i predicted Farmaajo losing his mandate in june LoL!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

i predicted Farmaajo losing his mandate in june LoL!

Post by sahal80 »

Things that led Farmaajo dramatically succumbing to pressure.

im well known for talking about the Khilaf between him end Kheyre they have this catholic marriage look now they r together in Djibouti. we dont need to talk about them again and again but i can summarize Kheyre philosophy as we either go to hell together or stay together.

maadama la isku tanaasuliwaayay doontuna labadooda qaadin waxay bilaabeen in si sir ah ay ayaga isku furfuraan(deconstruction) arintaan oo keentay in kheyre oo ahaa ninka xukuumada maamulayay gacantana ku hayay Galmudug iyo Hirshabelle iyo amniga banaadir uu ooda ka rogo!


take example for waare retweeing for Kheyre this :lol:


waxaa xariga goostey gudoomiyihii aqalka sare waxaa ku raacay waare xataa galmudug oo iska dhigaysa ama la dhoho waa hungurigii ugu danbeeyay ee HG ku jiray inay khilaafka iyo kheyre ka dhex qaraabtaan waxay dhaheen angaa gogosha dhigayna dawlada iyo maamulgoboleedyada waxaa kaloo jiray in xiligan uu farmaajo taleefan ku waalay hassan sheekh oo lataliyaashiisa HG dhaheen war la hadal ninka!

hassan sheekh waa ka qabtey ugu danbayn taleefankii laakin wuxuu ku yiri kulama kulmi karo ilaa aad ogolaatid saamileyda inay kaa la shaqeeyaan waxa dhiman oo ku iclaamisid shir jaraaid

sidoo kale fahad yasin ayaa apologise ka siiyay abdirahman abdishakuur weerarkii loo geestay hada ka hor

Khamiistii la soo dhaafay ayaa waxaa baaqdey shirkii golaha wasiirada oo lagu taageeri rabay barnaamijka "tubta siyaasada loo dgsnyahay" oo wasiirka gudaha loo xilsaarey ayaa waxaa la sgeegay in lagu aqoonsan rabay JL si madoobe ugu soo qaybgalo shirka la hadal hayo laakin Farmaajo is hortaagey kulankii asagoo wasiiro qaar ah kula heshiiyay inaysan ka qayb galin sida mahdi guuleed kheyrena wuxuu ogolaadey inuu dib u dhigo ileen siyaasidiisa maaha isku dhac lagu kala tagayo ee waa furfurida farmaajo intuu miciyo la,aan ka noqonayo kadibna isa sharaxo waa qodobka uu hada farmaajo ku sheegayo bayaankan madobe lagu aqoonsadey maxaa soo dadajiyay? waxaa soo wacay james swan oo uu taleefanka ku damiyay arintaan oo keentay inay fahad kala hadlaan oo uu aad u dhageysto waana soo dhameeyay!

Cabdi hashi ayaa markale ku dhawaaqay gudi culus ooy ku jiraan faroole jurile iyo Fartaag inay heshiisiiyaan dawlada iyo FMSk!


finally my prediction has came to pass.

arintaan ayuu farmaajo ka hormarayaa sidii caano daatey dabadaa la qabtaa!





"hadii farmaajo diido june kadib manadeka waa laga qaadayaa waxaa looga talin xalane so kheyre is doing face saving for N&N"
my response to Sultanorder i hope he reads :lol:
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=400281
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”