Page 1 of 1

PM Kheyre Receives 45 Million From World Bank

Posted: Fri Mar 06, 2020 6:22 am
by Murax
Promises it will be spent widely :up:




Ra'iisal Wasaare Kheyre'' 45 Million oo dollar ayuu Bankiga Aduunka ugu deeqay Dowladda Soomaaliyeed




Jimco, Maarso, 06, 2020 (HOL)-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ka qeybgalay munaasabad xalay ka dhacday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in Bankiga Aduunka ugu deeqay dowladda Soomaaliya lacag dhan 45 million oo dollar


Ra'iisal Wasaaraha ayaa sheegay in lacagtan ka timid Bankiga Aduunka Dowladda soomaaliya u adeegsan doonto arrimo ay kamid yihiin,horumarinta Arrimahaa Bulshada iyo in lagu dhiso kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Kheyre ayaa ku tilmaamay deeqdan ka timid Bankiga Aduunka dadaal ay dowladda Soomaaliya ku bixisay sidii loo soo gaari lahaa halka maanta la taagan yahay, madaama ayuu yiri ay ku dadaashay sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa deynta lagu leeyahay.

'' Labo sano ka ka hor bulshada Soomaaliyeed waxaan u sheegay la geli doono xilli Barwaaqo ah, waana ay bilaabatay Barwaaqadii la sugayay'' ayuu hadalkiis sii raaciyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore ku cel celisay in inta badan Soomaaliya laga dhaafay deymihii lagu lahaa kaddib kulamo is daba joog ah oo mas'uuliyiinta dowladdu la qaateen dowladdaha iyo hay'addaha ay arintani quseyso.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiiraan.com

Re: PM Kheyre Receives 45 Million From World Bank

Posted: Fri Mar 06, 2020 6:36 am
by Rifaad
Tremendous Achievement By N&N :som: :up:

Re: PM Kheyre Receives 45 Million From World Bank

Posted: Fri Mar 06, 2020 7:22 am
by Voltage
Damn that is a lot. Two years ago it was half the yearly budget

Re: PM Kheyre Receives 45 Million From World Bank

Posted: Fri Mar 06, 2020 10:09 am
by Turbulence
Is it a loan or a grant?