Ex Interior Minister Odawaa argued Somali government to recall UAE Ambassador

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Ex Interior Minister Odawaa argued Somali government to recall UAE Ambassador

Post by mahadalla »

Image

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in midnimada iyo madax banaanida Soomaaliya ay lama taabtaan tahay, isagoo ugu baaqay Xukuumadda inay u yeerto Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, si wax looga weydiiyo mowqifkooda ku aadan Midnimada Soomaaliya.

Xildhibaan Odawaa oo ka jawaabayay wareysi uu Agaasimaha DP World siiyay Warbaahinta Imaaraadka Carabta oo ahaa in Soomaaliya aanay waxba ka quseyn heshiiska Berbera ayuu ku sheegay in aan loo dulqaadan karin ku xadgudubka Midnimada iyo madax banaanida Soomaaliya.

Isagoo ka hadlayay Heshiiskii Dekeda Berbera ayuu yiri “Heshiiskan waxa uu xittaa xadgudub ku yahay maamulka Somaliland oo dekaddii ay maamulayeen ka qaatay saami dhan 31%, intii kalana u ogolaaday dalal shisheeye.”

Xildhibaan C/raxmaan Odawaa ayaa Xukuumadda u jeediyay talooyin ku aadan tallaabooyinka ay tahay in arrintan laga qaado waxaana ka mid ahaa:-

1- Waa in loo yeeraa safiirka UAE u fadhiya Soomaaliya lagana waraystaa mawqifkooda ku aaddan midnimada Soomaaliya.

2- Waa in dhammaan heshiisyada DP World ee Soomaaliya la joojiyaa sida kan Berbera iyo Bosaaso (maaddaama aysan oggolaan xukumadda Federaalka ah, barlamaankuna uusan ansixin labada heshiisba).

3. Haddii aysan xukuumaddu qaadin tallaabooyin cad cad oo aan aheyn baaq kaliya, waxaan u qaadanaynaa in ay arrimahan wax ka ogtahay.

https://www.jowhar.com/somali/xildhibaa ... ooga.html5
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ex Interior Minister Odawaa argued Somali government to recall UAE Ambassador

Post by Khalid Ali »

I hope they do uae does not need some.naked hawiye Bantu Norway pays.your bills. Turks.feed.you . Yuweri protects you. Gabre puts a pistol inside your sister punani..and these walanweyn keep on talking about berbera as if In hooyadood lugu wasay berbera
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Ex Interior Minister Odawaa argued Somali government to recall UAE Ambassador

Post by bashe19 »

Isbaaroyinka bilqankaa oo Mareegur, Godinlabe, Gelinsoor, Cadaado ilaa Badiiradley daadsan oo isuwada muuqda haka taliyo in la qaado hada, hadii kale uskud dheh schemo.


:dj:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ex Interior Minister Odawaa argued Somali government to recall UAE Ambassador

Post by theyuusuf143 »

Zoomalia can never do that because they need UAE government hand outs.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”