Page 1 of 1

AUN Abdi Tahliil

Posted: Sun Jun 07, 2020 3:46 pm
by gobdoon
Nin fiican oo wadani ah bu aha oo dalka u halagamay, lkn xaqi iyo ixtiramki mudna ma heli, waxa la yiri 2000 asago ka qaybgelayo shirka somalida Jabouti ba lagu so boodey oocudurka stroke ku dhacay, ilahay waxu somaliya u qabtay iyo sida uu dalka iyo Dadka u jecla Janada ha ugu abaal gudo

Re: AUN Abdi Tahliil

Posted: Sun Jun 07, 2020 4:09 pm
by paperino
gobdoon wrote: Sun Jun 07, 2020 3:46 pm Nin fiican oo wadani ah bu aha oo dalka u halagamay, lkn xaqi iyo ixtiramki mudna ma heli, waxa la yiri 2000 asago ka qaybgelayo shirka somalida Jabouti ba lagu so boodey oocudurka stroke ku dhacay, ilahay waxu somaliya u qabtay iyo sida uu dalka iyo Dadka u jecla Janada ha ugu abaal gudo
AUN. Muxuu halgan soo qabtay?