Madaxda Somalida iyo wasiirada markey carabta tagaan waxaa la dajiyaa hotelo ay yaalaan alaab sharax ah iyo dhar iyo lacago loogu talo galay incase duruuf ku dhacdo laakin meesha dhan waa xaaqaan horey wax walbe boorsooyinka ugu ritaan waa la la yaabay kuwaan maa wasiiro ah
bal nimankaan tuugada ah oo boqolaal kun oo $$$ mooshino ku helay ayaa dadkooda qarashka isbitaalka ka bixin la ama daawo ay isku masawiraan gadan la, sababtaa tuugsiga ay u moodaan inuu xaq ay soo dhiciyeen yahay.
xiisadii turkida u qoondeeysay masaakiintii laga sugayay inay ayaga u adeegaan ay ka boobayaan
امرأة بالف رجل naag ku nin u dhiganta

