Dadka siyaasadda ka faaloota waxay yidhaahdaan Siyad Barre iyo waliba Mareexaan kolkii shirkaddo American ah oo Oil iyo Gas baadha gacanta ku dhigeen, kolkii America saldhig military ka samasteen berbera iyo Kisymaayo, ayaa waxa dhacday inay Mareexaankii shaadh bir ah ayago xidhan ku riyoodeen. Deedna faleen waxii Somali kala dilay.
Maanta Jeegaantu xisaab raqiis ah ayay isku gaysteen. Imaraadka saldhig no samayn doona, Oil ayaa na loo so saari doona.. Kolka waxaan doono ayaan samaynayna.
Waa la isu soo noqon wixii nool aduunyadda.
Siyad Barre riiyo ayaa hoday, Jeegaana hunguri ayaa hoday...
Moderator: Moderators
- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 2 Replies
- 2206 Views
-
Last post by zingii
-
- 22 Replies
- 1359 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 6 Replies
- 600 Views
-
Last post by GAMES
-
- 21 Replies
- 1258 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 2 Replies
- 485 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 362 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 3 Replies
- 433 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 17 Replies
- 3543 Views
-
Last post by TheLoFather