Qofka bina Adamka ah marka xishoodku ka tago ee iimaanku diyaarad ka raaco uma fikiri karo sida dadka caadiga ah.
Wixiisu waa gar-jajac iyo indho adayg bal eega siduu uga hadlayey commission ka doorashada waqtigii Daahir Riyaale

Moderator: Moderators
Ninkii riyo raac weliba gudoomiyaha commission ka baa laga dhigay. Ninkaagii kaliil na waa baqayaa oo ilaa hada halku jihaadi lahaa dalxiis buuba u tagaa hargeisa isagoo weliba visa ku gala hargeisa. Maxaa idiin talo ah muuse biixi inuu idinka caqli xunyahay waa cadaystee .Timiro1999 wrote: Sat Nov 30, 2019 6:54 am Muuse shaani xaalkiisu tolow ma isyeel-yeelbaa mise waa ka bes.
Qofka bina Adamka ah marka xishoodku ka tago ee iimaanku diyaarad ka raaco uma fikiri karo sida dadka caadiga ah.
Wixiisu waa gar-jajac iyo indho adayg bal eega siduu uga hadlayey commission ka doorashada waqtigii Daahir Riyaale![]()

Goormad duminaysa oo aan kaa qornaa ? Laba sano baad sidaa lahayd ilaa hada waxba kaama hayno dhirbaaxadii handaraab na way kugu socota , weliba maalinba mid tii hore ka daran buu kugu dhufta. Saakadan wuxu gunnada ka jaray asxaabta , riyo raacna gudoomiyaha commission kuu ka dhigay si aan doorashaba u dhicin .kaliil wrote: Sat Nov 30, 2019 10:38 am Caaqil muuse wuxu rabaa inuu meesha dumiyo,anaguna waanu la dumin.
Lacagtii iyo mashaariicdii lasiin jiray baa lagasoo handaraabay kadib ayuu isaguna cadhadii kula dhacay waddani iyo ucid oo lacagtii yarayde gunnada ahayd ka jaray.dhowaan xayiraad xaga safarka ah baa la saarayaa.inuu lacagta xisbiyada ka jaro waan ku taageersanahay,weliba inuu cirro iyo faysal xidho baan rabaa si loo kala baxo.theyuusuf143 wrote: Sat Nov 30, 2019 11:43 amGoormad duminaysa oo aan kaa qornaa ? Laba sano baad sidaa lahayd ilaa hada waxba kaama hayno dhirbaaxadii handaraab na way kugu socota , weliba maalinba mid tii hore ka daran buu kugu dhufta. Saakadan wuxu gunnada ka jaray asxaabta , riyo raacna gudoomiyaha commission kuu ka dhigay si aan doorashaba u dhicin .kaliil wrote: Sat Nov 30, 2019 10:38 am Caaqil muuse wuxu rabaa inuu meesha dumiyo,anaguna waanu la dumin.
Dumi! dowladaada aad oodweyne ka disanaysid daqaala aad madaxtooyo ka disatid baan idin sadaqaynkaliil wrote: Sat Nov 30, 2019 10:38 am Caaqil muuse wuxu rabaa inuu meesha dumiyo,anaguna waanu la dumin.
kaliil wrote: Sat Nov 30, 2019 1:51 pmLacagtii iyo mashaariicdii lasiin jiray baa lagasoo handaraabay kadib ayuu isaguna cadhadii kula dhacay waddani iyo ucid oo lacagtii yarayde gunnada ahayd ka jaray.dhowaan xayiraad xaga safarka ah baa la saarayaa.inuu lacagta xisbiyada ka jaro waan ku taageersanahay,weliba inuu cirro iyo faysal xidho baan rabaa si loo kala baxo.theyuusuf143 wrote: Sat Nov 30, 2019 11:43 amGoormad duminaysa oo aan kaa qornaa ? Laba sano baad sidaa lahayd ilaa hada waxba kaama hayno dhirbaaxadii handaraab na way kugu socota , weliba maalinba mid tii hore ka daran buu kugu dhufta. Saakadan wuxu gunnada ka jaray asxaabta , riyo raacna gudoomiyaha commission kuu ka dhigay si aan doorashaba u dhicin .kaliil wrote: Sat Nov 30, 2019 10:38 am Caaqil muuse wuxu rabaa inuu meesha dumiyo,anaguna waanu la dumin.
Dhismaha tiyaaterka hargeysa ayaanu madaxtooyo u bedelaynaa intaanu cumar caydiid lacagtiisa u celino.barlamaankana xaafada masalaha madaarka agtiisa ayaa laga dhisayaa.hadii lacag nasiinaysaan ma diidayno.kaliil wrote: Sat Nov 30, 2019 11:52 pm [quote=AwBarkhadle
Dumi! dowladaada aad oodweyne ka disanaysid daqaala aad madaxtooyo ka disatid baan idin sadaqayn