Page 1 of 1

Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Sun Mar 15, 2020 2:49 pm
by Murax
Nothing but admiration for this guy. 30 years old and commander of the Somali Armed Forces! Keep an eye out for him as he clearly has President in his future. He easily could have fell for the qabiil calls from Cali Mahdi, Shariif, etc. but he ordered their private SNA detail back defying their pressure. If Somalia had more people like him meel waa gaari lahayn. :som:

Odowaa oo amray in lasoo xareeyo askarta haya shaqooyinka ilaalada gaarka ah
March 15, 2020
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka, Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa amar ku bixiyey in lasoo xareeyo ciidamada haya “shaqooyinka leexsan” ama ilaalada u ah shaqsiyaadka gaarka ah.

Warqad 14-kii bishan kasoo baxday Odowaa ayaa dhamaan qeybaha kala duwan ee talisyada ciidanka xoogga dalka lagu faray in ay soo xareeyaan dhamaan ciidamada taliskan uga maqan ‘shaqooyinka leexsan’ maadaama sida lagu sheegay warqadda ay taliska ciidanka xoogga dalka hor taallo shaqa adag.

“Dhamaan taliyaasha XDS, taliyaasha qeybaha XDS, taliyaasha kulyadaha iyo dugsiyada tababarka XDS iyo taliyaasha colalka madaxa banaan XDS, waxaa la farayaa laga bilaabo 14-03-2020, in ay si degdeg ah u soo xareeyaan istaafyada ciidanka XDS ee shaqo leexsan ku maqan, maadaama taliska ciidanka xoogga dalka ay horyaalaan shaqooyin adag si ay u gutaan xilka iyo waajibaadka ka saran difaaca qaranka” ayaa lagu yiri warqadda.

“Sidaas darteed dhamaan meelaha ay warqadani ku socoto waxaa lagu adkeynayaa in ay xaqiijiyaan fulinta amarka kor ku xusan”.

Ugu dambeyntii warqadan kasoo baxday taliska guud ee ciidanka xoogga dalka ayaa lagu yiri, “Qeybtii aan sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo xareynin askarta uga maqan ‘shaqo leexsan’ waxaa laga qaadi doonaa tallaabo ku haboon oo sharciga waafaqsan”.

Amarkan ayaa imanaya dhowr maalmood un kadib markii ay Caasimada Online ay qortay inay dood culus ka taagneyd amar lagu bixiyay in ciidanka ilaalada ah laga qaado madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Dooddan ayaa u dhaxeysay xubno ka tirsan xafiisyada madaxweynaha iyo iyo taliyaha ciidamada Xoogga General Odawaa Yuusuf Raage, sida ay xog ku heshay Caasimada Online.

General Odawaa ayaa ka biyo diidanaa in ilaalada laga qaado madaxweynayaashii hore ee dalka, isaga oo ciidankii hore ilaalada ugu ahaa madaxweynayaashii hore ku qoray Taliska Guud taas oo ka hor tagaysa in la badalo, waxaana Odawaa ku qabsaday Madaxweynaha.

More in Home

Odowaa oo amray in lasoo xareeyo askarta haya shaqooyinka ilaalada gaarka ah

NISA oo war cusub kasoo saartay ‘khilaafka’ Al-Shabaab iyo ‘gadood’ laga sameeyey Muqdisho

Gaari ambalaas ah oo lagu qarxiyey duleedka Gaarisa iyo dhowr qof oo ku dhintay

Al-Shabaab oo toban sano kadib faarujiyay Janaale

Daacish oo mintidiinteeda Yurub siisay amar yaab leh oo la xiriira Coronavirus
Si kastaba, ma cadda waxa hadda iska beddelay diidmadii Odowaa, iyo sida amarka cusub ee uu soo saaray uu u saameynayo labada madaxweyne.

Dowladda Soomaaliya ayaa damacsan tiro yar oo ciidan cusub ah u qorto madaxdii hore sida hore min laba askari loogu reebay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya oo ilaa hadda muujinaya walaac iyo cabsi xoog leh.

Villa Somalia ayaa cadaadis dhanka amaanka ah saartay dhamaan mucaaradka waxayna ka reebtay ciidankii ilaalada u ahaa halka qaarkoodna aad looga yareeyay tirada ciidanka ilaaliya taas oo abuurtay xaalad cabsi ah oo aad u ballaaran.

Hoos ka aqriso qoraalka Odowaa

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Sun Mar 15, 2020 3:20 pm
by AbkoowDhiblaawe
Allow nin aan waxba ogeyn ha cadaabin.

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Sun Mar 15, 2020 3:26 pm
by Murax
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Mar 15, 2020 3:20 pm Allow nin aan waxba ogeyn ha cadaabin.
Amiin Rabiyo

War ninyaho brabagaandoday aan iska watee maxaa iga rabtaa :lol:

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Sun Mar 15, 2020 3:35 pm
by Samatalis249
If that was true hawiye are truly the donkey they get insulted as being. If Farmajo suggested that there should be a motion placed against him. If he tries to use force than a military coup.

Posted: Sun Mar 15, 2020 7:19 pm
by vinshom
Samatalis249 wrote: Sun Mar 15, 2020 3:35 pm If that was true hawiye are truly the donkey they get insulted as being. If Farmajo suggested that there should be a motion placed against him. If he tries to use force than a military coup.
Don't worry this is the beginning of civil war. I hope either Hassan sheeka or Sharif killed.

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Sun Mar 15, 2020 10:04 pm
by Murax
vinshom wrote: Sun Mar 15, 2020 7:19 pm
Samatalis249 wrote: Sun Mar 15, 2020 3:35 pm If that was true hawiye are truly the donkey they get insulted as being. If Farmajo suggested that there should be a motion placed against him. If he tries to use force than a military coup.
Don't worry this is the beginning of civil war. I hope either Hassan sheeka or Sharif killed.

Audhubillah. This is why they say Somali diaspora are the sick clannists not the other way around. Bal kaale if you feel this strongly why not go there and fight for ‘Mudulood’? Maxaa meesha la taagantahay weli?

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Mon Mar 16, 2020 2:45 am
by AbkoowDhiblaawe
Shariifka n HSM are several steps ahead. They met Isloow Ducaale before they went to Turkey and got license for staff independent of dowladda, technicals and weapons.

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Mon Mar 16, 2020 3:22 am
by Voltage
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Mar 16, 2020 2:45 am Shariifka n HSM are several steps ahead. They met Isloow Ducaale before they went to Turkey and got license for staff independent of dowladda, technicals and weapons.
This is the problem I have with these opposition people (not you personally)---it's the same reason someone else got so resentful and passive aggressive.

1. You are dumb as hell
2. Or you are gullible as hell
3. If neither you are desperate

Someone is dumb to believe Farmaajo as the President of the nation would be so petty and craven to play politics with the security of his predecessors especially considering he sure isn't a King and is going to be in their place as a civilian sooner or later.

Someone is gullible as hell to believe the COMMANDER OF THE ARMED FORCES, specifically of a new mentality and generation precisely picked on those merits and privy to th exhausting and delicate security reform his institution is undergoing would play little tribal militia leader.

And someone gotta be desperate as hell to come up with this crack pot Isloow quirk predicated on nothing other than Islow is the other high ranking Abgaal gov member currently. Uh, desperate as hell because its predicated on a falsity (farmajo play games...) and it is meant to save face from the disappointment of the Odawaa rumour

Just stop. This subject is finished.

Re: Gen Odowaa Orders All SNA In Mogadishu On Other Assignments Back To Military Camps

Posted: Mon Mar 16, 2020 4:13 am
by AbkoowDhiblaawe
Voltage wrote: Mon Mar 16, 2020 3:22 am
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Mar 16, 2020 2:45 am Shariifka n HSM are several steps ahead. They met Isloow Ducaale before they went to Turkey and got license for staff independent of dowladda, technicals and weapons.
This is the problem I have with these opposition people (not you personally)---it's the same reason someone else got so resentful and passive aggressive.

1. You are dumb as hell
2. Or you are gullible as hell
3. If neither you are desperate

Someone is dumb to believe Farmaajo as the President of the nation would be so petty and craven to play politics with the security of his predecessors especially considering he sure isn't a King and is going to be in their place as a civilian sooner or later.

Someone is gullible as hell to believe the COMMANDER OF THE ARMED FORCES, specifically of a new mentality and generation precisely picked on those merits and privy to th exhausting and delicate security reform his institution is undergoing would play little tribal militia leader.

And someone gotta be desperate as hell to come up with this crack pot Isloow quirk predicated on nothing other than Islow is the other high ranking Abgaal gov member currently. Uh, desperate as hell because its predicated on a falsity (farmajo play games...) and it is meant to save face from the disappointment of the Odawaa rumour

Just stop. This subject is finished.
Farmaajo is indeed playing games. I speak to Xamar regularly heck my grandfather is part of the guddi organizing the next mudulood conference. I don't have time arguing with a guy from Seattle who's never been to Somalia. Call it false or not. I don't care the situation on ground is completley different.

Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa xalay soo saaray amar lagu joojinayo dhamaan shaqooyinka leexsan oo ay qabtaan ciidamada Xoogga dalka, oo macnaheedu yahay inaysan ilaalo u noqon karin shaqsiyaad kale.

Amarkaan ayaa si toos ah u saameyn doono dhamaan mas’uuliyiintii hore ee dalka oo ay ugu horeeyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Caasimada Online ayaa heshay qaar kamid ah dadka uu go’aankaan saameyn doono oo dhamaantood xilal sare ka soo qabtay dalka waxaana masuuliyiintaasi kamid ah.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo shalay un dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii ka horeeyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadda ka maqan dalka kuna sugan Turkiga.Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo xilka iska casilay sanadkii 2018, kadib khilaaf soo kala dhax-galay isaga iyo Xukuumadda.Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ku sugan Muqdisho saaxiib dhowna la ah madaxda talada heysa.Dhamaan taliyaashii hore ee ciidamada Xoogga iyo kuwa booliska ee ku sugan dalka, waxaana kamid ah Gen. Indha-qarshe, Abaanduulihii hore ee ciidamada xoogga dalka General Gacma-duule, General Qaafow, General Gorod, General Caanood, General Buud, General Gorod iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale dadka amarkaan ciidankooda ku weyn doona waxaa kamid ah taliyaashii hore ee ciidamada Badda Admiral Ufurow iyo Admiral Faarax Qare.

Shaqsiyaadkaan iyo kuwa kale oo la isku dhaho VIP ama shaqsiyaadka muhiimka ayaa amarkaan ku weyn doona ciidankii ilaalada u ahaa waxaana durba soo wajahay cabsi xoog leh.

Dadk badan ayaa arintaan u arka cadaadis iyo halis lagu gelinayo amaanka dad muhiim u ah qarankaan oo soo shaqeeyay Xili adag, waxaana madaxda dowladda Soomaaliya loogu baaqay in ay si deg deg ah u joojiyay amarkaan.

https://www.caasimada.net/magacyada-mas ... ay-odowaa/