Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by kaliil »

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by kaliil »

Waxan odhan jiray cali siciid maxay la yaryihiin oo u tarmi waayeene ileen qaar baa koonfur degen.beri dhowayd baan maqlay gabadh leh gaaljecel qaar baa hy ah markaasaan ku qoslay
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by skywalker25 »

It's true, I got family who still live in that area...
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by LiquidHYDROGEN »

Hiiraan is an underrated region. Isaaq need to expand beyond goboladan qalalay and explore Beledweyne etc.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by AwRastaale »

I approve of this message. It’s all legit. X-Playa will explain. It’s all authentic.

Back in the days the Reer Suggulle were over there but with them I think they chased camels and raided neighbors.

We have to send them aid as well as all Reer Beledwene.
DrHagardiid
Posts: 2
Joined: Wed May 02, 2018 10:24 pm

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by DrHagardiid »

kaliil wrote: Mon Apr 30, 2018 11:18 pm Waxan odhan jiray cali siciid maxay la yaryihiin oo u tarmi waayeene ileen qaar baa koonfur degen.beri dhowayd baan maqlay gabadh leh gaaljecel qaar baa hy ah markaasaan ku qoslay
Walaal, Gaaljecel qaar ka mid ah baa Habaryunis ah waa war igu cusub...
Sidee qabiil gooni ah, oo magac gooni ah leh, deegan gooni ah dago, sidee qeyb ka midah qabiilkaasi u noqon karaan qabiil kale?!
Ta kale, ugaaska xagee ku yiri warkaas, I mean caddeyn buu u baahanyahay...
Hadaad rabtaab in aad tiro badnaan, dee is guursada oo tarma, reeraha kale ha sheeganine.
DrHagardiid
Posts: 2
Joined: Wed May 02, 2018 10:24 pm

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by DrHagardiid »

Hhhhhh
Waa wax lagu qoslo runtii 😂😂😂
Adeer anagaa Gaaljecel ah, naqaanno reerkeenna... Bal sheeg inta Habaryuunis ah ee nagu dhex jirta?
Goorma se ugaasku yiri hadalkan... ?
Proove it!
User avatar
Typhoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2210
Joined: Wed Apr 14, 2010 1:42 am
Location: Ubi concordia, ibi victoria - Publius Syrus

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by Typhoon »

reminds me of kuul care few years back :lol: :lol:

dumarkii isaaq ba dhali wayay miya, siinada, iyo qaadka iska yareeya :lol:


laangaab laangaab dhalay deh, 2018 bay gaaljecel naf ka dooneen.

gaaljecel wa reer gob ah oo la yaqaan, they are legendary camel herding clan that live from hiraan ila kismaayo.

gaaljecel are great friends with the marexaan, abaar markay gaaljecel ku dhacdo, geela gaaljecel daaqsi waxa lo keena gedo iyo jubada dexe.

gaaljecel wa niman samaale ah, laking hawiye bay la tolobeen because gaaljecel mothers is hawiye like xawadle

90 percent of gaaljecel are still nomads koonfur hadad tagtid you rarley see gaaljecel in the cities but in the badiye there millions of time.


beesha sade protected gaaljecel land from kablalax when they called them giirgiir
thats why barre hiiraale is icon to them.

there is gabay ee gaaljecel tiriyeen ee ku amaanayan reer sade waxay na ku daarteen intu gaaljecel jiro dirayada sade in ee hiil iyo hoo siyaan, i will find that gabay
Heersarexx
Posts: 19
Joined: Thu Mar 22, 2018 6:31 pm

Re: Cali siciid hiiraan degen yaa maqlay

Post by Heersarexx »

There’s still some HY in southern Somalia. My mother’s adeer labad lives in baydhabo with his kids, and his marehan wife LOL. :lol: He was an wildlife vet in the 60s/70s.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”