Anagu waxaanu nidhaahnaa qofkii waalan tolkii ayaa u miyir qaba.
Tolow maxaa tolkiisii ku dhacay miyaanay arkayninin.
2010 ayuu isa salaamayey

Weli miyaa aragteen qof isla sheekeysta isagu oo caadi loo haysto.
Beri hore ayuu is duqeeyey bal link kan eega adiguba waad yaabiye.
Isagoo magacyadiisii badnaa mid ka mid ah isticmaalaya ayaa wuxuu leeyahay " Khalid Ali soo gal"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 319845f6ef
Waar yaa ILLAAHAY yaqaana oo umada islamka ku jira
Weli tan oo kale yaa arkay
Markaasay ahayd in cilaajka la geeyo