Waa kaas jalmadii dhuusamareeb2 ee Mooge ugaliyay madixiisa ka bixi waayey!
hada muxuu ka faaidey Farmaajo inqilaabkii sharcidaradii uu ku riday kheyre maadana uu saneeyn waayay qof iyo cod? baarlamaanka waa face saving waa ku qasbanyahay kkk
waxaan dhahay wuxuu ka faaideysanayaa maqnaashaha PL Iyo JL si meelo ka baxsan caasimada loo gaarsiiyo doorashada maamulkiiba 4 meelood kuwa aan amniga aheena meel kale lageeyo. tusaale Jubada dhexe wuxuu geeyn Gedo siduu rabo ama Xamar
labo in lagu saleeyo xisbiyada
sadex in tirada labadiyo waxaa laga dhigay ilaa 300
FMS waa ku guuleesteen inay baarlanaankooda doortaan xubnaha aqalka sare. xubnaha banaadir waxaa dooranaya golaha deegaenka(inside info)
Guuuuuul
"aa markii laga soo tago, ugu danbayn Farmaajo wuxuu hada ku qasbanyahay arin uu ka noqdey markuu macalinkiisa fahad ku yiri hada ku soo laabo Xamar kheyraan tuuraynaaye.
meeshaan iyo meel kalaan ku cadeeyay. wuu ogolyahay in indirect elections laga dhigo balse lagu saleeyo qodobadan
1-in doorashada lagu qabto gobol kaste oo soomaaliyeed ooysan ka dhicin bas caasimo goboleedyada arintaan xeerka doorashooyinka uuba ku sii darsadey oo hada waa la ansixiyay anigana waa taageersanahay intaan Jowhar aadi lahaa in baladweyne la igu doorto. farmaajo waxay siinee xildhibaanada Gedo iyo daaroodka aan mj aheen sida leelkasaha qaab wal inuu meel u leexiyo qaar OG xataa uu ku qoray jubada dhexe oo shabaab heesato sheekada kuraasta la xawilayo sida
qodobkaan waxaa diidan PL iyo JL marka maqnaanshahooda uu ka faaideysan karaa
in la badiyo dadka codeynaya ilaa 1000 per mp si waqtiga loogisii dheereeyo(technical extension) pricekana kor loo qaado si wixii lacag yar meeshaas ku haraan bc they cant afford to pay for 1000 per mp
in xisbi lagu galo oo hadhoow dhici karto inuu la yimaad winner takes all."
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 1#p4984329



