SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by Ben Dover »

Image

Image

Image

Image

SNM leadership, once again, showing mercy. Qurjiile of Dhumay currently abandoned in Las Anod were reported to have kissed the feet and performed communal sujuud to Muj Maxamed Kaahin :blessed:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by kaliil »

Hadii been la sheegayo been run u eeg baa la sheegaa.jeegaantu meesha waxba ma geyn markii horena iyagaa dadka isku dirayay.maxamed kaahin inuu dhumay tago waa loo diiday Laascaanood ayuu dib uga laabanayaana.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 9:24 am

Ninyow sidii islaan la furay ayaa imika waxa kaa soo hadhay uun hinaase iyo xaasidnimo iyo xin. adeer kaligaa Habar Yoonis ma tihide kala fadhiiso meesha dhuusada , mafrishkan maskaxada yar lagaaga wasayna ka kac oo cilmi kale baro.
abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by abodu »

Liyyu bolis iyo hubkoodi inside jsl. Mujaahid handaraab fashiluu
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 9:24 am

Hadii been la sheegayo been run u eeg baa la sheegaa.jeegaantu meesha waxba ma geyn markii horena iyagaa dadka isku dirayay.maxamed kaahin inuu dhumay tago waa loo diiday Laascaanood ayuu dib uga laabanayaana.
Dhulkani gudaa SL ba maaha , ninyow xinka iyo daciifnimada jooji. Hadaad necebtay reer hebel ka dalka xukuma maaha macanaheedu inaad dalka dab ku qabatid oo meel kaste af xumo iyo dacaayad fididisid.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

abodu wrote: Fri Nov 09, 2018 2:41 pm Liyyu bolis iyo hubkoodi inside jsl. Mujaahid handaraab fashiluu
Madhibaan horta soo baro meeshay ku taal Dharkayn Genyo, kolay aabahaa baa samaayaha ka doonan jiree waydii.
Last edited by X.Playa on Fri Nov 09, 2018 2:55 pm, edited 1 time in total.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

If you look closely the two images are not even the same , not even in the same country. One is inside Somaliland and the other is outside Somaliland. Dharkayn Genyo is a dot on the border in no-man's land.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by kaliil »

X.Playa wrote: Fri Nov 09, 2018 12:34 pm
kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 9:24 am

Hadii been la sheegayo been run u eeg baa la sheegaa.jeegaantu meesha waxba ma geyn markii horena iyagaa dadka isku dirayay.maxamed kaahin inuu dhumay tago waa loo diiday Laascaanood ayuu dib uga laabanayaana.
Ninyow sidii islaan la furay ayaa imika waxa kaa soo hadhay uun hinaase iyo xaasidnimo iyo xin. adeer kaligaa Habar Yoonis ma tihide kala fadhiiso meesha dhuusada , mafrishkan maskaxada yar lagaaga wasayna ka kac oo cilmi kale baro.
Xin iyo xaasidnimo igama ahe kuwan beenta isugu sheekaynaya ayaan runta u sheegayay.wax meesha la geeyo iskaba daaye ina kaahin inuu meesha tago waa loo diiday oo Laascaanood hasoo dhaafin baa lagu yidhi.saaxdheer,dharkayngeeyo iyo dhumay ciidamo liyuu polis ah oo salaadiinta daarood dalbadeen oo farmaajona ogolaaday baa jooga.ergada iyo gudiyada labada beelood waxa la geynayaa jigjiga oo lagusoo heshiisiinayaa.labada reer waxa isku diray maamulka jeegaanta weliba bahararsame oo somaliland taageersan ayay hubeeyeen.waxay rabaan inay dhulbahante coloobaan oo iyagoo midaysan puntland la safan hadii jeegaanta iyo puntland dagaalamaan.markii jeegaantu siyaasadii ku fashilantay ayay beelaha isku dirayaan si dadku isugu mashquulaan oo fashilaadooda ku qariyaan.
Ina kaahin markuu qayaad iyo bahararsame isku diray wuxu tegey degmada xudun isagoo lacag badan sida waxaanu rabay inuu isku diro ugaadhyahan iyo sacad yoonis oo ugaadhyahanka wuxu ku yidhi sacad yoonis degmada ka saara si keligiin u yeelataan laakiin qolada dhulbahante isku dirka way ku fahmeen oo way ka diideen.labada kornayl iyo taageerayaasha jeegaantu qori dable ayay la wareegayaan oo iyagaa dabka kolba meel ku dhejinaya.dalka meel fayoobi ma jirto.harti iyo habar yoonis ayay u ciil qabaan oo ka aargoosta isleeyihiin laakiin way ku fashilmayaan oo iyagaa ku jabaya.

kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 3:04 pm

Dhibaatada Radio Mafrish kaaga haysata waxa weeye , laba arimood , horta kowaad meeshay Dharkayn Genyo ku taal baa kaa qaldan , ta labaadna dhulkay Somaliland ka taliso iyo dhulkaanay ka talin gobolka Sool baa kaa qaldan . Malaa ciidankaaga reer fadhi-ku-dirir qolkay ku qayilaan khariidad yar xataa wa u waayeen.

Wax la hubeeyay iyo wax laysku diray anaku ma maqal malaa adiga radio iyo idaacad gaar ah baa ku waranta. Labadan reer ee dhulbahnate ilaa 2003 waa is haysteen waxana laysku dilay arin ku saabsan gacansiga qaadka , siyaasad ba arintoodu shaqo kuma laha.

Ku yara laabo mafrishka oo bal soo hubso jawaabtaan ku siiyay. Liyo Boolis xadkooda may soo dhaafin , Dharkayn Genyo xadkay ku taal , meeshan cuntada laga bixinayo waa xadka dhankiisa kale oo Ethiopia ah SL shaqo kuma laha , Liyu Boolisna xadka SL may soo galin.

adeer la naso cuqdada , habar yoonis waxa daciif ka dhigay kun noocaaga ah oo meel kaste la taagan " jeegaan baa na kufsatay" waar umada ka fadhiista idinka iyo Cirro Macal-weyne meesha waxba kuma haysaane.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by kaliil »

Dharkayngeeyo iyo saaxdheer xuduuda ayay ku yaalaan sida magaalooyinka kale xuduuda ayay labada dhinacba xigaan. ciidamada liyuu polis xuduuda way kasoo gudbeen oo dadka dhinaca somaliland degen mucaawino ayay siinayaan amnigana way ilaalinayaan.waa run labada reer colaadoodu wakhti dheer bay soo jiitamatsay oo isku noqnoqdeen laakiin tan u danbaysay xasuuq qorshaysan oo jeegaantu soo amartay bui ahaa.bahararsame ayaa hub culus oo tikniko ah lagu hubeeyey qayaadna ciidan beeleedkoodii meesha waa laga qaaday oo waxa la geeyey adhicadeeye.markii la hubsaday ina bahararsame si fiican loo hubeeyay qayaadna ciidankoodii la fogeeyay ayaa bahararsame la fasaxay oo maatidii meesHa joogtay xasuuqeen.xasuuqa kadib maamulka jeegaanta cid ka socotaa ma tegin oo farxad iyo damaashaad bay ku jireen.20 maalmood kadib markii salaadiinta daarood yimaadeen ayuu ina kaahin oo ordaya oo shirka nabadaynta carqaladee is leh Laascaanood yimi.ina kaahin waxa loo sheegay shirka nabadaynta cid daarood ahayni inaanay iman karin isagana Laascaanood hasoo dhaafin baa lagu yidhi
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 3:34 pm Dharkayngeeyo iyo saaxdheer xuduuda ayay ku yaalaan sida magaalooyinka kale xuduuda ayay labada dhinacba xigaan. ciidamada liyuu polis xuduuda way kasoo gudbeen oo dadka dhinaca somaliland degen mucaawino ayay siinayaan amnigana way ilaalinayaan.waa run labada reer colaadoodu wakhti dheer bay soo jiitamatsay oo isku noqnoqdeen laakiin tan u danbaysay xasuuq qorshaysan oo jeegaantu soo amartay bui ahaa.bahararsame ayaa hub culus oo tikniko ah lagu hubeeyey qayaadna ciidan beeleedkoodii meesha waa laga qaaday oo waxa la geeyey adhicadeeye.markii la hubsaday ina bahararsame si fiican loo hubeeyay qayaadna ciidankoodii la fogeeyay ayaa bahararsame la fasaxay oo maatidii meesHa joogtay xasuuqeen.xasuuqa kadib maamulka jeegaanta cid ka socotaa ma tegin oo farxad iyo damaashaad bay ku jireen.20 maalmood kadib markii salaadiinta daarood yimaadeen ayuu ina kaahin oo ordaya oo shirka nabadaynta carqaladee is leh Laascaanood yimi.ina kaahin waxa loo sheegay shirka nabadaynta cid daarood ahayni inaanay iman karin isagana Laascaanood hasoo dhaafin baa lagu yidhi
Bal waayee cadee? wax kaste layskama qoro sida inaad mafrish joogtid. Bal noo cadee in goobtaas cuntada lagu qaybinayo ee Dharkayn Genyo tahay dhanka SL ee aanay ahayn dhanka Ethiopia!!! hada waxad kala jaraysaa waa tin , oo Dharkayn Genyo waxay ku taal xadka oo khadkay saarantay oo 2 talaabo waa dhanka Ethiopia laba talaabana waa dhanka SL> , hasayeeshe adaa talaabooyinka tiriyay oo yidhi waa dhanka SL , waxanu kaa rabnaa cadayn.

waxaaga kale reer hebel baa la hubeeyay oo reer hebel baa set up ku sameeyay shookooyinkaasi waa mafrish diet meceno weyn u samayn mayso qolyahaga aan makhaayadaa ka yoowyootamin.

waxanu kaa sugnaaba waa cadayn.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by gobdoon »

Kaahin wa gacan ku dhiigle qabqale dagal ooge , dagaala badan oo dad shicib ah lagu laayey bu gacan ku laha , wa in Laascano laga eryo dayuuska.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

gobdoon wrote: Fri Nov 09, 2018 4:08 pm Kaahin wa gacan ku dhiigle qabqale dagal ooge , dagaala badan oo dad shicib ah lagu laayey bu gacan ku laha , wa in Laascano laga eryo dayuuska.
ma hooyadaa buu dilay? shicib u laayay anaku maanu maqale.
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by Sharmarke91 »

kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 3:34 pm Dharkayngeeyo iyo saaxdheer xuduuda ayay ku yaalaan sida magaalooyinka kale xuduuda ayay labada dhinacba xigaan. ciidamada liyuu polis xuduuda way kasoo gudbeen oo dadka dhinaca somaliland degen mucaawino ayay siinayaan amnigana way ilaalinayaan.waa run labada reer colaadoodu wakhti dheer bay soo jiitamatsay oo isku noqnoqdeen laakiin tan u danbaysay xasuuq qorshaysan oo jeegaantu soo amartay bui ahaa.bahararsame ayaa hub culus oo tikniko ah lagu hubeeyey qayaadna ciidan beeleedkoodii meesha waa laga qaaday oo waxa la geeyey adhicadeeye.markii la hubsaday ina bahararsame si fiican loo hubeeyay qayaadna ciidankoodii la fogeeyay ayaa bahararsame la fasaxay oo maatidii meesHa joogtay xasuuqeen.xasuuqa kadib maamulka jeegaanta cid ka socotaa ma tegin oo farxad iyo damaashaad bay ku jireen.20 maalmood kadib markii salaadiinta daarood yimaadeen ayuu ina kaahin oo ordaya oo shirka nabadaynta carqaladee is leh Laascaanood yimi.ina kaahin waxa loo sheegay shirka nabadaynta cid daarood ahayni inaanay iman karin isagana Laascaanood hasoo dhaafin baa lagu yidhi
:up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”