Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Moderator: Moderators
- IRONm@N
- SomaliNet Super
- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
After two police officers were killed in the region
-
- SomaliNetizen
- Posts: 309
- Joined: Sat Apr 13, 2019 5:40 pm
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Absolutely until we get to the bottom of who killed sarakisha ugu sarayey dalka guriyahay lagujireya
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Who killed the two generals? Ma xaare jabhadiisa usoo dhuumatay tolow?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Absolutely. That region is a shit hole, it should be controlled by the military.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
They were killed in iidoor degaans.....this is a continuation of the Ceelafweyne conflict.
The curfew is in Ceelafweyne district.
The curfew is in Ceelafweyne district.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Saraakiisha waxa dishay habar jeclo.nin khamriga soo gelin jiray ayay saraakiishu xidheen oo xabsiga ceerigaabo u gudbiyeen kadibna ninkii baa xabsiga ku dhintay.khamriilaha dar ilaahay u dhintay ayaa saraakiisha loo laayay oo ninka maxaad u xidheen baa la leeyahay.shan maalmood baa garadag lagusoo weerarayay oo loo hanjabayay,iyaguna gurmad bay dalbanayeen laakiin maxamed kaahin baa diiday ina loo gurmado oo la badbaadiyo.markii keligood soo baxeena jidkaa loo galay oo lagu laayay.DayrBare wrote: Thu May 02, 2019 1:47 am Who killed the two generals? Ma xaare jabhadiisa usoo dhuumatay tolow?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Askartu wasiirada waxba kama dalbadaan , isku shaqoba maaha , sarkaal kasta taliyaha ka sareeya uunbu la hadlaa . Hogaanka guud ee ciidanka uunba wasiirka la hadli kara. Dadka beenta kadaa hooyada wase.kaliil wrote: Thu May 02, 2019 5:26 amSaraakiisha waxa dishay habar jeclo.nin khamriga soo gelin jiray ayay saraakiishu xidheen oo xabsiga ceerigaabo u gudbiyeen kadibna ninkii baa xabsiga ku dhintay.khamriilaha dar ilaahay u dhintay ayaa saraakiisha loo laayay oo ninka maxaad u xidheen baa la leeyahay.shan maalmood baa garadag lagusoo weerarayay oo loo hanjabayay,iyaguna gurmad bay dalbanayeen laakiin maxamed kaahin baa diiday ina loo gurmado oo la badbaadiyo.markii keligood soo baxeena jidkaa loo galay oo lagu laayay.DayrBare wrote: Thu May 02, 2019 1:47 am Who killed the two generals? Ma xaare jabhadiisa usoo dhuumatay tolow?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Wa in laso qabta Iwaliba La dila ragi labada askeri dilkodi ka dambeysey. Bil Ramadan ba ina so fol le, wa in xaqa iyo sharcida Islam ka ku daqmano tas ba Inawada deqa. Kuwan waxka degaya reer hebel iyo reer hebel wali qabil wala habil mida aqiro kuma cawina yo ee wa camal kaga.
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8463
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
This out dated Parliament waxay u barteen kickback to pass any policies governments want. Since Muse became head of the state no kickback so any motion won't be passed.
LJ
LJ
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
Interesting. Xoxo.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Now that Muuse Biixi put a 3 month Curfew on Sanaag is he right?
That's exactly what the problem is .LeJusticier wrote: Thu May 02, 2019 4:35 pm This out dated Parliament waxay u barteen kickback to pass any policies governments want. Since Muse became head of the state no kickback so any motion won't be passed.
LJ
Disgusting behavior .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 878 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 37 Replies
- 6530 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1495 Views
-
Last post by Waqooyism
-
- 19 Replies
- 3233 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 1374 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 5 Replies
- 1034 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 30 Replies
- 5494 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 60 Replies
- 9912 Views
-
Last post by kaliil
-
- 3 Replies
- 1081 Views
-
Last post by Warabaha
-
- 5 Replies
- 1073 Views
-
Last post by SahanGalbeed