Page 1 of 1
Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Fri Dec 22, 2017 9:24 pm
by gobdoon
Waxa beryahan soo badanaya siyasiyiin ama shaqsiyaad ka so jeeda beeshan oo magalada Muqdisho ka sheganaya somalida kale
Marka maxa ka jira warkan teeda kale muqdisho dadka tariikhda uleh waxay u kala baxan dad meesha ka so jeeda oo boqolal sano degana lkn beesha HG degan ahaan waxa lagu yiqiinay gobolada dhexe iyo mudug
Koleyba wa khalad in cidina gaar u sheegato xata dadki loogu yimi oo magaladu wa caasimadi somali oo dhan ka dhexeysey.
Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Fri Dec 22, 2017 10:16 pm
by AwRastaale
Doofar boy worry about your villages.
Mogadishu belongs to the Hawiye and HG is a rightful stalkholder which happens to be a laandheere unlike the minority Bantus, Portuguese orphans and Indian/Arab bstards.
There is no such thing as a place belonging to 'all Somalis'. That's an artificial slogan.
Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Sat Dec 23, 2017 2:24 am
by gobdoon
Your opinion dont count you are thrush

Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Sat Dec 23, 2017 3:55 am
by FarhanYare
hakaa saarto
Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Sat Dec 23, 2017 5:38 am
by gobdoon
Farhan xad gudubka beeshada lagama aamuso hadad qof muslim ah oo somalinimadu ku weyntahay I know you are not a supporter of Shakuur
So I can see why beesha is claiming Mogadishou more than others basicaly they are looking history of Somalia after 1991 and that they fought a lot of fights at the time of the civil war and watlord era like Ali Mahdi and Aideed plus they reckon they lost a lot of men and blood in that city good example being Aidiid.
Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Sat Dec 23, 2017 6:34 am
by FarhanYare
Ma adigan daroodism amiinsan maa somalinimo ka hadlaya

Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Sat Dec 23, 2017 9:03 am
by gobdoon
I am not against HG as a qabiil far from it
Somaliya waxay u baahan tahay dib u heshiin ila hadana lama samay ka bilaw qaybaha kala duwan ee hawiya
Wa in la isu calool furnado oo la yeesho hal hadaf oo ah dib u dhiska midnimada iyo isku duubnida somali
Hg inayan cidna ku xad gudbin ayagana lagu xad gudbin
In la wada fariisto oo codi dulmana xaqooda la siiyo cidi dulmi wadana loo sheego
Wana in hal la ogaado hadii inta qabiil lagu mashquulayo oo qabiilba meel geesa dego marka waxa meesha ka baxaya qaraki somaliyeed kuligeena khasaaraha iyo jugtu wa ina so gaari wadankana hadaynu u talin umado kale aya imanaya oo la wareegi.
Re: Tariikhda HG Muqdisho iyo nawaxigeed
Posted: Mon Dec 25, 2017 5:59 am
by FarhanYare
gobdoon wrote: