they try to smoke screen their herds that they are sovereignt country ,but really is their behind is not soveriegn at all,
instead of calling local police aka Amison the public started to take orders from tetterorist al kabab,
Jowhar (Caasimada Online) – Maamulka Hotel-ka Suubiye ee ku yaalla magaalada Jowhar ee Xarunta HirShabelle ayaa soo saaray amar hoteelka looga mamnuucayo Xildhibaanada iyo Wasiirada HirShabelle.
Hotelkaan oo ku yaalla faras magaalaha Jowhar, gaar ahaan Xaafadda Howlwdaag ayaa aad ugu dhow Xarumaha maamulka HirShabelle gaar ahaan Xarumaha Madaxtooyada, Baarlamaanka iyo Xarunta Maamulka Gobalka.
Xildhibaanada, Wasiirada iyo shaqaalaha kale ee HirShabelle ayuu hoteelkaan degaan u ahaa waxaana lacagta bil walba lagu dalici jiray Maamulka HirShabelle.
Xildhibaanada iyo Wasiirada oo qaar kamid ah la hadlay Caasimada Online ayaa xaqiijiyay arintaan waxaana albaabka hoteelkaan lagu soo dhajiyay amar ah in aysan degi karin Shaqaalaha iyo masuuliyiinta HirShabelle hoteelka Saabir.
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa ka dambeeyay arintaan waxaana ay amar siiyeen Milkiilaha Hoteelka iyagoo u qabtay muddo kooban in hoteelka looga guuro ama ay soo weerari doonaan.
Qof kamid ah maamulka hoteelka oo aan la hadalnay ayaa sheegay in Al-Shabaab ay soo waceen hoteelka Islamarkaana ay amar ku bixiyeen in si deg deg ah hoteelka looga saaro Wasiirada iyo Xildhibaanada ama ay ku soo qaadi doonaan weerar isugu jira dagaal iyo qaraxyo.
Al-Shabaab ayaa hore u weeraray hoteello iyo goobo kale oo ganacsi waxaana weerarkii ugu dambeeyay uu ka dhacay hoteelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose. Weerarkaas waxaa ku dhintay 30 qof oo shacab ah waxaana ku dhaawacmay 60 qof oo kale.
I couldnt believe so i even searched little deeper,
damn its on the 6pm news as well,

watch @05:10
https://www.caasimada.net/xildhibaanno- ... l-shabaab/

