20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by theyuusuf143 »

Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by theyuusuf143 »

farxantdv
Posts: 103
Joined: Fri Apr 27, 2018 5:11 am

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by farxantdv »

mashallah,in the future more projects must be started,i bet we can do alot with the land,is there a site which landers can contribute money for developement
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by cheifaqilbari »

Hormar wa laso daweynya yusuf jamac waalow. 20 mn wa lacag badn ganacsda Somaliland waxa loo bahye in warshada ku daraan. :sland: :sland:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by X.Playa »

and how far this will benefit the rest of the country?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by kaliil »

X.Playa wrote: Sat Nov 02, 2019 12:23 pm and how far this will benefit the rest of the country?
Hadaan hargeysa dukaan ka furto yuusuf wuxu odhanayaa somaliland way duushay oo kaliil baa hargeysa dukaan ka furtay.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by Nomand »

what is the storage capacity? that is the achilles heal of solar energy.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sat Nov 02, 2019 1:15 pm
X.Playa wrote: Sat Nov 02, 2019 12:23 pm and how far this will benefit the rest of the country?
Hadaan hargeysa dukaan ka furto yuusuf wuxu odhanayaa somaliland way duushay oo kaliil baa hargeysa dukaan ka furtay.
Who lives the rest the country ? The project is implemented by sacad muuse private company , not the government. Kaliilaw adigu xitaa hammi aad derkad ku dhisato malihid iska dhaaf dukaane. Nin aaminsan in meesha lagu kala qaxaya waxba ma dhisto. Adigoo still ku hamiyaya in la qaxo baa fooqyo lagaa dul taaganahaya .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

Kaliilaw adigu xitaa hammi aad derkad ku dhisato malihid iska dhaaf dukaane. Nin aaminsan in meesha lagu kala qaxaya waxba ma dhisto. Adigoo still ku hamiyaya in la qaxo baa fooqyo lagaa dul taaganahaya .
[/quote]

Anigu hargeysa hanti waan ku leeyahay oo 2 guri iyo jagooyin baan ku leeyahay.shicibkaa magaalada dhistay oo dhinac walba way u fiday laakiin dawlad baan jirin oo magaalada waxa loo nacayaa wado xumo,qashin iyo biyo la'aan.

Sompower iyadoo laga cabanayo baan maqli jiray oo shirkad dhiig miirato ah baan moodi jiray laakiin sanadkan markaan tegey korontadooda baan isticmaali jiray oo aad bay u qiimo jabnaayeen shirkadaha kale marka loo eego.telesom iyo shirkado kale inay sompower la tartamaan waa loo diiday oo meelo badan oo shaqo ka wadeen baa shaqadii laga joojiyay.tartanka ganacsigu waa inuu xor ahaado,haddii cid gaara meesha kooto loogu xidho oo tartan jirin markay doonaan bay qiimaha kordhinayaan oo wixii rabaan dadka qasab kaga dhigayaan.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Nov 03, 2019 7:51 am [quote=theyuusuf143

Kaliilaw adigu xitaa hammi aad derkad ku dhisato malihid iska dhaaf dukaane. Nin aaminsan in meesha lagu kala qaxaya waxba ma dhisto. Adigoo still ku hamiyaya in la qaxo baa fooqyo lagaa dul taaganahaya .
Anigu hargeysa hanti waan ku leeyahay oo 2 guri iyo jagooyin baan ku leeyahay.shicibkaa magaalada dhistay oo dhinac walba way u fiday laakiin dawlad baan jirin oo magaalada waxa loo nacayaa wado xumo,qashin iyo biyo la'aan.
[/quote]

Beenta iska dhaaf , Nina meeluu guri ku leeyahay burbur keeda kama shaqeeyo. Laga yaabaa in qoyskiinu guryo ku leeyahiin ama xitaa naagtadu hagbada wax ka dhisatay. laakiin waan ku dhaaran karaa inaanad adigu lacag aad Soo shaqaysatay waxba ku dhisin. Hargeisa waxad u taqaan meel reer kiina lagu gumaysto oo dulmi lagugu hayo. Miyaad weliga aragtay maxbuus qol ka iibsada jeelka. Hargeisa adigu jeel baad u taqaan xoog lagugu haysto. Suurta galna maaha inaad wax ka dhisato meel aad aaminsantahay inay sii dumayso sidii markii Titanic. :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

Beenta iska dhaaf , Nina meeluu guri ku leeyahay burbur keeda kama shaqeeyo. Laga yaabaa in qoyskiinu guryo ku leeyahiin ama xitaa naagtadu hagbada wax ka dhisatay. laakiin waan ku dhaaran karaa inaanad adigu lacag aad Soo shaqaysatay waxba ku dhisin. Hargeisa waxad u taqaan meel reer kiina lagu gumaysto oo dulmi lagugu hayo. Miyaad weliga aragtay maxbuus qol ka iibsada jeelka. Hargeisa adigu jeel baad u taqaan xoog lagugu haysto. Suurta galna maaha inaad wax ka dhisato meel aad aaminsantahay inay sii dumayso sidii markii Titanic. :lol:
[/quote]

Walaahay 2 guri baan ku leeyahay hargeysa iyo jago banaan.mid anigaa keligay iibsaday ka kalena aniga iyo xaaskayga ayaa wada dhisanay.reerkayagu hargeysa aad bay u degenyihiin oo magaalada cidi nagama xigto laakiin shuqulka jeegaantu wado baanu diidanay.caare xiitaa guri buu ku leeyahay hargeysa oo xaas iyo caruur baa u degen iyo aabihii iyo walaaladii.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by theyuusuf143 »

Aan kuugu celiyo midh baanad ku lahayn niyaw ee gabadha waxeeda ha sheegan. Maadaa waxbaba ku yeelan kara waxad aaminsan tahay in muuse kaa qaadaye. Xitaa hadii cashuur lagu waydiiyo waxad u haysata in sacad muuse ku baadayo. Markaa property kumaba yeelan kartid hargeisa , it's against what you stand for.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by theyuusuf143 »

Dble
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 20 million dollar solar project implemented in hargeisa

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Sun Nov 03, 2019 9:40 am Aan kuugu celiyo midh baanad ku lahayn niyaw ee gabadha waxeeda ha sheegan. Maadaa waxbaba ku yeelan kara waxad aaminsan tahay in muuse kaa qaadaye. Xitaa hadii cashuur lagu waydiiyo waxad u haysata in sacad muuse ku baadayo. Markaa property kumaba yeelan kartid hargeisa , it's against what you stand for.
Rumayso ama ha rumaysan laakiin 2 guri baan hargeysa ku leeyahay.muuse oo meesha qabsan baan guryaha dhistayna.muuse galbeedka hargeysa ayuu shicibka guryaha iyo baloodhada ka qaataa laakiin xagayaga cidna kama qaadi karo :lol: .sacad muuse ayaa qaylinaya oo fartayadii baanu eednay leh markii baloodhaadii lagu qabsaday. Anigu 20 sano ayaan shaqaysanayay oo hanti iyo lacag waan leeyahay. Caydh ma qaato.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”