Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by DayrBare »

According to unconfirmed reports that is been circulating around the social media circles, Cali Guray is sipping lemon juice in Mandhera.

According to the report, his arrest came after his long tirade towards the current administration.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by DayrBare »

Muuse waa Rageedii, islaantii dhuustaba in liinta lacabsiiyo anagu waa taageersanahay.

These people need to be disciplined, you can't call the media at your house and say whatever comes to your mind.
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by Nubis »

Very sad.
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by TheGrumpyGeeljire »

I warned, pleaded, begged and lectured these people! If only they listened.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by LeJusticier »

Awalba Teneg buu ahaa
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by theyuusuf143 »

Mujaahid ku psychologically wuu traumaysan yahay , wax iska celin baa iskaga jirta , in his mind ilaa hada inuu faqash la dagaalamayu u haysta . Anigu waan kasoo horjeeda in mujaahidin ta la xidho . Waa in la daweeya oo weliba miisaniyad baad ah loo qoraa oo dibu dejina.

Dadka kale laakin ee qaranka ku gefa waa in inta la xidho weliba systematically loo xareeyo ciyaalka ugu garacsan wadanka si ay subax walba u dilaan , in 3 months qofku waa inuu physically iyo mentally ba dhaawacma sidu maalin walba dagaal ugu jiro, marku qofku ciyaalka ka dacwkodo askartu haku qososho uun , waayo Dee meeshu gurigii hooyada maaha . Liintan qabaw dadka halaga joojiyo.
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by Jaamacbuuhoodle »

theyuusuf143 wrote: Tue Jun 11, 2019 8:43 am Mujaahid ku psychologically wuu traumaysan yahay , wax iska celin baa iskaga jirta , in his mind ilaa hada inuu faqash la dagaalamayu u haysta . Anigu waan kasoo horjeeda in mujaahidin ta la xidho . Waa in la daweeya oo weliba miisaniyad baad ah loo qoraa oo dibu dejina.

Dadka kale laakin ee qaranka ku gefa waa in inta la xidho weliba systematically loo xareeyo ciyaalka ugu garacsan wadanka si ay subax walba u dilaan , in 3 months qofku waa inuu physically iyo mentally ba dhaawacma sidu maalin walba dagaal ugu jiro, marku qofku ciyaalka ka dacwkodo askartu haku qososho uun , waayo Dee meeshu gurigii hooyada maaha . Liintan qabaw dadka halaga joojiyo.
Marku Iidoor iis ilaawo oo cadaafida iska daayo uun bay xaqiiqado soo baxda kkkkkkkkk
Isaaq badan baan arkay oo ku sheegay nimaan SNM ka tirsana inay yihiin inta badan dadka kuwa ugu Aakhlaaqda iyo dhaqanka Xun ,,
(( Qofku haddu xaq uu dagaalmo waa laga arki lahaa )) kuwii Mengistu Haile Mariam iyo xabashiida futada kaga jiray SSDF , SNM , USC aduunka ceeb uun bay kala tageen waliba naartii Aakhiro baa ka danbaysa .

Ma jiro maanta nin Iidoor ah aan ogayn wuxuu yahay Aabahii Jabhada SNM ( tuug ) Siilaanayo !!?
Iidoor badan baan aqaana magaca Siilaanayo ka xanaaqa kkkkk privete ahaan baan idin ku soo diraya phone numberkooda kii shaki ka qaba arrinta
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by X.Playa »

Jaamacbuuhoodle wrote: Tue Jun 11, 2019 10:02 am
theyuusuf143 wrote: Tue Jun 11, 2019 8:43 am Mujaahid ku psychologically wuu traumaysan yahay , wax iska celin baa iskaga jirta , in his mind ilaa hada inuu faqash la dagaalamayu u haysta . Anigu waan kasoo horjeeda in mujaahidin ta la xidho . Waa in la daweeya oo weliba miisaniyad baad ah loo qoraa oo dibu dejina.

Dadka kale laakin ee qaranka ku gefa waa in inta la xidho weliba systematically loo xareeyo ciyaalka ugu garacsan wadanka si ay subax walba u dilaan , in 3 months qofku waa inuu physically iyo mentally ba dhaawacma sidu maalin walba dagaal ugu jiro, marku qofku ciyaalka ka dacwkodo askartu haku qososho uun , waayo Dee meeshu gurigii hooyada maaha . Liintan qabaw dadka halaga joojiyo.
Marku Iidoor iis ilaawo oo cadaafida iska daayo uun bay xaqiiqado soo baxda kkkkkkkkk
Isaaq badan baan arkay oo ku sheegay nimaan SNM ka tirsana inay yihiin inta badan dadka kuwa ugu Aakhlaaqda iyo dhaqanka Xun ,,
(( Qofku haddu xaq uu dagaalmo waa laga arki lahaa )) kuwii Mengistu Haile Mariam iyo xabashiida futada kaga jiray SSDF , SNM , USC aduunka ceeb uun bay kala tageen waliba naartii Aakhiro baa ka danbaysa .

Ma jiro maanta nin Iidoor ah aan ogayn wuxuu yahay Aabahii Jabhada SNM ( tuug ) Siilaanayo !!?
Iidoor badan baan aqaana magaca Siilaanayo ka xanaaqa kkkkk privete ahaan baan idin ku soo diraya phone numberkooda kii shaki ka qaba arrinta

Horta daba-qurjiilaw yaa amaan kaa sugayay , ilaa Cali Dhuux ilaa maanta ayuun baad barooranayseen oo hadba kintir yar intaad la ordaan iyo Daaroodnimo tunka sakaarada lagu jabiyaa . maantana tuuladii yarayd ee Buhoodle intaad isku ooday baad tidhi sanadkii mar baan maydhanayaa oon ku beegayaa 18 May si in aad isaaq wax kaga qaadiaysid nijaastaada, adeer dad baa guura dhulku ma guuro , hadaad daaroodnimo u dhimanaysaan ka daraara dalka oo u taga daaroodkaad u waalateen hadii kale na cabaadka intaad joojisaan umadiina dhinac ka raaca, waxba tari mayso maro yar oo Talyaani samayeey iyo Somalia oo Talyaani u bixiyay koonfur inaad hablihiina nigis iyo kaashali uga dhigtaan calankii dameerkii ina Carro na aad lushaan.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Rumor has it, RRU has raided A.Guray's Home

Post by Togdeer »

I would always remember Ali Guray the karbash he gave Hirsi gaab, when Hirsi was wasiirka madaxtooyada.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”