our USC legacy. Intaan airportka xamar hasanay 1991-1993 waxaan ka kiraynay UNka waxaan qaadanay dhamaan qandaraasyada sida baabuurta oo sacuudiga adeerkey Mahamuud Cabdi Gaab ka keeni jiray, askarta waardiyeeya dhamaan shaqaalaha sidoo kale lacagta diyaaradaha aan ka qaadan jirnay. waxaa joogay sanbaloolshe oo tarjumaan u ahaa kadibna u soo raaci doona UNka Nairobi markey ka baxeen somalia saas uu af ingiriiska ku bartey ilaa uu noqdey la taliyaha walad cabdalle asaga iyo CCC meeshaas ay isku barteen wuxuu tabay inuu easiir ka dhigo laakin cumar xaashi aa hiiraan gacanta ku hayay waa u sicin waysay ilaa dilkiisii markaasuu badalay wasiirka amniga kadib oxford scholarshipna waa siiyeen 2010
waxaa joogay waare oo red cross ta halkaas ka helay madama tolkiis meesha loo marayay. Nimankaan waxay u keeneen cadaankii ugaas Khaliif oo u soo jeediyay in airporka loo soo raro bariga bal fiiri meesha ay germany ka dhiseen sawirka number 4 oo waa very strategic and safe. 3 waa highwayga oo buuraha hoos mara. buurihiina maaha wabigiina maaha. waxaa jiray biyo ku soo leexan jiray oo hada laga xiray oo waxay u baahantahay bas in gudaha laga dhiso si roobka u saameyn taasoo bilaabanaysaa ilaa bisha august inshallah
wallahi USC kumaanan qasaarin waayo hiiraan aan wax walbe keenay 1994kiina waa isaga baxnay intaas lee dagaalada ku jirnay. hada markeey noqotay federalism iyo nin walbe gobolkiisa baladweyne already had UNSOM office and all UN agencies arinta wabigana sanadkii hore xoogaa waa la xakameeyay laakin sanadkaan inshallah meel baa la saari.
waagaan hawadlaha pakistan waxay ugu yeeri jireen "pakistan Samatalis" HG waxaan isku dhacnay markeey laa yeen martideena kkkk notice wuxuu leeyahay in practice hawadle were closer to Abgaal bc we were indopendent therefore allowing both HG and Abgaal to use the airport.
https://books.google.co.uk/books?id=TQD ... UN&f=false
Number 4 airport location
UNOSOM Facebook group. beautiful video i can see buundoweyn bridge.
reconnaissance flight
https://m.facebook.com/groups/266710896 ... 41795&_rdr
1993 baledweyne (UNOSOM videos)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: 1993 baledweyne (UNOSOM videos)
Last edited by sahal80 on Wed Jun 24, 2020 12:34 am, edited 1 time in total.
Re: 1993 baledweyne (UNOSOM videos)
airport
https://m.facebook.com/groups/266710896 ... n__=%2AW-R
i dont wanna talk about the negative side like italy who destroyed our weapons in lamagalaay and canada who killed our youth but germany was great. here they r building the airport they built bridges as well 30:00 ugas khalif Hawadle clan at 36:00

Re: 1993 baledweyne (UNOSOM videos)
1993 same time Ugaas khalif.
djibouti rebuilt it abit in 2015 and then UNSOM by 2018-2019
UNSOM
this is how it looks like now. soon there will be modern one. look 2:7 darbiga biyaha ka celinaya
djibouti rebuilt it abit in 2015 and then UNSOM by 2018-2019
UNSOM
this is how it looks like now. soon there will be modern one. look 2:7 darbiga biyaha ka celinaya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 569 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 5 Replies
- 687 Views
-
Last post by paperino
-
- 4 Replies
- 653 Views
-
Last post by Cadeey
-
- 32 Replies
- 2920 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 12 Replies
- 1276 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 1 Replies
- 384 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 533 Views
-
Last post by AbuShabab
-
- 10 Replies
- 1224 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 3 Replies
- 581 Views
-
Last post by sahal80
-
- 42 Replies
- 3015 Views
-
Last post by Strategic