Awel baanan Ogaadeen ka sugeyn ficil an wadaagnaye.
Awel baanan Ogaadeen ka sugeyn caqli ababshaaye.
Awel baanan Ogaadeen ka sugeyn derinimo layku xumeyaye.
Awel baanan Ogaadeenka sugeyn arligu u damqadaye.
Awel baanan Ogaadeen ka sugeyn dano an wadaagnaye.
Awel baanan Ogaadeen ka sugeyn axdi ay dhowraane.
Ogaaden waxaa lagu maasheyey arlada balaadhso e
Ogaaden waxaa lagu maasheeyey cidwalboy i sheego e.
Ogaaden waxaa lagu maasheyey Ogaaden dheh oo yaa wax ku dhihiye.
Ogaadeen waxaa lagu maasheyey dowlad saddex geesod ehe.
Ogaaden waxaa lagu maasheyey Gariza, Kismyo iyo jigjiga mide e.
Ogaaden waxaa lagu maasheyey ficili xun sokeeye e.
Ogaaden waxaa lagu maasheeyey ishi ay dantooda ka arkaane.
Ogaaden waxaa lagu maasheyey cabiid ay u sujuudane.
Ogaaden waxaa lagu maasheyey dabaqoodhi inay ahaadane
Waxa la gudboon Ogaaden dantodoy gartane
waxa la gudboon Ogaden somaliweyn oy racane.
Waxa la gudboon Ogaden xigaaladow la showrane.
Waxa lagudbon Ogaaden arladenoy asaaska dhigtaane
Waxa lagudbiin Ogaden gumaystahooy isaga haraane.
Waxa lagudbon Ogaaden illaahodoy ka yaabaane.


