Faadumo Dayib : Harvard Graduate for PM

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AbwaanIstakiin
Posts: 76
Joined: Wed Nov 07, 2012 11:10 pm

Faadumo Dayib : Harvard Graduate for PM

Post by AbwaanIstakiin »

:stylin: :som: :som:

1: madaxweynaha markuu arkey karaamadii raisal wasaare kheyre uu la tagay inaan la buuxin karin

2. Madaxweynaha markuu arkey baahidda loo qabo raisal wasaare aqoon wax barasho midda ugu sareyso leh oo gaarsiin karo dalka hal qof iyo hal cod.

3. Madaxweyne markuu arkey baahidda loo qabo in laga gudbo dhaqankii hore ee lagu dooran jiray raisal wasaaraha qaran

4. Madaxweynaha asagoo u cadaalad falayo umadda qaybaheeda oo kala duwan dhamaan

Wuxuu u magacaabey Raisal Wasaaraha qaranka soomaaliyeed DR Faadumo Dayib markuu arkey inay kasoo bixi karto jagadan muhiimka ah asagoo magacaabisteeda la kaashadey dhamaan inta xubnaha ka ah dowladda soomaaliyeed, saamileyda siyaasadda iyo inta danaysto..


Nabad iyo Nimco
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Faadumo Dayib : Harvard Graduate for PM

Post by Turbulence »

A Somali female and a western educated one at that should never be allowed to lead Somalia. They are all misandrists and they promote the alphabet community.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”