Page 1 of 1
R.I.P Kulmiye party| listen Jaamac Shabeel, Borama will be the grave yard of Kulmiye Just Like UDUB.
Posted: Thu Jan 24, 2019 10:57 pm
by KingWaslawi
Re: R.I.P Kulmiye party| listen Jaamac Shabeel, Borama will be the grave yard of Kulmiye Just Like UDUB.
Posted: Thu Jan 24, 2019 11:11 pm
by KingWaslawi
Gari ilaahay bay taqaanaaye, Jaamac shabeel waa guddoomiyaha sharciga ah, xaqay tegi ee iska daa.
Re: R.I.P Kulmiye party| listen Jaamac Shabeel, Borama will be the grave yard of Kulmiye Just Like UDUB.
Posted: Fri Jan 25, 2019 12:25 am
by Khalid Ali
Jamacshabeel nabsi bu galay he is out of the party
Borama is the place we need to build Somaliland and make it stronger borama is intellectual city of Somaliland
Re: R.I.P Kulmiye party| listen Jaamac Shabeel, Borama will be the grave yard of Kulmiye Just Like UDUB.
Posted: Fri Jan 25, 2019 5:44 am
by theyuusuf143
Kulmiye waa kiro u joog. Waa messi oo cidlo taagan Cid gadata lama waayayo. Aadbaan ugu farxi lahaa haday reer awdal rag iska dhigaan oo aduun waxay hayaan intay maruun huraan Kulmiye la wareegan anana kuxigeen ka noo daayaan. Aaan ahayn bahalka anagaa iska leh oo maxamuud baanu u dhiibayna walaahi 15 sano oo danbe haku mucaarad tamee. Cid aanu bilaash wax u siinayna ma jirto. Muuse xitaa haduu sii haysanayo waanu ogolnee hanoo dhega nuglaado oo markaanu murqaano talooyinka aanu siino duuduub haku qaato tu saxan iyo mid qalloocdaba . Salli calee sidee weeye saw kulmiye ragii lahaa ma nihin ma geel kaleba baa noo dareera waxaanan ansixin Socon maayaan.
Re: R.I.P Kulmiye party| listen Jaamac Shabeel, Borama will be the grave yard of Kulmiye Just Like UDUB.
Posted: Fri Jan 25, 2019 7:07 am
by Khalid Ali
After the messiah 5shantasanneh xalaasha labbada saneh sunnaha 7 years markanu ka laacno.
Professor samatar for president kuxigeenka Ina kahin.
Ileen Ina kahin Ina biixi kama yara. I would even support Ina mire for president . To give hy a turn . And let hj wait another 20 years ileen waad dharagteen xaaraan iyo xalaal beesha haraadaan after the messiah ma u dhiibna iyaguna cabashada he dayaan after 2035 I can hear habarjeclo iyo budh iyo waali again. Ileen selebaan gaal baa idin nool wali eh.ilaahay cimrigisa hadayaa maantaaban arkay
Re: R.I.P Kulmiye party| listen Jaamac Shabeel, Borama will be the grave yard of Kulmiye Just Like UDUB.
Posted: Fri Jan 25, 2019 8:59 am
by kanadiid90
good riddance, now other parties can form new alliances