This probably won't happen anytime soon but the fact that they are discussing rebuilding and creating new roads that connect all the regions is a good thing.
I am surprised by their choices though. Don't they already have a road from Gaalkacyo to Garowe and Beledweyne to Gaalkacyo? And Luuq to Doolow doesn't make. Baydhabo to Buurdhuubo/Beled Xaawo or Baardheere to Kismaayo would make more sense.Shirka ayaa laga sheegay in waddooyinka la dhisayo ay ka mid yihiin Baladwayne – Gaalkacayo, Gaalkacayo – Garoowe, Gaalkacayo – Hobyo, Iyo Luuq Ganaane – Doolow,iyadoo oo ay shirka ka qaybgaleen Wasiirada Hawlaha Guud ee dowlad- gobolleedyada dalka, Madax kasocotay Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub ,Khubaro iyo Ingineero Soomaaliyeed.

It looks like Italy will be partially funding this project if it ever materializes.Sidoo kale ,Wasiir Cabdi Aadan Hoosoow waxa uu isla maanta saxiixay heshiis deeq ay dowladda Talyaanigu kaga qayb qaadanayso dhismaha wadooyinka isku xira gobolada. Waxaa uu shir laqaatay safiirka dowlada talyaaniga ee soomaaliya, madaxa haayadda horumarinta talyaaniga & bangiga horumarinta Afrika.

