iyaguun ilaa dawladii cigaal iyo wixii ka danbeeyey dhuuqaan.intaad sheegtayba waa runtaa iyagaa u badan markaa imika marhaday madaxweyne noqdeen waxay ahayd inay umada Kalena xaqooda siiyaan.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 8:04 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 7:55 pm

Qolyahan huunada aday ku dubanayaanba haddaad wax jira sheegto, mid kaliya oo odhanaya caddaalad darro inaga ilaaliya ma jiro. waabay ku faraxsan yihiin in Jaahil Muuse durba sidan wax u bilaabay.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 8:21 pm
by kaliil
Kingwaslawi Kkkkk huunada waad baratay.liiska taliyeyaasha ciidamada Masoo heli kartaa?ka mustafe Martin la yidhaahdo ayaa maalin sheegayey inay 26ka taliye ciidamada u sareeya 23 habar awal yihiin.26ka anaga 2 ayaa nagaga jiray labadiina shaqada ayaa laga fadhiisiyay maalmihii doorashadu dhacaysay

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 8:21 pm
by kanadiid90
KingWaslawi wrote: Thu Dec 21, 2017 7:51 pm
kanadiid90 wrote: Thu Dec 21, 2017 7:41 pm You seem to be butthurt, he didnt include your beloved rer banin in his government? :lol:
Wtf i don't care about qabiil, weligay qabiilkayga anoo u doodaya maad arag, oo leh xilkaas bay hayaan, ama maxay xilkaa u heli waayeen. Waar odayga la taliya, wax badso wax beel bay leedahay.
Lol lets not kid ourselves sxb latley you been talkin shit galbeedians ( frankly its fine by me) and raised the bari card due to the injustice of new muuse gov but why now? Its the same old silanyo system hes following Sm&Hj having the biggest share. So now only did you remember you follow bari ppl now when rer banin has no share in the government cuz you werent sayin much during silanyo time.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem

Posted: Thu Dec 21, 2017 8:29 pm
by X.Playa
waa war fiican haday durba cadaysteen. soo daayaa weliba waxa hadhay 60 agaasime iyo ku xigeen iyo balaayo, haysku taxaan. ka dibna ciday caano ka qubanayso haka qubato.

anigu kuwaas lamaan yaabin kuwaas weligayba waan aqaanay reer ma Hooreeye ma Hanbeeye, dagaalna kuma horeeyaan hadii cadow layska dhinicnayo, tolna haday maalin maamulaan waxba uma habeeyaan. waxan se la yaabay reer ciidagale laws oo xanjo yar la siiyay oo dharagayba oo taagan allxamadu lilaa . :Heh: waar nimanku damiir xumaa oo han yaraa ciise muuse oo nafar ah ayhaaba 2 wasiir maraya.