Page 1 of 1

Kheyre Promises to sell Gaaljecels MPs Seats to Dagoodi when elected as President....

Posted: Wed Oct 14, 2020 10:55 am
by Kees70
Kheyre oo sheegay in 2 xildhibaan-beesha Gaaljecel uu siin-doono Dagoodi


Image
Kheyre oo kulan la qaatay qaar kamida Xildhibanada beesha Dagoodi ee ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa u sheegay in uu labo xildhibaan siin doono beeshaas hadii ay taageeraan musharaxnimadiisa.

Xasan Kheyre oo la weydiiyay meesha uu ka keenayo labada xildhibaan maadaama baalamaanka Soomalaiya uu yahay mid ku dhisan awood qaybsiga 4.5, ayaa sheegay in uu haysto lacag isla markaana uu u isticmaali doono lacagtaanin beesha Gaaljecel laga soo gooyo labo xildhibaan laguna wareejiyo beesha Dagoodi.

Xasan Kheyre ayaa sheegay in uu isticmaali doono lacag uu ku kala iibsan doono beesha Gaaljecel dhexdeeda, isaga oo sidoo kale sheegay in ugaaska beesha iyo ganacasadatada beesha Gaaljecel uu kala tashaday aritaas wax dhib ahna ayan ka qabin qaybintaas.

Mar la weydiiday deegaanka laga yaabo in laga siiyo labada xildhibaan beesha Dagoodi iyada oo laga soo goynayo beesha Gaaljecel ayaa sheegay in hal-kursi uu ka soo goynayo deegaanka Jubbaland midka kalana degaanka Hirshabeele.

Lama hubo sida ay suuragal ku tahay in beesha Gaaljecel oo horay loogu dulmiyay qaybsiga kuraasta Baarlamaanka Fedaraalka looga soo gooyn karo xildhibaano ay ku xisaabtamayaan xiligaan. Beesha Gaaljecel oo degta afar kamida shanta dowlad goboleed ayaa waxa ay hada ku leeyihiin shan xildhibaan baarlamaanka Fedaraalka.

Xasan Kheyre oo aan ka xishoon beensheegida ayaa u muuqda in uu doonayo in uu iska horkeeno labo beelo oo walaalo ah oo uu ka dhaxeeyo dhiig iyo dhaqan. Hadalka ka soo yeeray Kheyre ayaana keeni doonyo in beesha Gaaljecel ay falcelin ka sameyso.



Traitor Kenyan agent Kheyre is stirring the pot once again, as he want to sell and minimise Gaaljecels MPs in Somalia in return he gets support for his Presidency election bid, this snake walahi will do anything for the seat, what a digrace that nacas traitor Kheyre :snoop:

Re: Kheyre Promises to sell Gaaljecels MPs Seats to Dagoodi when elected as President....

Posted: Wed Oct 14, 2020 11:31 am
by ReturnOfMariixmaan
Kees you were right about this loser. Xaal qaado broski.

:wow:

Re: Kheyre Promises to sell Gaaljecels MPs Seats to Dagoodi when elected as President....

Posted: Wed Oct 14, 2020 12:06 pm
by Mk777
Lol that can never happen. We were robbed in 2000 Carta and given 5 seats when clans we are larger were given more. We should of had minimum 10. Muqdisho online is also a dubious source not a reliable site

Re: Kheyre Promises to sell Gaaljecels MPs Seats to Dagoodi when elected as President....

Posted: Wed Oct 14, 2020 1:39 pm
by Kees70
ReturnOfMariixmaan wrote: Wed Oct 14, 2020 11:31 am Kees you were right about this loser. Xaal qaado broski.

:wow:
:up: Shukran bro,

btw we Somalis regardless of our different political discourse, we should never entertain our cadow like Kenya's interest over our homeland Somalia, all traitors in every clan should be hanged for treason as simple as that.

Re: Kheyre Promises to sell Gaaljecels MPs Seats to Dagoodi when elected as President....

Posted: Wed Oct 14, 2020 1:48 pm
by ReturnOfMariixmaan
Kees70 wrote: Wed Oct 14, 2020 1:39 pm
ReturnOfMariixmaan wrote: Wed Oct 14, 2020 11:31 am Kees you were right about this loser. Xaal qaado broski.

:wow:
:up: Shukran bro,

btw we Somalis regardless of our different political discourse, we should never entertain our cadow like Kenya's interest over our homeland Somalia, all traitors in every clan should be hanged for treason as simple as that.


:win:

My guy. This is language I can respect. We'll handle ours. You handle yours! That's the democratic way!!!