Page 1 of 2

Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 2:30 am
by kaliil
Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 2:50 am
by theyuusuf143
Djibouti waa xaafad kamida Somaliland. Kama duwana isago gebiley tegay.

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 9:35 am
by SuldaanOfSanaag
Reason he went there is properly becos ina aw musa and president Ismaciil omar are beefing over Somcable.

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 1:15 pm
by kaliil
theyuusuf143 wrote: Thu Sep 05, 2019 2:50 am Djibouti waa xaafad kamida Somaliland. Kama duwana isago gebiley tegay.
Beryahan somaliland ayaa noqotay xaafad ka mid ah jabuuti.muuse farta ayaa loogu yeedhaa oo kolba waxbaa lasoo faraa isaguna "yes sir" wax aan ahayn kuma jawaabo.waxan maqlay hadda waxa la faray inuu ogolaado heshiiskii somalia,ethiopia iyo jabuuti kala saxeexdeen e wadada awdal,jabuuti iyo ethiopia isku xidhaysa la dhisayo isaguna wuu ogolaaday ileen ma diidi karee.

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 1:46 pm
by ImamAhmed
Wax somaliland layrahda majirto. Muse bixi iyo farmaja wada hadlaya. Heshis midadaleh ayaan gaadayna.

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 2:42 pm
by theyuusuf143
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 1:15 pm
theyuusuf143 wrote: Thu Sep 05, 2019 2:50 am Djibouti waa xaafad kamida Somaliland. Kama duwana isago gebiley tegay.
Beryahan somaliland ayaa noqotay xaafad ka mid ah jabuuti.muuse farta ayaa loogu yeedhaa oo kolba waxbaa lasoo faraa isaguna "yes sir" wax aan ahayn kuma jawaabo.waxan maqlay hadda waxa la faray inuu ogolaado heshiiskii somalia,ethiopia iyo jabuuti kala saxeexdeen e wadada awdal,jabuuti iyo ethiopia isku xidhaysa la dhisayo isaguna wuu ogolaaday ileen ma diidi karee.
Oo maxaanu u diidayna marka hore wax dani noogu jirto ? Wadadaasi haday jirtaba kuuligaan ku caawinayna ilaahaw muu Jin lacagta bixiyo ama Zoomalia isku sawirto , anagu wadaan u baahanahay.

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 2:45 pm
by SuldaanOfSanaag
Somaliland is a joke

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 4:44 pm
by Jaamacbuuhoodle
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 2:30 am Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?
:lol:

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 4:57 pm
by Jaamacbuuhoodle
Kaligii taliye Ismaaciil Cumar Geele haddana Somcable ino xoog ku qaato buu doonayaa baryahan danbe boobka hantida reer Sheekh Isaxaaq buu bartay lolz .

80% dahabshiil waxaa iska leh Ismaaciil Cumar , Habar Jeclo wali riyadii fiicnayd bay ku nooshahay

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 5:13 pm
by kaliil
ImamAhmed wrote: Thu Sep 05, 2019 1:46 pm Wax somaliland layrahda majirto. Muse bixi iyo farmaja wada hadlaya. Heshis midadaleh ayaan gaadayna.
Khalid yaanu arkin waxad soo qortay.

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 5:15 pm
by kaliil
Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:44 pm
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 2:30 am Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?
:lol:
Mujaahid jaamac miyaanay runtay ahayn :lol:

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Thu Sep 05, 2019 6:45 pm
by mahoka
Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:57 pm Kaligii taliye Ismaaciil Cumar Geele haddana Somcable ino xoog ku qaato buu doonayaa baryahan danbe boobka hantida reer Sheekh Isaxaaq buu bartay lolz .

80% dahabshiil waxaa iska leh Ismaaciil Cumar , Habar Jeclo wali riyadii fiicnayd bay ku nooshahay
Hayaay have hj become poor and destitute like dhulbahante and mareexan? Big shame on beesha hj kkkk

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Fri Sep 06, 2019 1:26 am
by kaliil
Xildhibaan nacnac oo sheegay ina muuse biixi lagu qaaday gaadhi calankii somalia saaranyahay hahaha



Re: Safarka muuse biixi

Posted: Fri Sep 06, 2019 8:36 am
by Jaamacbuuhoodle
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 5:15 pm
Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:44 pm
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 2:30 am Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?
:lol:
Mujaahid jaamac miyaanay runtay ahayn :lol:
Korneyl Kaliil Sxb markuu Muuse Biixi dalka Guinea tagay farxadii ka dhacday Gabiley , ilaa Faratoon baa yaabay :lol:
waxaan mooday Muuse inuu Shirkii madaxda caalamka G8 ka qayb galay .

Re: Safarka muuse biixi

Posted: Fri Sep 06, 2019 9:16 am
by mahoka
Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Sep 06, 2019 8:36 am
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 5:15 pm
Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:44 pm

:lol:
Mujaahid jaamac miyaanay runtay ahayn :lol:
Korneyl Kaliil Sxb markuu Muuse Biixi dalka Guinea tagay farxadii ka dhacday Gabiley , ilaa Faratoon baa yaabay :lol:
waxaan mooday Muuse inuu Shirkii madaxda caalamka G8 ka qayb galay .
One thing is for sure, uneducated biixi still makes the decisions for gaajo yonis and qurjile kkkk


Not even a somalia union will change the dynamics of power in the north lol