Page 1 of 2
Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 2:54 pm
by Ben Dover
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 3:21 pm
by theyuusuf143
Hail the messiah the saviour of the blessed nation of somaliland. Ilaahaw madaxwaynahayaga barakee oo markasta tubta toosan waafaji, wuxu na gaadhsiiyey heer aad ka maaranto cid ku gacan qabata oo ku geysa meel aad kartidaada ku gaadhi karto. Inanka suldaanku dhalay , ka biyooluhu dhalay iyo inanka madaxwaynuhu dhalay intuba maanta waa u siman yihiin fursadaha shaqooyinka dawlada. Ilaahaw intii nimcada aanu haysano arki wayda labada indhoodba dam kasii oo labadada dhegoodna maqalka ka qaad haday ku raaxaysan waayaan radio hargeisa codka shacabka jamhuuriyada barakaysan barakaysan.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 7:14 pm
by KingWaslawi
Dararweyne?
Is not Dararweyne dugsifa tababarka ciidamada? or is there two Dararweyne?
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm
by Ben Dover
King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 7:32 pm
by KingWaslawi
Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm
King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.

Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 7:46 pm
by X.Playa
Better hobby then their usual tahriib adventure.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 8:11 pm
by theyuusuf143
Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm
King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
The military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 8:23 pm
by KingWaslawi
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pm

Waar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 8:46 pm
by JSL3000
this will safeguard are security hegemony in the region.
we shouldve done this sooner alot young folks wouldnt have to tahriib to america for work.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 8:59 pm
by theyuusuf143
KingWaslawi wrote: Mon Feb 18, 2019 8:23 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pm
Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm
King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
The military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
Waar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.
Dhega! Waar neefyahaw hada ma maxaad igu cuntay xero military oo Dararwayne la dhahaa jirta ? Oo aan ahayn tuulada kale ee bariga ku taal. Bal imika waxad igu cayday sheeg keleb yaw kelebku dhalay. Waar Bal toloow waxan noo garnaqa . Anagaa belaayo aragnay waa maxay dadkan fartu wada gaadhayso ee wada cilladaysan. Miyirka ilaahay kaa qaad waxa miyaan farta lagu darin mise tafsiir khaldan buu dhigtaa.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 10:10 pm

It's a village in the Isxaaq country around Bendarwanaag.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 10:13 pm
by X.Playa
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:59 pm
KingWaslawi wrote: Mon Feb 18, 2019 8:23 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pm
The military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
Waar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.
Dhega! Waar neefyahaw hada ma maxaad igu cuntay xero military oo Dararwayne la dhahaa jirta ? Oo aan ahayn tuulada kale ee bariga ku taal. Bal imika waxad igu cayday sheeg keleb yaw kelebku dhalay. Waar Bal toloow waxan noo garnaqa . Anagaa belaayo aragnay waa maxay dadkan fartu wada gaadhayso ee wada cilladaysan. Miyirka ilaahay kaa qaad waxa miyaan farta lagu darin mise tafsiir khaldan buu dhigtaa.
Dadku khatyaan bay ka taaganyiin guulwadanimdaadii, waxad noqotay odaygii Cabdi Madoobe we majeerteen ee Afweyne daba istaagi jiray we u noqday dalaayad.
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 10:32 pm
by theyuusuf143
X.Playa wrote: Mon Feb 18, 2019 10:13 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:59 pm
KingWaslawi wrote: Mon Feb 18, 2019 8:23 pm
Waar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.
Dhega! Waar neefyahaw hada ma maxaad igu cuntay xero military oo Dararwayne la dhahaa jirta ? Oo aan ahayn tuulada kale ee bariga ku taal. Bal imika waxad igu cayday sheeg keleb yaw kelebku dhalay. Waar Bal toloow waxan noo garnaqa . Anagaa belaayo aragnay waa maxay dadkan fartu wada gaadhayso ee wada cilladaysan. Miyirka ilaahay kaa qaad waxa miyaan farta lagu darin mise tafsiir khaldan buu dhigtaa.
Dadku khatyaan bay ka taaganyiin guulwadanimdaadii, waxad noqotay odaygii Cabdi Madoobe we majeerteen ee Afweyne daba istaagi jiray we u noqday dalaayad.
Haba la iska taagee guulwadayntu xagay kasoo gashay qoraalkayga sare ? Ma waxbaan khalday mise waxbaan buunbuuniyey?
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Mon Feb 18, 2019 10:44 pm
by theyuusuf143
Waar hadaan arkee Shaw ducadaa xaga sare ka muuqata buu ka xanaaqay fataalka fataalku dhalay. Maantaba quote kiisa uunbaa ii muuqday Dararwayne, cadhaanba kala go,onaa oo halkuu igala qaaday baan yaabanaa.
Ducooyinkaygii baa tiro batay oo maba kala xasuusto inta jeer ee aan madaxwaynaha u duceeyo iyo meelaha aan ku kala qoray midna . Kollayba kuwa habaar ka lasoo toosan dhaama ee ilaahay aqbali waayey kkkkkkkk
Re: Somaliland begins the 2019 National Service Program
Posted: Tue Feb 19, 2019 7:43 am
by Sauron