Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN
November 22, 2018
Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag.
Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag.
Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta.
Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi.
Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag.
Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com
Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN | Somali Info
Thu Nov 22 2018
[…] Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac.Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag.Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag.Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta.Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi.Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag.Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
What does Colonel Caare want?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
He wants 12 million dollars
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Muse bixi is panicking
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Little missy Bohol just posted this in his husband's forum somali spots, his Caare supposedly captured Ceel Afweyn with 4 technicals
. The sad part is most Daarood think its for real and began shaking their behind furtively .

-
- SomaliNetizen
- Posts: 298
- Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Waar ma jeegaan baad tahaySuperLander wrote: Thu Nov 22, 2018 2:48 pm If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Mashallah caare laandheere waa nin wax gard ah
-
- SomaliNetizen
- Posts: 298
- Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Isaaq waa hal, jeegaan doesn’t existkaliil wrote: Thu Nov 22, 2018 2:51 pmWaar ma jeegaan baad tahaySuperLander wrote: Thu Nov 22, 2018 2:48 pm If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer![]()
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
Adeer hadaba iska fadhiiso adigoo kale waa kuwaanu futadooda ilaalinayno si loo kufsan.jeegaantu waxay fasaxday khaniisnimada(xeerka qawmuluudka) markaa kuwa sidaada daciifka ah si loo kufsan baanu difaacaynaa.raga iyo jeegaanta isu daa adiguna dumarka lasoo xinayso.SuperLander wrote: Thu Nov 22, 2018 3:03 pmIsaaq waa hal, jeegaan doesn’t existkaliil wrote: Thu Nov 22, 2018 2:51 pmWaar ma jeegaan baad tahaySuperLander wrote: Thu Nov 22, 2018 2:48 pm If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer![]()
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
I pretty much try to ignore your xaar but you're the biggest ilma xaaran around here. cabaadka jooji or sakhraanka caare ku biir oo wax iska celi ama afkaaga xidho naagyahay cabaadka badani.kaliil wrote: Thu Nov 22, 2018 3:12 pmAdeer hadaba iska fadhiiso adigoo kale waa kuwaanu futadooda ilaalinayno si loo kufsan.jeegaantu waxay fasaxday khaniisnimada(xeerka qawmuluudka) markaa kuwa sidaada daciifka ah si loo kufsan baanu difaacaynaa.raga iyo jeegaanta isu daa adiguna dumarka lasoo xinayso.SuperLander wrote: Thu Nov 22, 2018 3:03 pmIsaaq waa hal, jeegaan doesn’t exist
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
[quote=Sauron
I pretty much try to ignore your xaar but you're the biggest ilma xaaran around here. cabaadka jooji or sakhraanka caare ku biir oo wax iska celi ama afkaaga xidho naagyahay cabaadka badani.
[/quote]
Caare waan la socdaaye adiguna ma nin baad tahay mise naag?dumarka ma caayo markaa hadaad naag tahay ku caayi maayo.

kaliil wrote: Thu Nov 22, 2018 3:12 pmAdeer hadaba iska fadhiiso adigoo kale waa kuwaanu futadooda ilaalinayno si loo kufsan.jeegaantu waxay fasaxday khaniisnimada(xeerka qawmuluudka) markaa kuwa sidaada daciifka ah si loo kufsan baanu difaacaynaa.raga iyo jeegaanta isu daa adiguna dumarka lasoo xinayso.SuperLander wrote: Thu Nov 22, 2018 3:03 pmIsaaq waa hal, jeegaan doesn’t exist
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb

-
- SomaliNetizen
- Posts: 298
- Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am
Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn
kaliil miyaad waalantahay? waxaan ahay rag rag dhalay it is traitors like you that are being naago like dhabodhilif for cadowga SL. The drunkard Caare will be liquidated just like we liquidated other enemies of qaranka JSL whether shisheeye or internally. Isaaq waa hal!
Guul J. Somaliland
Guul J. Somaliland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 3196 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 25 Replies
- 2830 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 2 Replies
- 1378 Views
-
Last post by Aliyah99
-
- 6 Replies
- 1897 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 4 Replies
- 9709 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 9 Replies
- 1020 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 24 Replies
- 2798 Views
-
Last post by rich-boy
-
- 21 Replies
- 5518 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 684 Views
-
Last post by bashe19