BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Moderator: Moderators
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Xiisad ka taagan Kismaayo iyo C/naasir Seeraar iyo Xidig oo qaaday tallaabo cusub
September 16, 2019
Kismaayo (Caasimada Online) – Xiisad colaadeed cusub ayaa ka taagan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland, taasi oo u dhaxeysay saddexda madaxweyne ee isku haysta hoggaanka maamulka Jubaland.
Wararka aan ka heleyno magaalada ayaa sheegaya in siyaasiyiinta Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar, oo sheegtay madaxweynenimada Jubaland, ay magaaladaasi ka wadaan hub urursi iyo qorista ciidamo beeleed daacad u ah.
Abaabulka siyaasiyiintan ayaa yimid kadib hadal uu dhawaan warbaahinta ka sheegay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ahaa in aanu u dulqaadan doonin in Kismaayo ay ku sugnaadaan rag sheeganaya madaxweyne-nimada jubbaland.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Xidig iyo Seeraar kulan ay ku yeesheen Kismaayo ay ku heshiiyeen qodobo ay ka mid yihiin, in mid kasta uu si gooni ah u sameysto ciidamo difaaca. Seeraar oo markii hore ciidan xooggan lahaa ayaa sii kordhiyey qorista ciidamadiisa.
Waxaa sidoo kale heshiiska qeyb ka ah, qodob kale oo sheegaya in haddii midkood ay ciidamada Jubaland ee Axmed Madoobe ka amar qaata ay weerar ku soo qaadaan, ay isu gurmadaan oo ay is caawiyaan.
Xiisaddan cusub ayaa imaneysa ayada oo weli aanay miro-dhalin wada-hadallo u socday ergo matalaysa Axmed Madoobe iyo Seeraar, oo la doonayey in Seeraar lagu qanciyo inuu magaalada isaga baxo.
Caasimada Online
Xafiiska Kismaayo
caasimada@live.com
https://www.caasimada.net/xiisad-ka-taa ... abo-cusub/

Last edited by ReturnOfMariixmaan on Mon Sep 16, 2019 10:08 pm, edited 1 time in total.
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!

Last edited by knet on Mon Sep 16, 2019 10:10 pm, edited 1 time in total.
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Bring it own and than come collect your dead Marehan men off our streets. Thanks!
Marehan fighting for Kismayo is 100% equal to Habar Gidir fighting for Xamar Against the real owners Abagaal and everyone knows how ugly that turned out. Your from Gedo stay your stupid ass there or get killed your choice!
Marehan fighting for Kismayo is 100% equal to Habar Gidir fighting for Xamar Against the real owners Abagaal and everyone knows how ugly that turned out. Your from Gedo stay your stupid ass there or get killed your choice!
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
I can kill you in Kismaayo. And not pay mag. Laangaab baa kuu tahay Jubbaland. I don't care for the opinions of laangaabsknet wrote: Mon Sep 16, 2019 10:10 pm Bring it own and than come collect your dead Marehan men off our streets. Thanks!
Marehan fighting for Kismayo is 100% equal to Habar Gidir fighting for Xamar Against the real owners Abagaal and everyone knows how ugly that turned out. Your from Gedo stay your stupid ass there or get killed your choice!

- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
It is only a matter of time before Madoobe's goons attack them. Sadaam, would you say they have enough ciidan to defend themselves? Seeraar is a warlord and a terrorist like Madoobe and probably has his own goons to call upon but what about Xiddig?ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Sep 16, 2019 10:05 pm Waxaa sidoo kale heshiiska qeyb ka ah, qodob kale oo sheegaya in haddii midkood ay ciidamada Jubaland ee Axmed Madoobe ka amar qaata ay weerar ku soo qaadaan, ay isu gurmadaan oo ay is caawiyaan.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
He has more awood than Blackie. He's ahyl bayt like I am to Gedo. Madoobe's jiffo has only one degmo in Afmadow. While Cawlyahan has Jubada Dhexe in Bu'ale, Sakow, and etc. Ras Kamboni was majority Cawlyahan. They are getting tired of Maxamed Zubeer dominating this long without a fair election. Farmaajo played this well.Turbulence wrote: Mon Sep 16, 2019 10:23 pmIt is only a matter of time before Madoobe's goons attack them. Sadaam, would you say they have enough ciidan to defend themselves? Seeraar is a warlord and a terrorist like Madoobe and probably has his own goons to call upon but what about Xiddig?ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Sep 16, 2019 10:05 pm Waxaa sidoo kale heshiiska qeyb ka ah, qodob kale oo sheegaya in haddii midkood ay ciidamada Jubaland ee Axmed Madoobe ka amar qaata ay weerar ku soo qaadaan, ay isu gurmadaan oo ay is caawiyaan.
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
I am looking forward to this fight Jubbaland is for OGs to defend, Kismayo is Harti city be ready to get fucked over. Please just be men enough not to cry over the Thousands who you have send to their deaths!Turbulence wrote: Mon Sep 16, 2019 10:23 pmIt is only a matter of time before Madoobe's goons attack them. Sadaam, would you say they have enough ciidan to defend themselves? Seeraar is a warlord and a terrorist like Madoobe and probably has his own goons to call upon but what about Xiddig?ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Sep 16, 2019 10:05 pm Waxaa sidoo kale heshiiska qeyb ka ah, qodob kale oo sheegaya in haddii midkood ay ciidamada Jubaland ee Axmed Madoobe ka amar qaata ay weerar ku soo qaadaan, ay isu gurmadaan oo ay is caawiyaan.

- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Gartay. I was under the impression his militia was incorporated into those madoobe commands. We will see what happens I guess. Seeraar does not come across as an easily swayed individual.ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Sep 16, 2019 10:27 pmHe has more awood than Blackie. He's ahyl bayt like I am to Gedo. Madoobe's jiffo has only one degmo in Afmadow. While Cawlyahan has Jubada Dhexe in Bu'ale, Sakow, and etc. Ras Kamboni was majority Cawlyahan. They are getting tired of Maxamed Zubeer dominating this long without a fair election. Farmaajo played this well.Turbulence wrote: Mon Sep 16, 2019 10:23 pmIt is only a matter of time before Madoobe's goons attack them. Sadaam, would you say they have enough ciidan to defend themselves? Seeraar is a warlord and a terrorist like Madoobe and probably has his own goons to call upon but what about Xiddig?ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Sep 16, 2019 10:05 pm Waxaa sidoo kale heshiiska qeyb ka ah, qodob kale oo sheegaya in haddii midkood ay ciidamada Jubaland ee Axmed Madoobe ka amar qaata ay weerar ku soo qaadaan, ay isu gurmadaan oo ay is caawiyaan.
ps. Afmadow waa dhul wardeey. They need to be empowered so they can reclaim their real identity.
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Have Marehan lost hope in Ethiopia claiming the city on their behalf. Come fight as Marehan and own the city bring Habar Girdir from JVA so we can burn you traitors together!
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Marehan claiming Kismayo my dad says that shit makes him fart everytime lol.
- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
Lady Nas, there may be a chance your dad suffers from uncontrollable fart syndrome. He needs to go see a doctor instead of concerning himself with what is happening in Kismaayo. Not even sure what kind of doctor you would need for that. A gastroenterologist perhaps? Maybe even a proctologist?knet wrote: Mon Sep 16, 2019 11:03 pm Marehan claiming Kismayo my dad says that shit makes him fart everytime lol.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
I meant Seraar has awood waa Cawlyahan. He's clan settles from Jubboyinka to Garissa. He's on the same level like Marexaan. But Xiddig is a Maqabuul from Badbadhe.. iska maskiin.Turbulence wrote: Mon Sep 16, 2019 10:57 pmGartay. I was under the impression his militia was incorporated into those madoobe commands. We will see what happens I guess. Seeraar does not come across as an easily swayed individual.ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Sep 16, 2019 10:27 pmHe has more awood than Blackie. He's ahyl bayt like I am to Gedo. Madoobe's jiffo has only one degmo in Afmadow. While Cawlyahan has Jubada Dhexe in Bu'ale, Sakow, and etc. Ras Kamboni was majority Cawlyahan. They are getting tired of Maxamed Zubeer dominating this long without a fair election. Farmaajo played this well.Turbulence wrote: Mon Sep 16, 2019 10:23 pm
It is only a matter of time before Madoobe's goons attack them. Sadaam, would you say they have enough ciidan to defend themselves? Seeraar is a warlord and a terrorist like Madoobe and probably has his own goons to call upon but what about Xiddig?
ps. Afmadow waa dhul wardeey. They need to be empowered so they can reclaim their real identity.
The Jubbaland forces has broken on clan lines amongst Ogaden. Farmaajo played the divide and conquer game well. Waa nin an cadi ahayn

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
In 24 hrs we'll all be wondering what the fuss was about.
Clearly some folk have mad Kismayo disease....even the Palestinians don't make as much noise over Jerusalem as these jva wannabes.
Clearly some folk have mad Kismayo disease....even the Palestinians don't make as much noise over Jerusalem as these jva wannabes.

- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
I'm not JVA. I'm Jubbaland Ahyl Bayt. You're a guest. I'm degaan. Know your place.original dervish wrote: Mon Sep 16, 2019 11:27 pm In 24 hrs we'll all be wondering what the fuss was about.
Clearly some folk have mad Kismayo disease....even the Palestinians don't make as much noise over Jerusalem as these jva wannabes.![]()

Re: BREAKING: Kismaayo on the brink of war btw Xiddig & Seraar vs Ahmed Madoobe!!!
When I expose the ilkoyar for their deep rooted animosity and cuqdad.
They cry foul and try to character assasinate me or any Absame member that speaks against it.
Just look at how these mooriyaans are celebrating.
When Huraale was being kicked from Kismaayo where was boonta reer xassan?

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 794 Views
-
Last post by SadSayyid
-
- 81 Replies
- 6038 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 3 Replies
- 3392 Views
-
Last post by SANDIEGUY
-
- 11 Replies
- 994 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 3 Replies
- 552 Views
-
Last post by noer
-
- 6 Replies
- 1025 Views
-
Last post by quark
-
- 12 Replies
- 1209 Views
-
Last post by Caytame
-
- 13 Replies
- 1311 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 360 Views
-
Last post by DawladSade