Page 1 of 4

Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 11:46 am
by grandpakhalif
he has been given 48 hours by dawlada to get off the land or he will face an army. some mooryaans loyal to him have tried to back him up.

we shall see who wins mooryaanta mise dawladad

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 11:48 am
by grandpakhalif
Xiisad u dhaxeysa ciidamo taabacsan dowladda Soomaaliya iyo ciidamo daacad u ah Senetor Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka taagan xaafado ka tirsan degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.

Xiisadda oo maalmahaan ka taagneyd degmada C/casiis ayaa waxaa sidii xal loogu heli lahaa ku mashquulsanaa guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka iyo odayaal dhaqameed isku beel yihiin Muuse Suudi.

Xiisadda ayaa ka dambeysay kadib markii maamulka gobolka Banaadir uu soo saaray amar ah in dadka degen xeradii hore ee ciidamada Badda Soomaaliya ee Marinaayo inay ka guuraan, iyadoo muddo loo qabtay dhamaan xubnaha degen Mirinaayo.

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee ku howlanaa daminta xiisadda ayaa sheegay in Muuse Suudi uu la yimid ciidamo badan oo taageersan, waxaana ay aagag ka galeen guriga uu ku leeyahay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, taasi oo xiisadda kordhisay.

Nabadoon C/qaadir Maxamuud Maxamed oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay degen yihiin agagaarka guriga Senetor Muuse Suudi, isaga oo sheegay in habeen kastaa ay cabsi ku seexdaan.

“Waxaan arkeynaa , ciidan uu Muuse la yimid, dhulkaa lagaa Qaadayaa ayaa la yiri, Muuse wuxuu noo sheegay in dowladihi hore ay dhulka u saxiixeen, decument ayuuna heystaa oo horey loogu saaxiixay, habeen kastaa cabsi ayaan ku jiifanaa goorta dagaalka uu dhacayo ayaan ka cabsaneynaa”ayuu yiri Nabadoonka.

Xiisadda ayaa maalmahaan ka taagneyd degmooyinka dhanka waqooyi ee magaalada Muqdisho, waxaana laga baqayaa saacad walbaa in dagaal uu ka dhaco xeradii hore ee ciidamada Badda oo ku taala degmada C/casiis.

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Muuse Suudi uu dalbaday in dib loogu celiyo dhaqaalaha ka galay dhulka uu degen yahay oo la sheegay inuu u heysto Cadeymo muujinaya lahaanshaha dhulka, maadaama horey loogu sharciyeeyay.

Xeradii hore ee ciidamada Badda waxaa degen saraakiil ciidan, masuuliyiin, Ganacsato, siyaasiyiin iyo ra’iisul wasaare Hore Mr Shirdoon, waxaana dhamaantood laga doonayaa inay ka baxaan.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa horey u sheegay in dhulkaasi laga dhigao Dhul safaaradeed, isaga oo nasiib daro ku tilmaamay in madaxda dowladda ka tirsan Degaan ka dhigtaan halkaasn.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 11:56 am
by original dervish
Can you believe this......30 years later and they still behaving like moryaan

The full force of the govt should be brought down on this moryaan squatter.

Ps a lot of Wacbuudan in London have expressed similar views......moryaanism must end.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 1:55 pm
by Nubis
^Exactly, very sad.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 2:31 pm
by grandpakhalif
Wheres AbkoowDhiblaawe, whats going on? Why are Abgaal occupying government land?

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 3:27 pm
by AbkoowDhiblaawe
grandpakhalif wrote: Tue Apr 02, 2019 2:31 pm Wheres AbkoowDhiblaawe, whats going on? Why are Abgaal occupying government land?
Grandpa has adeer Saacid shirdoon left his house in Marina?

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 3:28 pm
by AbkoowDhiblaawe
original dervish wrote: Tue Apr 02, 2019 11:56 am Can you believe this......30 years later and they still behaving like moryaan

The full force of the govt should be brought down on this moryaan squatter.

Ps a lot of Wacbuudan in London have expressed similar views......moryaanism must end.
Sxb it would be wise if you put your energy on freeing Laascaanod.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 3:42 pm
by AbkoowDhiblaawe
No problems in Kaaraan. Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow is chilling in his house as we speak.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 4:27 pm
by X.Playa
AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Apr 02, 2019 3:28 pm
original dervish wrote: Tue Apr 02, 2019 11:56 am Can you believe this......30 years later and they still behaving like moryaan

The full force of the govt should be brought down on this moryaan squatter.

Ps a lot of Wacbuudan in London have expressed similar views......moryaanism must end.
Sxb it would be wise if you put your energy on freeing Laascaanod.
look at his/her eyes , i think they gave up on that , somaliland successfully have neutered Daaroodism , its about time Hawiye start in Mogadishu. Never be civil to a disrespectful guest. It would be a cold day in hell when a Daarood demand in Hargaysa that a native of the city evacuate a Daarood ill begotten property that was once owned by faqash Mareexaan like Tindheer ,

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 4:35 pm
by AbkoowDhiblaawe
X.Playa wrote: Tue Apr 02, 2019 4:27 pm

Sxb Nabad iyo nolol can't attack Xaaji muuse. Online libaaxyo heyska dhigaan laakin runtii waxey tahay ma haweysan karto dowladda degmada kaaraan.

last Friday bey dhamaatay wakhtiga ay uu qabteen xaajiga. Xaajigana wali gurigiisa ayuu sii nabad ugu naalonaya.

Teeda kale daarod magaalka maba joogan. Farmaajo himself waa mukulaal isku haleeynaya xaniinyo murusade.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 4:41 pm
by theyuusuf143
Adeer xamar gedo maaha, shu,uunu daakhiliga xaafadaha hawiye waxad uga hadasha waa khalad.

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 5:38 pm
by grandpakhalif
AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Apr 02, 2019 4:35 pm
X.Playa wrote: Tue Apr 02, 2019 4:27 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Apr 02, 2019 3:28 pm

Sxb it would be wise if you put your energy on freeing Laascaanod.
look at his/her eyes , i think they gave up on that , somaliland successfully have neutered Daaroodism , its about time Hawiye start in Mogadishu. Never be civil to a disrespectful guest. It would be a cold day in hell when a Daarood demand in Hargaysa that a native of the city evacuate a Daarood ill begotten property that was once owned by faqash Mareexaan like Tindheer ,
Sxb Nabad iyo nolol can't attack Xaaji muuse. Online libaaxyo heyska dhigaan laakin runtii waxey tahay ma haweysan karto dowladda degmada kaaraan.

last Friday bey dhamaatay wakhtiga ay uu qabteen xaajiga. Xaajigana wali gurigiisa ayuu sii nabad ugu naalonaya.

Teeda kale daarod magaalka maba joogan. Farmaajo himself waa mukulaal isku haleeynaya xaniinyo murusade.
Since when was Engineer Yariisoow Darood? Hes the one who gave the order

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 5:46 pm
by AbkoowDhiblaawe
grandpakhalif wrote: Tue Apr 02, 2019 5:38 pm

Answer my question did adeer saacid vacate his home in Marina?

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 6:45 pm
by grandpakhalif
Saacid must move to, it should not be tolerated for anyone to live on the Somali nation's expense

Re: Warlord Muse Suudi told to stop squatting on Somali Marine land

Posted: Tue Apr 02, 2019 6:48 pm
by AbkoowDhiblaawe
grandpakhalif wrote: Tue Apr 02, 2019 6:45 pm Saacid must move to, it should not be tolerated for anyone to live on the Somali nation's expense
Somali nations expense? Niggas the gov wants to give marina to Qatar. I rather see somalis living there than f-king ayrabs. But luckily the good xaaji is protecting marina.