Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
incognitoo
Posts: 25
Joined: Wed May 24, 2017 11:11 am

Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by incognitoo »

Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo waxaa Lagu Xusay In Beesha reer Sheekh isxaaq La shaqaysan Jireen Gumaystihii Ingiriiska.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu ku sheegay Buugiisa Beelaha Mudulood iyo isaaq isamadooda inay ahaayeen kuwa dhaqaale ahaan iyo cilmi ahaan ay ka dhiseen Gumnaystihii Ingiriiska iyoTalyaaniga, isaga oo farta ku fiiqay in beelahaas oo dhan waxbarasho iyo deegaan loogu qaadi jiray London iyo Talyaaniga, halka ay ciidan badan u Qoreen Gumaystihii .

Dhanka kale Beesha Daarood iyo Sayid Maxamed Cabdille Xasan ay ahaayeen kuwa dagaal kula jiray Gumaystihii ingiriiska iyo Talyaaniga si ay dalka uga Xoreeyaan.

Buugaas waxa ku Qora waa Xaqiiq Taariikhda Sooyaalka marka la fiirsho, Xiligii gumaysta dalka Joogay Gobalada Waqooyi Ragii Gumaystaha kaba qaadka u ahaa ee Tolkooda oo dhan Hoos geeyay waxaa kamid ahaa Suldaan Cabdiraxmaan Diiriye saad sawika ka arkaysid uu gumaystihii ingiriiska bilad sharaf siiyay.

Waxaa kaloo kuu Cadeynayaa Inay Hogaamiyaasha Beesha Daarood iyo Sayidkii ay dagaal kula jiree Gumaystihii Sheekadii Caan baxday ee Ugaas Maxamuud Dhoore iyo Talyaamiga Dhex martay.

Ugaas Maxamuud Dhoore oo u dhashay Beesha Mareexaan iyo sarkaal Talyaani ah oo mas'uul looga dhigay degaanka waqooyiga Jubba bilowgii sannadihii 1920-aadkii, Sarkaalku mar uu damcay in uu tiriyo geela beelaha Mareexaan ee ku dhaqan gobolka Gedo, ugaaska ayaa ka diiday oo ku yiri : " Geela Mareexaan oo aad tirokoobtaa waxaa kaa xiga xusulkaaga oo aad leeftaa ".
Sarkaalka oo aanan dareensanayn in xusulka aanan la leefi karin ayaa isku dayay in uu xusulkiisii leefo, markuu carrabka la gaari waayay ayuu ugaaskii la hadlay oo uu ku yiri :
" Haddii aan cududda jebiyo, markaas carrabka waan la gaarayaa xusulka ".
Ugaaskii : " Taas macnaheeda sow ma ahan in dhibaato faraha lala galo ".
Sarkaalkii : " Haa ".
Ugaaskii : " Dhibaatadaas ayaa kaa xigta geelayaga oo aad tirisaa ".
Beelihii Mareexaan waxay ku shireen meel la yiraahdo Yaaq, halkaas oo ay ku guddoonsadeen in ay muddo 24 saacadood ah ay geelooda ka tallaabiyaan xuduudda, Dagaalna isku Diyaariyeen Dhacdadaas waxaa loo yaqaan Seero Goys. Talyaanigii wuxuu la yaabay Gumaysi Niceybka Issimada Daarood iyo sida fudud oo ay isu ururiyeen iyo degdegta ay go'aanka ku fuliyeen.

Image

Image


Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by theyuusuf143 »

Waar maad ka joogi yaad caraabi adoo niyad jabsane , ingiriisku ma ka xooga Badan adiga suldaankaaga oo xabasgigii xayle salaase gacmaha iyo minjahaba ka dhunkanaya baanu hada soo dhigayna. Iyo hindigii warsangeliga haystay oo isna luqunta koor loo geliyey , waxaanu hayna awaawyaashaa oo leh we are the children of Of the British empire. Waxaanu hayna in this modern day idinkoo sankadhuudhiga baryaya oo leh "without KDF jubaland people will get lost " . Waxaanu hayna garaadkii dhuloos oo daraawishtu luqunta ka jartay fataalnimadiisa darteed. Daraawishtan aad Ku waalateena waa urur Argagaxiso ah oo isaaq aasaasay uguna badnaayen hogaamintisa , sida Alshabaab ta maantaba u tahay isaaq project. Somali abid waxaanan u horseedin kumay dhaqaaqin .
User avatar
incognitoo
Posts: 25
Joined: Wed May 24, 2017 11:11 am

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by incognitoo »

theyuusuf143 wrote: Tue Jan 30, 2018 7:35 am Waar maad ka joogi yaad caraabi adoo niyad jabsane , ingiriisku ma ka xooga Badan adiga suldaankaaga oo xabasgigii xayle salaase gacmaha iyo minjahaba ka dhunkanaya baanu hada soo dhigayna. Iyo hindigii warsangeliga haystay oo isna luqunta koor loo geliyey , waxaanu hayna awaawyaashaa oo leh we are the children of Of the British empire. Waxaanu hayna in this modern day idinkoo sankadhuudhiga baryaya oo leh "without KDF jubaland people will get lost " . Waxaanu hayna garaadkii dhuloos oo daraawishtu luqunta ka jartay fataalnimadiisa darteed. Daraawishtan aad Ku waalateena waa urur Argagaxiso ah oo isaaq aasaasay uguna badnaayen hogaamintisa , sida Alshabaab ta maantaba u tahay isaaq project. Somali abid waxaanan u horseedin kumay dhaqaaqin .
car i tus ceeb intaan la eg, nin reerkiisa oo dhan gaal hoos geeyay, gaal jacayl dad baa u dhashay waryaa.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by Ben Dover »

incognitoo wrote: Tue Jan 30, 2018 12:05 pm car i tus ceeb intaan la eg, nin reerkiisa oo dhan gaal hoos geeyay, gaal jacayl dad baa u dhashay waryaa.
Oh really?

Enjoy :)

- Doqmihii Cagdheer Doofaar Ismaaciil kissing hands and feet of Amxaar, the lowest scum to ever claim Somali:

Image

- Doqmihii Cagdheer Doofaar Ismaaciil writing begging letters to the English:

Image

"We are your children"
"We wish for English rule"
"I say that, as a sheep quivers under the blow of a knife, we, the Ogaden, are quivering under the oppressions of the Abyssinians"


- Doqmihii Cagdheer Doofaar Ismaaciil begging the English to allow them to fight under the British flag:

Image

"We beg the Government to allow our warriors to show their loyalty"

"With all humbleness we desire to beg of the Government to allow our sons and warriors to take part in this great war against the German evildoers. They are ready. They are eager. Grant them the boon."


"We humbly beg that our letter may be placed at the feet of our King and Emperor, who lives in England, in token of our loyalty and our prayers."

"The Jubaland Somali are with the English Government. Daily in our mosques we pray for the success of the English armies"


- Fishface Doofaar Ismaaciil sultan who was actually disabled forced to stand straight in the presence of his queen:
Image

He was made disabled by Isaaq.

- Not to be outdonw, boon marehan Doofaar Ismaacil sending begging letters to the English too:

Image

Want more? :) :up:
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by Ben Dover »

Let us not forget the only Somali group whore and give their daughters to colonial powers to gain political favours:

- Jareerteen ibnu Doofaar Ismaaciil, aka reer Douglas:

Image

Image Image :pacspit: :snoop:
User avatar
incognitoo
Posts: 25
Joined: Wed May 24, 2017 11:11 am

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by incognitoo »

....
Last edited by incognitoo on Tue Jan 30, 2018 12:43 pm, edited 1 time in total.
User avatar
incognitoo
Posts: 25
Joined: Wed May 24, 2017 11:11 am

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by incognitoo »

Republic of Somaliland The PresidencyOur Ref: SLR/PO/ISPMI/7/95
Your Ref: .......................3 July 1995Hargeisa
His Excellency The Prime Ministerof Israel Mr Yitshak Rabin

Hakirya, Fax No. 972 2 513 950Jerusalem, Israel.

Your Excellency

Establishing Strategic Partnership with the State of Israel
In my capacity as the President of the Republic of Somaliland, an admirer
of the state of Israel and the courage of its people, please accept my
compliments and my people's profound felicitations to you, your Government,
President and the people of Israel for their tenacity, strength and
resourcefulness which had finally constrained its adversaries to make peace
with the State of Israel.

I have the honour of representing the people of
Somaliland and its nascent state in this opportunity for seeking to
establish amiable and strategic links with the State of Israel.
It is important to note that our two nations have had strong links since
time immemorial. Indicative of such historical links, stretching well
before the advent of Islam to this date, is the influence of the Hebrew
culture in Somaliland and how Jewish legends and their mystical powers are
widely acknowledged and homage paid to them. In addition, the people of
Somaliland are appreciative as they have an indelible memory of the fact
that Israel was among the first three countries who recognized Somaliland
after it declared its independence from Britain on 26th June 1960, alas,
that independence lasted no more than four days as Somaliland entered into
a voluntary union with the UN Trust Territory of Somalia on 1st July 1960,
in the hope of creating Greater Somalia.
Exactly, thirty five years later, the dreams of Greater Somalia are
discredited and disavowed. It was under the union with Somalia that
Somaliland found itself a pathetic captive within a ruthless, destructive
and hostile state. Indeed, it was this union whose culmination was the
tyrannous and repressive regime of the late Siyad Barre which brought
about the enormous suffering, starvation and destruction in which the
world had witnessed and came to notice, too well, during the past five
years or so. The people of Somaliland have renounced such a union in May
1991 and reclaimed their independent sovereign entity, and nothing will
make them reverse the decision to extricate themselves from the captivity
of Somalia.

The vice-president and the Foreign Minister of Somaliland have, recently,
paid an official visit to Eritrea and while there met H.E. Ariel Kerem,
the Ambassador of Israel in Eritrea, who furnished them with valuable
advice and suggested that I, the President of Somaliland, should write to
your Excellency, as the Prime Minister of Israel, in person, informing you
about Somaliland's eagerness to establish an ex parte relationship based
on strategic partnership with the State of Israel and sharing with you
about my government's concerns and fears vis-a-vis the alarming menace
emanating from the expansion of Islamic influence in our strategic region.
As I am sure you are aware, at the height of the cold war Somalia's
strategic geographical location was acknowledged by both sides (East/West).
Today, however, although the West had won the cold war and
the threat of communism appears to be vanishing in many parts of the
world, we, in the Horn of Africa, are being threatened by a more sinister
and pernicious enemy in the form of encroaching Islamic influence. It
would be true to say that the State of Israel and its people are, perhaps,
more aware and alert of such threats than most other countries, and know
how perilous and pestilential the spread of Islamic influence would mean
for the entire region.

The political upheavals which have been taking place in the Horn of Africa
and the lack of stability in the region could be aggravated further if the
influence of Islamic Fundamentalism is not curtailed or contained very
soon. Somaliland's concern is reinforced by the growing influence of the
Saudis and the pro-Islamic Yemen, particularly ever since it had crushed
and defeated the South Yemeni's courageous attempt to forsake or renounce
its union with the north. Discovering that Eritrea is not interested [in]
to act as an Arab satellite, both Sana' and Riyadh, as well as Khartoum
(not to mention how pariah states like Iran and Libya are meddling into
the internal affairs of my country), are now directing their efforts to
force Somaliland to forfeit or withdraw its independence with the
intention of installing a pro-Islamic Somali state (under a federal
Somalia). This will most definitely render the control of both the north
and southern coasts of the Red Sea to pro-Islamic regimes, with the
exception of Eritrea and the miniature state of Djibouti which has no
significance leaving the whole region to become a bed-rock for Islamic
influence.

Your Excellency, my government firmly believes that owing to this region's
strategic geopolitical importance as a result of its propinquity to the
oil routes and the narrow Babul-Mendeb entrance, as well as its proximity
to the Gulf, the Middle East and the access to the Indian Ocean, it will
be highly deleterious if such a strategic region falls almost entirely
under the dominion of pro-Islamic regimes. Needless to say that this
should be a portentous eventuality which will in turn adversely affect the
national security of the State of Israel, and that of other countries in
the Horn of Africa who are trying to recover from years, if not decades,
of both man-made and natural disasters i.e. civil wars, military coups,
draughts and famines, etc. In addition, since countries in the region are
not politically stable the encroachment of Islamic influence will most
certainly have a destabilising effect. For instance, in Ethiopia with its
various nationalities and particularly with its large Muslim population,
the expansion of pro-Islamists in the region would act as a tinder-box
with the potential to enflame the entire region.
Although the people of Somaliland are over 98% Muslims, they are,
nevertheless, averse to adopt an antiquated Islamic Sharia Law as their
way of living and governance. In contrast my government intends to make
Somaliland a beacon of democracy and oasis for stability in this region of
upheavals and turmoil. But this is unlikely to happen in the present
climate, as we are ranged against by strong and powerful Islamic proxies
whose primary aim is to put out such an illume of hope. A foretaste of
what will happen if dark forces of Islamists will succeed in their pursuit
of bringing in a pass� or an out-moded system, could be seen in Mogadishu
today, where a de facto administration from a coalition of Islamic proxies
and minority tribal groups headed by not so long ago UN/International
fugitive warlord General Aideed, where Islamic surrogates have been
infringing people's human rights with impunity; people are being stoned to
death for committing no crime other than fornication; and limbs are being
chopped off for petty crimes such as mugging and burglary in a barbaric
inhuman and uncivilised manner. My government has, in lieu of imposing
Sharia Law on our people, just completed the draft of a new secular
Constitution which is very liberal and mundane, for I am conscious that
Sharia Law does not reflect the needs of my people who are aspiring to
become a modern society.

Pro-Islamists are hell bent on spreading their influence & version of
Islam in the region, and are exploiting the plight of the people of
Somaliland. Islamists are the kind of people inspired by a boundless hate
who could even exculpate and excuse the crimes of the Holocaust. They have
scant regard of the dire needs of the Somali people. All they are
interested in is to have their way and are pouring arms and funds to
set-up a pro-Islamic regime in our country and establish more Islamic
proxies throughout the region. Their modus operandi is to take advantage
of people's predicament and impose unsuitable Islamic regimes upon and
unsuspecting people. Somaliland is doing all it can to be a bulwark
against the spread of Islamic fundamentalism and sees this as an
international issue, thus would appreciate it if your Excellency would use
your good offices & enormous influence in the West, particularly in the
US, to alert them about the portentous/ominous situation developing in
this region, so that they would not remain hapless on-lookers while their
national/international interests are being threatened. I am absolutely
certain that those Arab countries noted above, as well as Iran, will
whip-up Islamic/Arab passion against Somaliland establishing amiable &
strategic partnership with the State of Israel and thus could use this as
a pretext to exacerbate our situation further both inside and outside
Somaliland. However, those countries need to know that my government is
not playing with empty emotions, as they often do, but playing pragmatism
and real politick for the best interest of its people and country. The
people of Somaliland have a daunting and onerous task to overcome their
Islamist adversaries and contain the encroachment of Islamic influence,
considering their strength, however, we are like David facing Goliath, but
then there were an overwhelming odds against Israel when it defeated Arabs
in three major wars. In order to surmount such an onerous task my
government needs the support and assistance of the State of Israel, not
only to defend our nascent state from the menace of pro-Islamist dark
forces, but also in terms of relief, rehabilitation and reconstruction of
this devastated country. In this regard my government has a number of
priority areas where your Excellency's assistance is pivotal to the people
of Somaliland, among these are: First, military equipment and counter
insurgency experts. Second, conducting plebiscite on the issue of
independence at the end of next year 1996 or early 1997. Third, relief and
rehabilitation aid as well as development advisers, petroleum and mineral
exploitation expertise. The people of Somaliland have full confidence in
their government and are absolutely behind me in this historic decision of
establishing strategic partnership with the state of Israel and I am
determined to see it come into fruition. shalom I have the honor to remain,
Your Obedient Servant Mohamed Ibrahim Egal President Republic of Somaliland

Image

look how they line up to bow to a figure head,the man aint even tigray lol

Image
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by ZubeirAwal »

Thread backfired instantly
User avatar
incognitoo
Posts: 25
Joined: Wed May 24, 2017 11:11 am

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by incognitoo »

ZubeirAwal wrote: Tue Jan 30, 2018 1:02 pm Thread backfired instantly
i could have pushed it in a very different direction, but i got alot of love for the house of isaaq, same as hawiye dir etc.....
i just posted a book farmaajo wrote, fyi in the same book he dismantled majeerteen. i couldnt find that segment.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by theyuusuf143 »

ZubeirAwal wrote: Tue Jan 30, 2018 1:02 pm Thread backfired instantly
As usual :lol:
abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by abodu »

Farmaajo reero badan ayu aflagaadeeyay. Qaar u dabadhilf ku sheego iyo xasuuq uu beeneeyo. That's his book.

Reerka isaq la yira propagaandada meeshey yahuudu ka garaacdo ayey iyaguna isku dayaan iney ka garaacaan. Waliba maanta waxa hogaamiya jeegaan dhaqanka yahuuda leh. Nimaankaasey talaabadooda ku daba tukadaan. Yahuudu waa...hitler bah sidan na yeelay. Palestine-na dhulkii kala wareeg. Jeegantuna tolkood garxajis oy gumeyeen, iyo dhulbahante oo ay kala dilaalaan iyo Tawheed sixir ahaan calanka loogu qortay oo waliba u dheertay calaacal iyo caadifad ku salaysan.....Once upon a time, wqxa jiri jiray odey la odhan jiray Hitl....I mean Siab bare.

Waaka idoorka maanta iyo nijaast la magac baxday jeegaan.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo

Post by theyuusuf143 »

abodu wrote: Tue Jan 30, 2018 2:02 pm Farmaajo reero badan ayu aflagaadeeyay. Qaar u dabadhilf ku sheego iyo xasuuq uu beeneeyo. That's his book.

Reerka isaq la yira propagaandada meeshey yahuudu ka garaacdo ayey iyaguna isku dayaan iney ka garaacaan. Waliba maanta waxa hogaamiya jeegaan dhaqanka yahuuda leh. Nimaankaasey talaabadooda ku daba tukadaan. Yahuudu waa...hitler bah sidan na yeelay. Palestine-na dhulkii kala wareeg. Jeegantuna tolkood garxajis oy gumeyeen, iyo dhulbahante oo ay kala dilaalaan iyo Tawheed sixir ahaan calanka loogu qortay oo waliba u dheertay calaacal iyo caadifad ku salaysan.....Once upon a time, wqxa jiri jiray odey la odhan jiray Hitl....I mean Siab bare.

Waaka idoorka maanta iyo nijaast la magac baxday jeegaan.
Look if I claim something and I can prove that it happened or does exist , thats not propaganda. Bal imika waxad ii sheegtaa Hal shay oo aad isleedahay waa beena isaaqu dhoodhoobay ? I can easily bring evidence , because we isaaqs don't lie .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”