Page 1 of 1

Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 1:43 pm
by theyuusuf143
Subxaanaka yaa cadiim Bal waxan Soo socda daawada , kulahaa gaadhigaana waan. Qaatay kuwa kale ee madaxwaynuhu ii balan qaadayna waan sugaysa sanad kasta . Sidu u qoslayo waxad mooda ilmo Yar oo dharkii ciida loo gaday . Waxa xusid mudan ayaanta baabuur ka loo iibiyey ayaantii ku xigtay buu saxeexay wax kaska oo ay muuse biixi ku muran saneeyen. After wax cunay xishoo :damn:

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 1:46 pm
by kaliil
cirro waa nacas xun oo bilaa damiir ah

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 2:04 pm
by Khalid Ali
kaliil wrote: Wed Aug 07, 2019 1:46 pm cirro waa nacas xun oo bilaa damiir ah

But you wanted him to become the president

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 4:15 pm
by theyuusuf143
Khalid Ali wrote: Wed Aug 07, 2019 2:04 pm
kaliil wrote: Wed Aug 07, 2019 1:46 pm cirro waa nacas xun oo bilaa damiir ah

But you wanted him to become the president
That's not all isaga dartii buu xitaa u waashay bkkk

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 10:08 pm
by Timiro1999
theyuusuf143 wrote: Wed Aug 07, 2019 1:43 pm Subxaanaka yaa cadiim Bal waxan Soo socda daawada , kulahaa gaadhigaana waan. Qaatay kuwa kale ee madaxwaynuhu ii balan qaadayna waan sugaysa sanad kasta . Sidu u qoslayo waxad mooda ilmo Yar oo dharkii ciida loo gaday . Waxa xusid mudan ayaanta baabuur ka loo iibiyey ayaantii ku xigtay buu saxeexay wax kaska oo ay muuse biixi ku muran saneeyen. After wax cunay xishoo :damn:


Ciro wuu iska kaftamayaa lknse adiga iyo Muuse shaani oo gaajo ku kor ayaa aduunyada iyo xoolahu idinla weyn yihiin.
Toban awoow ayaa adiga iyo muuse sorgog dawarsan jireen.
Hana cunin

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 10:12 pm
by Timiro1999
Khalid Ali wrote: Wed Aug 07, 2019 2:04 pm
kaliil wrote: Wed Aug 07, 2019 1:46 pm cirro waa nacas xun oo bilaa damiir ah

But you wanted him to become the president
Adeerkaa muuse oromo oo iimaanku go'an yahay ayuu dhaama.
Muuse shaani beentii iyo xaarantii wataa ifka uga soo baxday stroke ayaa ku dhuftay dhinac ayaa laga helay lug ayuu ka dhutinayaa ishiiniisha waabay yaraatay lknse ma dhadhawa.
ILLAAHAYOW iimaanka hanaga qaadin aamiin yaa RABBI

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 10:47 pm
by Khalid Ali
Muse is healthy strong and fit 72year old duulaya.
Saaka sidu u dhoofay ma arkeyssey.

Ciiro nin adag maha wa nin miskiin ah oo hada siyaasada ba rabbo inu ka nasto.

I don't dislike Ciiro he did his best dad ba wareeriyey he is not a bad guy

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 11:08 pm
by paperino
Khalid Ali wrote: Wed Aug 07, 2019 10:47 pm Muse is healthy strong and fit 72year old duulaya.
Saaka sidu u dhoofay ma arkeyssey.

Ciiro nin adag maha wa nin miskiin ah oo hada siyaasada ba rabbo inu ka nasto.

I don't dislike Ciiro he did his best dad ba wareeriyey he is not a bad guy
During his long warring halgan, is it possible that Muse killed one innocent life?

Re: Cirro oo xaqul ciid muse biixi ka qaatay kana sugaya sanad kasta

Posted: Wed Aug 07, 2019 11:14 pm
by ImamAhmed
Timiro is a victim of mashruuca whatsappka. Raag bay shaqo uu tahay inay slamaha iyo ciyaalka xumaan ku beeran oo lacag ka urursada. Waa ina la jaahil saro.