Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Lmao ogadeenku saladinta siyasiinta iyo shicibka damaan waay ka barooranayaan shirka direed.

Wuxu yidi saladinta addis ku kulantay inay yahiin saladin kaa soo jeeda dalalkale oo anay wax ku lahayn somali state.

So the question. Ugaaska beesha cisse waxa lagu caleemo saara magaalada saylac. Is he also a foreigner who has no say in the somali state?

Suaasha labaad. Markay dhulbahante isku dileen sool oo ay darood jigjiga ku shireen maanu aheyn sharcidaro oo laa faragelinayo dalkale?

Suaasha sedexaad. Marka lala shirey kooxda xaqjirka ee ONLF maanay aheyn sharcidaro in beel ay shirto specially mid argagixiso aah?

It seems like darood have one rule for themselves and another for everyone else. This is why the Somali republic oo haybad iyo sharaf dunida ku laha uu burburay.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Django »

Jegaanta trying to inflame the situation.yor SL administration is falling apart wa fashilanteen keep picking up new enemies.
Jeganta wanted to bribe ina cagjar. And it backfired.

Sacdiyo muuse cult keep making up lies because you are good in it.
Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Lmao lawacado ila tukaraq gacanbira bay jeegantu dhulka ku Haysataa ka nax oo nafa ku waa.

You should be worried about ahmed shides plans to create a new Dir liyu police. Godey baan kugu imanayaa oo dakadaan kaga kaajeeyaa
Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Cidaanka odaadenku qasaab baa cidaamaha federaalka loogu darayaa
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Django »

Salaxbaashe wrote: Sun Mar 03, 2019 7:41 am Cidaanka odaadenku qasaab baa cidaamaha federaalka loogu darayaa
Adhigo jegaanta mise?
Orood oo General Carre khasab ku dar cidamada Somaliland administration.
Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Caare puntland buu jooga oo uu caano ka dergiya. Markad qusateen baad nin reer sheikh isaaqa hopekina gelisay 😂😂😂 intaad dergisid ayu beri rasaasta kugu fureya
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by gobdoon »

Waxan maqli jirey non daad qaaday xumbo cuskey jeegantu marki meel walba laga xiray oo beenti socon weysey oo SL shaqayn weydey oo lagu kala tegey bay hada naf lacaari iyo Dir baanu nahay iyo Farmaajo ha nalo geeyo ka bixi wayeen
Towbad keena oo somalinimada ku so noqda oo qabyalada iyo qabiil wax ku raadin ka hara ilayn Isaq baba Habar Habar u kala saarteen oo riyadi IsaaqLand idinku so duntay
Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Blah blah blah. Hadaanu Nayahey jeegantu we have given amnesty to Khyre. Madaxweyne somalia xukunkisa maa dameysanyo ama jail baan ku turi oo khiyano qaran ku eedayn ama villa somalia dhex disa ayaan ku dilaayna
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Django »



:russ:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by theyuusuf143 »

We are the Illuminati of the horn, ilaahay ka Sakaw arladan carro edeg anaga nalooku talo galay inaanu u arimino. Ama xaara ama dhuusa Dir is on the rise. And Somaliland is still the best place to live in the Horn. Iska daa bini aadam ee diinka qolofta leh xitaa lama taaban karo Somaliland heer kaanu ka gaadhnay dawlad wanaaga. Cadaawada naloo qabaa na bartay tabo iyo iyo xeelado aan xitaa yuhuudu tijaabin. Dadka aduunka ugu cunsurisan baa anaga noo Soo cilmi doonta. Bal fiirso every country in Europe, xisbiga ugu xagjirsan baa na taageera , they do it for a reason. Waxaanu nahay mucjisada geeska Africa .
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Django »

Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Waxa jawaab laga soo sarayaa hadalada uu yidhi cagjar inanaka yar ee kenyanka. Waxa laa bilaabay inay Beesha gadabursi kala saraaan oo manta habar carfaan lagu tilmaamo beel fadaroodey. Awoodena geeska gees ayaay tabaanaysa.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Django »

Salaxbaashe wrote: Sun Mar 03, 2019 9:34 am Waxa jawaab laga soo sarayaa hadalada uu yidhi cagjar inanaka yar ee kenyanka. Waxa laa bilaabay inay Beesha gadabursi kala saraaan oo manta habar carfaan lagu tilmaamo beel fadaroodey. Awoodena geeska gees ayaay tabaanaysa.
Jawabta waxa bixin doona huwanta maryo aloole.
Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Salaxbaashe »

Maryalooltaas baa ku xukumaysa. Dowlad deegaanlka direed.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynaha ku meel gaarka mustafa cagjar aya shirka beesha direed ku tilmaamay sharcidaro

Post by Khalid Ali »

Jeberti filth dhibaata haysata meelkasta dunida ilaahy uma sahlin
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”