
horta inaan isku daalino ma aheen arinta pmka. social mediaha ka hor iyo professor hassan sheikh ayaan sheegay in Farmaajo pmka dib u dhigtey ilee dhuusamareeb3 laga baxayo asagaana tagay laakin waa ku fashilmay oo Jalmadii Kheyre madaxa u galiyay ee dhuysamareeb2 waa ka bixi waayey oo he gave up on his 1v 1p waalasho. hada PL iyo JL iyo mucaaradka ayaa la rabaa in lagu kabo "oo qodobo meel dhexe " ku sheegay farmaajo la badalo oo laga dhigo parallel process federal iyo state la siman yahay like 2016
hada usbuuc aa k dhiman bishii dastuuriga ee pmka lagu magacaabi lahaa marka aniga waxa aan sheego maaha 100% waa according to my sources listga lahaayo hada waxaa hogaaminaya yar uu dhalley Abdullahi hassan ganeey firimbi AUN ku xigeenkii hore ee duqa muqdishu waa reer jalaf sacad HG
midkalaa jira oo murusade ah oo asaga is buunbuumiya ama warka suuqa gashta marka markaan baaritaan ku sameeyay waxaa la dhahay waa faataadhugle waxaa lahaa hassan bariise la taliyaha saynab horeyna u ahaa saxafi bbc focus on africa iyo tan somaliga .
aniga Abgaal mahaayo sida social meduaha lagu sheegayo listgeygana maaha 100%
HG maamulgoboleed ay leedagay qoorqoor cayaar maaha intuysan dhihin shirka waa firan yahay wuxuu corrupt farmaajo ku wareejiyay $1m marka he is likely inuu pmkna ku darsanayo
Abgaal waxaa raba Fahad yaasiin laakin HG aa cardka galmudug cayaareysa.
https://www.theguardian.com/world/1993/oct/09/usa
https://www.warhistoryonline.com/featur ... -down.html