Page 1 of 1

Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Fri Jan 24, 2020 12:53 pm
by kaliil

Re: Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Mon Jan 27, 2020 2:16 am
by theyuusuf143
Maalmahan niyaw yaa kuu duceeyey , waxad Soo barbaraysa inaad positive ka share garaysid.

Re: Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Mon Jan 27, 2020 3:16 am
by kaliil
theyuusuf143 wrote: Mon Jan 27, 2020 2:16 am Maalmahan niyaw yaa kuu duceeyey , waxad Soo barbaraysa inaad positive ka share garaysid.
:lol:

Maalmahan waxan isku deyayaa inaan muxaafid noqdo.

Heestan ku mirqaan

Re: Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Mon Jan 27, 2020 9:46 am
by theyuusuf143
Markad labada isbarbar dhigto. Caafimad ahaan iyamad il iskaga garatay markad muraayada green ka ah xidhato iyo markay wax walba abaar kuugu muuqdaan. :lol:

Re: Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Wed Jan 29, 2020 9:03 am
by kaliil
theyuusuf143 wrote: Mon Jan 27, 2020 9:46 am Markad labada isbarbar dhigto. Caafimad ahaan iyamad il iskaga garatay markad muraayada green ka ah xidhato iyo markay wax walba abaar kuugu muuqdaan. :lol:
Markaan is barbar dhigo labada,muraayada cagaarga ayaa caafimaadka u fiican.adigu adigu weligaa marna muraayada cagaarka marna ma bixisay?

Re: Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Wed Jan 29, 2020 11:19 am
by theyuusuf143
kaliil wrote: Wed Jan 29, 2020 9:03 am
theyuusuf143 wrote: Mon Jan 27, 2020 9:46 am Markad labada isbarbar dhigto. Caafimad ahaan iyamad il iskaga garatay markad muraayada green ka ah xidhato iyo markay wax walba abaar kuugu muuqdaan. :lol:
Markaan is barbar dhigo labada,muraayada cagaarga ayaa caafimaadka u fiican.adigu adigu weligaa marna muraayada cagaarka marna ma bixisay?
Weligay ma bixin. I have always been muxaafid.

Re: Wadada hargeysa iyo burco

Posted: Wed Jan 29, 2020 11:27 am
by kaliil
theyuusuf143 wrote: Wed Jan 29, 2020 11:19 am

:up: