The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Ahmed Farah sub clan iyo Muuse Shaani oo isku kacsan.
Ahmed Faarah alone have 70 degmo doorasho, this is more degmo doorasho than gabiley region and saahil combined.
As just now the parliament elections around the corner, wallee ciyaar cusub baa bilaabmaysa.
Xirsi Gaab, Cali Mareexaan, Khaliif Xiin waal, Mubaarig Bidhi, Maxamed Muraad iyo rag badan oo kale oo reerka ah, siyaasafuna kala irdhaysay ayaa maanta midaysan.
Muuse Biixi reero awood leh, oo badan ayuu isu kiciyay.
Ahmed Faarax iyo Muuse ha is bartaan.

- skywalker25
- SomaliNet Super

- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
I thought Ahmed Farah voted Wadani/Xirsi?KingWaslawi wrote: Tue Feb 13, 2018 7:57 am Ahmed Farah sub clan iyo Muuse Shaani oo isku kacsan.
Ahmed Faarah alone have 70 degmo doorasho, this is more degmo doorasho than gabiley region and saahil combined.
As just now the parliament elections around the corner, wallee ciyaar cusub baa bilaabmaysa.
Xirsi Gaab, Cali Mareexaan, Khaliif Xiin waal, Mubaarig Bidhi, Maxamed Muraad iyo rag badan oo kale oo reerka ah, siyaasafuna kala irdhaysay ayaa maanta midaysan.
Muuse Biixi reero awood leh, oo badan ayuu isu kiciyay.
Ahmed Faarax iyo Muuse ha is bartaan.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
That was like 50/50 or something like that.skywalker25 wrote: Tue Feb 13, 2018 8:02 amI thought Ahmed Farah voted Wadani/Xirsi?KingWaslawi wrote: Tue Feb 13, 2018 7:57 am Ahmed Farah sub clan iyo Muuse Shaani oo isku kacsan.
Ahmed Faarah alone have 70 degmo doorasho, this is more degmo doorasho than gabiley region and saahil combined.
As just now the parliament elections around the corner, wallee ciyaar cusub baa bilaabmaysa.
Xirsi Gaab, Cali Mareexaan, Khaliif Xiin waal, Mubaarig Bidhi, Maxamed Muraad iyo rag badan oo kale oo reerka ah, siyaasafuna kala irdhaysay ayaa maanta midaysan.
Muuse Biixi reero awood leh, oo badan ayuu isu kiciyay.
Ahmed Faarax iyo Muuse ha is bartaan.
Axmed Faarax badan ayaa u codeeyay Kulmiye galka qaar kalena u codeeyeen waddani.
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Dhuuso bixi the least respected president in the history

- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Beryahan internetka iyo facebook waxa waalay hj muuse ku mucaarada.muuse waxa u yaala plan b oo hj hadii isfahmi waayaan wuxu xulafaysi la samaysanayaa samaroon iyo qaybo garxajis ka mid ah.axmed ismaaciil samatar ayaa kulmiye gudoomiye looga dhigayaa.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Waaryaa Kaliil Samaroon iyo half Garhajis wax shaqaynaya maaha, HJ dhinaca ay u kacdo ayay guushu taalaa.kaliil wrote: Tue Feb 13, 2018 10:04 am Beryahan internetka iyo facebook waxa waalay hj muuse ku mucaarada.muuse waxa u yaala plan b oo hj hadii isfahmi waayaan wuxu xulafaysi la samaysanayaa samaroon iyo qaybo garxajis ka mid ah.axmed ismaaciil samatar ayaa kulmiye gudoomiye looga dhigayaa.
HJ, HY, HA
Saddexdaa midna kaligeed ma guulaysan karto, laakiin laba ka mid ah saddexdaas meeshay alliance ku samaystaan ayaa guulaysanaysa.
Haddaan si kale u dhigno, HJ and HA alliance hadduu sidaa ku dhamaado Muuse kursiga hal term wax ka badan ma sii joogi karo. Sababtoo ah HY kursiga oo muddo dheer aanay ku fadhiisan ayay u baahan tahay, sidoo kale xisbi Waddani ayay musharax ka yihiin. Taasna macbaheedu waxa weeye Half Garhajis, Muuse oo abaalaawe ah ma isku hallayn karaan.
Walahu Muuse nin la bartuu noqonayaa kuwii soo saaray hadday iaku dhaceen na cid kalay heshiinayaan. Waa nin siyaasadda askarinimo u haysta laakiin walahi waa ku shanlaynayaa.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Intad sheegtayna waa laydinka qaadayaa hadaad madaxwaynaha ugu mahadnaqi waydaan . Sanadkan waa sanadkii muuse Abokor Ahmed faaraxa aakhiru licibka 2021 baa ground ka laydin soo gelinaya Marka mujaahidku codkiina tirada Badan u baahdo. Inta ka horaysa bisamci wadaaca hadaad dawlada ula shaqayn waydaan anagaa booskiina buuxinayna hadee commandos ka Reer daahirna lagagama daba dhufto waaanu idin shiiqininayna gebigiinaba . Kkkk
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Kingwaslawi sxb muuse nacas maaha oo qabiil dhan isku dirimaayo iyagoo midaysan e marka hore iyagaa la kala furfurayaa.divide and rule weeye siyaasadiisu.qabiil dalka inta looga baahdo ayaa lasoo dhoweysanayaa. reer Daahir iyo reeraha kale wasiirada helay iyagoo mucaaradaya arkimaysid.reerkii qayliyana inta qaar iyaga ka mid ah lacag la siiyo ayaa ka daba Hadla la odhanayaa.
Hy shir bay iclaamiyeen markaa imika anagaa nalagu dhex jiraa oo la rabaa ina lacag nalagu kala furfuro si shirkaasi u baaqdo.
Hy shir bay iclaamiyeen markaa imika anagaa nalagu dhex jiraa oo la rabaa ina lacag nalagu kala furfuro si shirkaasi u baaqdo.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
kaliil wrote: Tue Feb 13, 2018 10:39 am Kingwaslawi sxb muuse nacas maaha oo qabiil dhan isku dirimaayo iyagoo midaysan e marka hore iyagaa la kala furfurayaa.divide and rule weeye siyaasadiisu.qabiil dalka inta looga baahdo ayaa lasoo dhoweysanayaa. reer Daahir iyo reeraha kale wasiirada helay iyagoo mucaaradaya arkimaysid.reerkii qayliyana inta qaar iyaga ka mid ah lacag la siiyo ayaa ka daba Hadla la odhanayaa.
Hy shir bay iclaamiyeen markaa imika anagaa nalagu dhex jiraa oo la rabaa ina lacag nalagu kala furfuro si shirkaasi u baaqdo.
Waar HJ cidi makala furfurto
Cad quudheedkana ma qaataan anaa kuu huba taas.
Dahir Faarax iyo Axmed Faarax ama Faarax Cabdille iska daaye ilma Cabdille oo dhan iyo Nuux Maxamed ayaan cidi kala furi karin.
Waa dad isku aragti dhaw.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Shirkaa habaryonis laba qodob uunbaa kasoo baxaya haduuba dhaco . (1) beeshu waxay taageersantahay qaranimada jamhuuriyada barakaysan (2) beeshu waxay dhiirigelinaysa nabad kuwada noolanshaha beelaha walaalaha ee ay la jaarka tahay. That's all kkkkkkkkkKKkaliil wrote: Tue Feb 13, 2018 10:39 am Kingwaslawi sxb muuse nacas maaha oo qabiil dhan isku dirimaayo iyagoo midaysan e marka hore iyagaa la kala furfurayaa.divide and rule weeye siyaasadiisu.qabiil dalka inta looga baahdo ayaa lasoo dhoweysanayaa. reer Daahir iyo reeraha kale wasiirada helay iyagoo mucaaradaya arkimaysid.reerkii qayliyana inta qaar iyaga ka mid ah lacag la siiyo ayaa ka daba Hadla la odhanayaa.
Hy shir bay iclaamiyeen markaa imika anagaa nalagu dhex jiraa oo la rabaa ina lacag nalagu kala furfuro si shirkaasi u baaqdo.
Anigu waxan idin odhan lahaa hawshiisa iska dhaafa bahalka kharashkad Shir maalaayacni ah ku qabanaysan maanta dadkeena abaartu haleeshay wax loogu qabto .
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Inaader is deji horta wax wayni ma jiraan, waxani waa siyaasad uun laakiin maalinba meel bay ka shidan tahay, Baarlamaankii iyo golihii degaanka ayaa sanad kalliya inaga xigtaa doorashooyinkoodii.theyuusuf143 wrote: Tue Feb 13, 2018 10:34 am Intad sheegtayna waa laydinka qaadayaa hadaad madaxwaynaha ugu mahadnaqi waydaan . Sanadkan waa sanadkii muuse Abokor Ahmed faaraxa aakhiru licibka 2021 baa ground ka laydin soo gelinaya Marka mujaahidku codkiina tirada Badan u baahdo. Inta ka horaysa bisamci wadaaca hadaad dawlada ula shaqayn waydaan anagaa booskiina buuxinayna hadee commandos ka Reer daahirna lagagama daba dhufto waaanu idin shiiqininayna gebigiinaba . Kkkk
Haddii Kulmiye kuraasta Baarlamaanka lagaga adkaado awooda ayaa kaga wiiqayaa, waddani ayaa iminka sida kalliya ee uu rabaa tahay inuu kuraasta baarlamaanka 60% ka helaa, iyo waliba speaker. Haddii majority of Garhajis iyo HJ bafan Waddani iska soo sharaxaan, intaa wuu heli karaa.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Kingwaslawi dadka qaar waxay leeyihiin maxamuud xaashi wuxu iibsanayaa ucid warkaa maxaa ka jira?muuse iyo maxamuud xaashi imika iskuma fiicna muusena wuxu rabaa inuu saaxada siyaasada ka saaro maxamuud xaashi.dadkii maxamuud xaashi hore u shaqaalaysiiyayna shaqada waa laga eryey.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
Siyaasaddu markeeda horeba waa iska shilin oo kale marba dhinaca aad u tuurto mooyee dhinaca kale inuu u dhacaa la arkaa, kolay nin kastaaba han buu lahaan karaa, siyaasadduna ka weyn wax la iibsan karo, markaa horta kalsooni ma haysataa iyo taageero ayaa ka horraysa inaad is kharash garayso.kaliil wrote: Wed Feb 14, 2018 11:19 am Kingwaslawi dadka qaar waxay leeyihiin maxamuud xaashi wuxu iibsanayaa ucid warkaa maxaa ka jira?muuse iyo maxamuud xaashi imika iskuma fiicna muusena wuxu rabaa inuu saaxada siyaasada ka saaro maxamuud xaashi.dadkii maxamuud xaashi hore u shaqaalaysiiyayna shaqada waa laga eryey.
Sidoo kale dadku qof ay rabaan ma tahay, qof se horumar lagu bartay ma tahay? Dabcan anigu sidaan aamin sanahay rag siyaasadda hore ugu fashilmay waxay tarayaan ayaaba iska yar, Tusaale ahaan, Maxamuud Xaashi iyo Cali Marreexaan iyo raggii Siilaanyo lasoo shaqeeyay badankooduba fashil bay ahaayeen, ma ragga dadkii ay 7 sano matalayeen waji ay la hor yimaaadaan aan hayn iyo wax qabad ay ku faani karaan ayaa cidi wax ka dhagaysanaysaa?
Siyaasaddu waa sida laacibka kubada cagta oo kale, hadduu goolal badan dhaliyo oo ciyaar wanaagiisa loo bogo wuu soo shaac baxaa taageero badana wuu helaa. Haddii se uu fashilmo waa lagu ooriyaa qofkaas iga badala weeye.
"Nin waliba wixii uu dhigtaa ugu jira dhiilla caanaha".
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The governor of Maroodijeex and The chairman of national madaxa qandaraaska qaranka not enough my sub clan lol
KingWaslawi wrote: Wed Feb 14, 2018 5:13 pmSiyaasaddu markeeda horeba waa iska shilin oo kale marba dhinaca aad u tuurto mooyee dhinaca kale inuu u dhacaa la arkaa, kolay nin kastaaba han buu lahaan karaa, siyaasadduna ka weyn wax la iibsan karo, markaa horta kalsooni ma haysataa iyo taageero ayaa ka horraysa inaad is kharash garayso.kaliil wrote: Wed Feb 14, 2018 11:19 am Kingwaslawi dadka qaar waxay leeyihiin maxamuud xaashi wuxu iibsanayaa ucid warkaa maxaa ka jira?muuse iyo maxamuud xaashi imika iskuma fiicna muusena wuxu rabaa inuu saaxada siyaasada ka saaro maxamuud xaashi.dadkii maxamuud xaashi hore u shaqaalaysiiyayna shaqada waa laga eryey.
Sidoo kale dadku qof ay rabaan ma tahay, qof se horumar lagu bartay ma tahay? Dabcan anigu sidaan aamin sanahay rag siyaasadda hore ugu fashilmay waxay tarayaan ayaaba iska yar, Tusaale ahaan, Maxamuud Xaashi iyo Cali Marreexaan iyo raggii Siilaanyo lasoo shaqeeyay badankooduba fashil bay ahaayeen, ma ragga dadkii ay 7 sano matalayeen waji ay la hor yimaaadaan aan hayn iyo wax qabad ay ku faani karaan ayaa cidi wax ka dhagaysanaysaa?
Siyaasaddu waa sida laacibka kubada cagta oo kale, hadduu goolal badan dhaliyo oo ciyaar wanaagiisa loo bogo wuu soo shaac baxaa taageero badana wuu helaa. Haddii se uu fashilmo waa lagu ooriyaa qofkaas iga badala weeye.
"Nin waliba wixii uu dhigtaa ugu jira dhiilla caanaha".
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 663 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 2 Replies
- 573 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 10 Replies
- 1413 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 25 Replies
- 3645 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 169 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 9 Replies
- 1196 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 13 Replies
- 1240 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 5 Replies
- 867 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 3 Replies
- 484 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 2 Replies
- 529 Views
-
Last post by original dervish