what can i say nothing else than that he spoke like an true president like an true heroe dahir riyaale saved this nation
Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin oo maanta u hanbalyeeya Shirgudoonka Cusub Sheegayna inay sidaa ku dhamaada Khilaafki Hadalkisa waxa ka mid ahaa "Go'aan Geesi nimo leh waa loo baahna".
Madaxweynaha Somaliland Mudan Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta u hanbalyeyay Shirgudoonka Cusub ee Golaha Wakiilada Kadib markii u dhexdhexaadintii Golaha Gurtida ay Mucarid iyo Muxaafidba ku qanceen
Hadab waxanu halka idiinku soo gudbinaynaa Waraysii uu maanta Siyaay Madaxweynuhu Idaacada BBC da laanteeda afka Somaliga Waraysigaasi oo dhinacayo badan taabanaya waxa koow ka ah arita Shirgudoonka iyo go'aanka Gurtida Somaliland
Dahiriyale waxa uu waraysigiisa ku bilaabay Golaga Gurtidu waa golahaygii kale waanan ka talo geliyaay oo waxan ku idhi arita soo rog roga marak saakay go;aan ka soo saren waxanay Saak igu dheheen aritu sifo kasto sharci daro ah ha wadhacdee Xikumada ahaan waxanu idinka Doonaynaa inaad naga aqbashaan oo aad taageertan sifihii ay maalintii dhaweyn ku dhacaday doorasahda shirgudoonku oo aad tanaasushaan si loo ga bad baadiyo somaliland khilaaf.
sifo kastoo sharci daro ahiba ha ku jiree ankoon sharciga egayniin lakiin eegayna masalxada Somaliland.
markaa run ahaantii markaan taa eegay waxay noqotay mid lagama maarman ah Somaliland inaanu badbadino waxaybo badan inaanu ku liqnay noqotay "Go'aan Geesi nimo ahan waa loo baahna".
inaan Somaliland cadawgeedu ku farxin oo odhan way is haystaan si aan taa loo odhan baanu u ogolaanay wanaan hanbalyeyay nimankii Shirgudoonka loo doortay 3 doodiba waanu is arganay.
Mar madaxaweynah uu waydiiya Wariyah Idaacada BBC du madaxweyne ma waxaad leedahay Nimankan Sharci daro ayaa lugu doortay waanan iska aqabalay mise mise waxaad leedahay siday doonto ha u dhacdee siday hada tahay ayaan ku aqablay khilaaf danbena kama iman doono
Ayaay waxa uu ku Jawaabay madaxweynhu:- "
Sidaasan ku aqbalnay kuna sharciyaynay khilaafdanbena aanu ka iman doonin Dar daarankayguna waa inay goolihi isku keenan rag Shirgudoonka qabtay oo ay hogaamintiisa wadaan Somalilandna haday nacabkeedu ku farxi lahaayen ay ku quustaan.
Suaal kale oo ahayad". Xisbigaagu (UDUB) waa xisbiga ugu badan goolah Lakiin marakay is bahaystaan labada Xisbi ee mucaridka ahi waa aqalbiyada Golaha hadi hada khilaafki dhamaaday Side u wada shaqeynaysaan idinka ka Xukuumada ahaan?
Waxa uu ku Jawaabay Madaxweynhu :-
" Anigu xagayga waxan u balan qaaday inaan si wanaagsan u wada shaqeyno iyagan saaka waanu is aragnay iyaguna sidaasay balan qaaden kulan danbena waanu wada yeelanaynaa oo marti qaad baan u sameynayaa 82 xildhibaanba ilaa saadanbe ( Saandabe waxay ku beegantahay Arbacada ) halkaasanu ku dardaarmaynaa sidaanu u wada shaqeynayno waan waajib qaran oo labadayada Dhinacba na saaran Nin Dan gaar wataa ma jiro Aniguna Dan gaara ma wato iyag na Filimaayo inay wataan Dan gaara. waana in laysu tanaasula.
Suaal kale oo ahayd :- waa arintii u horeysay ee Mucaarid iyo Muxaafid iyo dadkii la soo doortay ee Doorasho Xor ah ku yimi isugu jawaaban samayn ma ku yeelan doonta Dawaldaada?
Jawaabti madaxweynaha: " Mustaqbalkayga Waanu eegayna lakiin waxaan filayaa in qoloda Xisbiyadu Geesinimada aanu qaadanay Geesinimadeeda ay qaatan oo anu si fiican oo ( possitive) u wada shaqeyn doono sidaasana filayaa man filaayo insha alaaha inuu khilaaf yimaado
Waraysigan oo dhincayo kale taabnayaay Madaxweynahana Lugu waydiyaay Suaalo ah Maxaabis Maanta Somaliland iyo Maamul Goboleedka Putland ay isku dhaafsadeen Jiida hore adhi cadeeye iyo hadal uu dhawaan Raisal wasaare Cali Maxamed Geedi ku sheegay in aanay waxaba ka Qabin Aqoonsiga Somaliland
Arita raisal Wasaarah isagoo ka jawaabay madaxweynhu waxa uu yidhi :-
" Anku marnaba Walaalahayo Lamaanan Jeclayna Xumaan Ta keliya ee aanu ka filaynaynaa waa taa waxaanu isku haynaynaa waxay ahayad War anku Somaliland waanu tashan karnaa iyo ma tashan kartaan hadana waay ka soo yeedhay walaalahayo Raisal Wasaarihii inaanu tashan karno anakuna taladooda waa ku taageraynaa marna xumaan lama jeclin waxaan filay in is ixtiraamku sii socon doono mustaqbalka
Mar madaxweynah la waydiyaay inuu ku yimi arinku wada hadal labada Dhinaca dhex maray? Waxa uu ku jawaabay Madaxweynhu : " Wada hadal kumuu iman Waxaan odhan karaa Waa (Graph) Xagooda ka soo koraya
Waxa soo Ururiyaay
Wariye Siciid Maxamed Xaaji Cismaan
Odwayne News
Burco Somaliland
E- Mail: Cismaan20@hotmail.com
Mobile: 252- 2- 439721
DAHIR RIYAALE SPEAKING ON THE BBC
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 1667 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 15 Replies
- 1090 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 13 Replies
- 645 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 9 Replies
- 498 Views
-
Last post by Newboy
-
- 6 Replies
- 456 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 14 Replies
- 684 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 31 Replies
- 1404 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 437 Views
-
Last post by AbdiWahab252